“Anigu Salaadiintii Xamar tagi jirtayna ma ihi, Raggii Xamar tagi jirayna waa la yaqaanaa..” Suldaan Xiiray
Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Suldaan Yuusuf Xiiray, ayaa sharaxaad ka bixiyay mawqifkiisa wada hadalka Somaliland iyo Somalia kadib markii buuq ka dhashay hadallo uu hore u yidhi oo ku saabsan inuu soo dhawaynayo qorshe la sheegay in Turkigu wada hadalkii Somaliland iyo Somalia ugu bedelay madaxdhaqameedka Somalia iyo Somaliland inay ka wada hadlaan arrimaha labada dhinac. Suldaan Xiiray ayaa…
