Hargaysa Iyo gunaanadka kulan lagu faaqiday dhibaatada Dhaqaale, Dhaqan Iyo Caafimaad ee QAADKU ku hayo Bulshada

    Hargeysa, 25November, 2015-(SDN/QJ):- Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa, ayaa  lagu soo gunaanaday Kulan muddo toddobaad ah socday, kaas oo dadweynaha lagaga wacyi-gelinayey dhibaatada Caafimaad, Dhaqaale iyo dhaqan ee uu Geedka Qaadku ku hayo Shacabka Somaliland. Kulankan oo gabobadiisii ay ka qayb-galeen Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, Wasiiru-dawladaha Wasaaradda Shaqada iyo…

    Read More

      Maareeyaha Xafiiska Samofalka oo ka hadashay in Kuwait ay Joojinayso Mashruucii Xarunta Agoomaha oo Dhawaan Lagu Mudaharaaday DAAWO

      Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maareeyaha xafiiska Samafalka Marwo Aamina M axamuud Diiriye oo shir jaraa’id ku qabatay xafiiskeeda ayaa ka hadashay arimo ku saabsan xerada lagu xanaaneeyo Agoomaha ee bariga Magaalada hargaysa oo dhawaan Mudaharaad ka Dhacay. Dhismahaasi oo dhawaan ay hirgalisay dawladda wadanka Kuwait ayaa mareeyaha samofalka ,marwo amina maxamuud diiriye ay tilmaantay in…

      Read More

        Ganacsato Soomaaliyeed oo Sadexdii Caano Maal ee u danbeeyay siyaabo kala duwan loogu dilay K/Africa

        K.Africa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Saddex qof oo ah ganacsato Soomaliyeed ah, ayaa la soo sheegayaa  in lagu dilay dalka qatarta badan ee Koofur Africa. Ganacsataan Soomaalida ah, ayaa waxaa goobahooda ganacsi , ku weeraray kooxo hubeysan, iyadoo weeraradaasina ay dhaawacyo ka soo gaareen shan qof oo Soomaali ah. Saddexda marxuum ee la kharajiyay, ayaa magacyadooda…

        Read More

          Dawlada Waddanka Sweden oo Si rasmi ah u joojisay qaxootiga Soomaalida Iyo Qodobo dabar u Noqda Qaxoontiga oo ay Shaacisay

          Sweden 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dowlada Sweden ayaa xalay soo bandhigtay sharciyo cusub oo aad loogu xadidayo tirada qaxootiga wadanka soo galaysa, iyadoo ay dowladu si weyn wax uga badashay sharciga soo galootiga. Isbedalaan cusub oo qabanaya guud ahaan soo galootiga ayaa si qaas ah Soomaalida saameyn weyn ugu yeelan doona. Isbedalada dowlada ay soo bandhigtay…

          Read More

            Madaxweynaha Bolivia oo dalkiisa ka manuucay inay Yuhuuddu ku galaan Baasaabboorka Israa’iil

            Sucre, 25November, 2015-(SDN/QJ):-  Madaxweynaha waddanka Bolivia Evo Morales, ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa’iil ay tahay dalka argaggixiso ah oo dhibaato kawadda marinka Gaza ee dhulka Reer Falastiin. Morales ayaa xusay in wixii hadda ka dambeeyey ay dadka Israa’iiliyiinta ah ee booqanaya Bolivia looga baahan yahay inay fiiso dalbadaan, isgaoo xusay in la jabiyay heshiis…

            Read More

              ‘’Anigu Cudurka Fardaha gala kama gubo Dameeraha..’’ Cali Guray Oo Ka Hadlay Khilaafka Hogaanka Ucid

              Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay in khilaafka Ucid ku kooban yahay Guddoomiye Faysal iyo musharax Jamaal Cali Xuseen. wuxuu sheegay in sharciga xisbigu saari karo khilaafka, balse aan cid kale loo doonayn. Guddoomiye Cali Guray ayaa Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebook u dhignaa…

              Read More

                Qunsulka Turkiga Somaliland u Fadhiya oo Kulan Kula Yeeshay Hargaysa Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Somaliland

                Hargaysa 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa kulan la yeeshay qunsulka guud ee dalka Turkiga u fadhiya magaalada Hargaysa, Muzaffer Yüksel. Warbaahinta  ayaa heshay sawiro qayb ka ah kulankaasi dhexmaray salaadiinta Somaliland qaar ka mid ah iyo qunsulka guud ee dalka Turkiga u fadhiya magaalada Hargaysa eee caasimada Somaliland Mr Muzaffer Yüksel….

                Read More

                  Qumbacashada Ucid,Damaca Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye,Iscasilaadda Cabdirashiid, Jawaabta Faysal Iyo Wadhafka Jamaal

                  Burco 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- “Oktoobar waxa bilaabmay afduubkii xisbiga Kulmiye oo laba weji ahaa, kii hore wuu soo dhamaaday, kii labaadna waa kan Faysal Cali Waraabe loo…” In kasta oo maalmihii u danbeeyay-ba ay iska soo daba dhacayeen wararka sheegaya in garabkii is bahaystay ee xisbiga kulmiye ku biirayaan xisbiga mucaaradka ah ee ucid,  ayaa waxaa…

                  Read More

                    Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedayay Inay iyadu Dabada Ka Riixayso Wadahadalada Turkiga DAAWO

                    Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) oo masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda u soo jeediyay in la ixtiraamo xeerarka u yaalla dalka,isagoo ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo qorshihii warbaahintu baahisay ee sheegayay inuu Turkigu wado . Boobe Yuusuf Ducaale,waxa uu fariin u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde iyo…

                    Read More

                      Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuq-Maasuq lagu eedeyay Xubno ka Tirsan Xukuumaddiisa

                      Nairobi,24Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay khudbad dheer oga jeediyay shacabka, Taleefishinka Qaranka Kenya; ayaa fariin adag u diray dadka ku kaco musuq-maasuqa oo uu sheegay iney la kulmi doonaan ciqaab adag. khudbaddiisa ayuu ku xusay in musuqa Kenya hareeyay uu halis ku yahay amaanka, uuna keeni karo curiyaamin dhaqaale, Eex, Hanti lunsasho iyo Laaluush…

                      Read More

                        “Madaxweyne Ismaaciil C.Geelle Wuxuu Rabaa Inuu Yeedhiyo Cidda Somaliland Madaxweyne U Noqonaysa, Hargeysaba Telefoonka Jabuuti….”

                        Hargaysa 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- Amintu waa cawa darran. kala gedoonka la haybsanayo sida lagu gaadhayo dheddada iyo ceeryaamaddu inay wax ka bedeli iyo in kale mooyi. Waqtiyo adagi horay u soo mareen degelkan, misana werwerka waqtigu wuu ka xoog badanyay wixii hore.   25 sano kadib maanta Maandeeq waxay u egtahay mid si fudud u…

                        Read More

                          ‘’Cidagale iyo Habar-yoonis Intay Iska Dileen Dhulbahante Intuu Soo Jiray Iskama Dilin..’’ Cali Khaliif Gallaydh

                          Nairobi,24Nov,2015(QJ/SDN)- Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa  tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado beelaha Sanaag bari iyo Sool. Cali Khaliif oo aqoon yahannimo lagu tuhmayay sidoo kalena…

                          Read More

                            Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Dagaal Oo Ruushku Leeyahay DAAWO

                            Ankara,24Nov,2015(QJ/SDN)-Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya. Saraakiil militeri o Turki aha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda. Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku dhacdey gudaha…

                            Read More

                              Budhcad Badeedii Soomaalida Oo Dib Usoo Laabtay Ka Dib Kalluumeysiga Sharci Darrrada Ah Oo Kordhay

                              Garowe,24Nov,2015(QJ/SDN)-Budhcad Badeeda Soomaalida ayaa afduubtay Markab laga leeyahay dalka Iiraan kaas oo ay saarnaayeen illaa 15 shaqaale. Wasiirka arrimaha Badda iyo la dagaalanka Budhcadbadeeda Maamulka Puntland ayaa u xaqiijiyay Wakaaladda Wararka ee Reuters in Budhcad badeeda xeebaha Waqooyi ee Eyl ay ka  afduubteen Markabkaasi. Budhcadbadeeda ayaa la rumeysan yahay in illaa iyo iminka ay gacanta…

                              Read More

                                Warbixin Maqal iyo Muuqaal ah oo Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka ee G.Wakiiladu soo Bandhigayaan Iyo Siraha qarsoon ee Bedka ay soo dhigayaan

                                Hargaysa 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Maalinta Beri Ah Kusoo Bandhigi Doona Hotalka Maansoor Warbixintii Ugu Miisaanka Cuslayd Abid Gudi hoosaadka ilalainta iyo dabagalka hantida qaranka oo ka mid ah 10 gudi hoosaad ee uu koobsado golaha wakilada Somaliland. Waxa maalinta beri ah lafilayaa inay kusoo bandhigaah magaalada…

                                Read More

                                  Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa U Diray Digniin Dhanka Amniga Ah

                                  Washington,24Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniino dhanka safarka ah oo ay u jeedineyso muwaadiniinteeda taas oo uu Mareykanku sheegay in uu ugu jawaabayo Khataro xagga amniga ah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay xog ku heshay in Ururrada Daacish , Al-qaacida, Boko Haram iyo ururo kale oo ay doonayaan in  weeraro ay…

                                  Read More