Weerarro Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Woqooyi Bari Dalka Suuriya

    Xasakah.31Dec,2015(QJ/SDN)-Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro ka dhacay waqooyi Bari wadanka Suuriya. Wararka ka imaanaya gobolka Xasakah ayaa sheegaya in weerarkii ugu horreeyay lagu qaaday goob ay ka socdeen dabaaldegyada sanadka cusub oo ay dhiganayeen kooxo calmaaniyiin ah. Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qaraxyo lala helay makhaayado lagu cunteeyo oo kuyaal magaalada Alqaamishli…

    Read More

      Ururka Al-shabaab Oo Meel Fagaare Ah Siyaabo Kala Duwan Ugu Dilay Shan Ruux Oo Lagu Eedeeyay Jaajuusnimo {DHAGEYSO}

      Saakow,31Dec,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa maanta shan ruux oo ay sheegtay inay jawaasiis ahaayeen ku dishay fagaare ku yaalla degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Afar ka mid ah eedeysanayaashan ayaa lagu toogtay fagaaraha oo ay boqolaal qof joogeen halka midkii shanaadka la gowracay. Garsooraha Maxkamadda Al-shabaab ayaa xukunka ku riday dadka la dilay ayaa fagaaraha ka sheegay…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay U Debbaal-degga Sannadka Cusub Ee Miilaadiga

        Hargeysa,31Dec,2015(QJ/SDN)-Xukuumada somaliland ayaa si adag uga digtay xafladaha iyo debbaal-degyada loo sameeyo curashada sanadka cusub ee miilaadiga. Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa ka hadlay xafladaha la sameeyo iyo debbaal-degyada sanadka cusub ee miilaadiga isaga oo sheegay inay ka hor imanayaan diinta suuban ee islaamka ‘’ Bismillaahi raxmaani…

        Read More

          Madaxweynaha JSL Mudane Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay Curashada Caawa ee Sannadka Cusub 2016-ka

          Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2016-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibeddaba. Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed, Madaxweynuhu waxa uu Hambalyo iyo Salaanba u dirayaa dhammaanba Shaqaalaha kala…

          Read More

            Gudoomiyaha Gobolka Gebiley oo Xisbiga Waddani Marti uga ah inay Gobolnimada Gebilay Aqoonsadaan DAAWO

            Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa sheegay in aan ilaa hada Gobolka uu Xilkiisa hayo ee Gebilay aanu lahayn Aqoonsi Sharci oo ka soo Fulay Golayaasha Sharci dejinta Somaliland. Gudoomiye Mustafe Shiine Waxa uu Sheegay in Gobolkan lagu dhawaaqay Xiligii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Hogaaminta dalka…

            Read More

              Curashada Sannadka Cusub ee 2016 Iyo Dhambaalka Gudoomiye Muuse Biixi

              Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga iyo taageerayaasha xisbiga waxa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan ummaddaha kala duwan ee dunida ku nool, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland curashada sannadka cusub ee 2016 ee taariikhda Miilaadiga oo kowsanaya saqda dhexe…

              Read More

                Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Shucuubta Caalamka Ku Hambalyeeyey Curashada Sanadka Cusub Ee Miilaadiga 2016

                Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magacisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI, wuxuu hambalyo Iyo Duco U Dirayaa Dhamaanba Shacabka weynaha reer Somaliland Meelkasto oo ay Joogaan iyo Guud ahaanba shucuubta aduun weynaha, Curashada…

                Read More

                  Xisbiga UCID oo soo gabagabeyey khilaafkiisii Iyo Safar Gobolada Bari Ah oo la Qorsheeyey iyo Musharaxa iyo Gudomiyaha oo si fiican u wada shaqeynayn uga dhaxayso

                  Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday  in la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiyaha xisbigaasi. Musharax Jamaal waxa uu sheegay in guud ahaan la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu fariin u diray…

                  Read More

                    Doodii u Xisaha Badnayd ee Sanadkan2015 ee ugu danbaysay oo dhexmartay Sadexda Xisbi Qaran maxaa kala qabsaday Ucid iyo Wadani Daawasho Wacan

                    london31Dec15(SDN/QJ)Doodii u Xisaha Badnayd ee Sanadkan2015 ee ugu danbaysay oo dhexmartay Sadexda Xisbi Qaran Ucid , Wadani iyo Kulmiye maxaa kala qabsaday Ucid iyo Wadani baraamijkan oo logu talagalay Dareenka Shacabka Labada xubnood ee Wadani iyo Ucid oo baraamijkii laga jaray qaybo ka mida . halkan ka daawo  

                    Read More

                      Kaydka Taariikhiga ah ee Idaacadda Radio Hargaysa oo Maanta Helay Qalab uu Mudo dheer u Fadhiyey DAAWO

                      Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Agaasimaha guud ee wasaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Md Maxamed cilmi aadan (Ilkacase) ayaa maanta ka gudoomay Shirkadda Personal computer qalab  ay ugu deeqday hay’adda UNESCO qalabkaas oo lagu bedelayo kaydkii qadiimka ahaa ee radio hargaysa. Qalabkan oo Idaacada Radio Hargaysa ay Baahi u qabtay Maadaama ay Haysato Kaydka ugu Taariikhda…

                      Read More

                        Iran denies allegation of Shiite missionary in Somalia

                        Iran’s Foreign Ministry spokesman Hossein Jaber Ansari MOGADISHU — Iran has denied allegations by Somalia’s government that it sent ‘secret’ missionaries to Somalia to convert locals to the Shiite doctrine. The development comes one week after Somalia’s security forces arrested two Iranians who were accused of ‘spreading’ the Shiite doctrine in Mogadishu, a development which…

                        Read More

                          Ganacsade Yaasiin Guuleed Qaraami oo Magaalada Burco ka wada Olole lagaga soo hor jeedo Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada Siilaanyo

                          Burco 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Ganacsade Yaasiin Guuleed Qaraami oo ka mid ah Ganacsatada Somaliland ee Shiidaalka Gaar ahaan Gobolka Togdheer ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Waxa uu ka waday Magaalada Burco olole ka dhan ah Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ganacsade Yaasiin Qaraami oo…

                          Read More

                            MADAXWEYNAHA SOMALIA:‘’Nickolas Kay Waxa Uu Dadaal Badan Geliyay Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya’’

                            Muqdisho,31Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystay Mr. Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee xoghayaha guud ee QM ee arrimaha Soomaaliya. “Anigoo ku hadlaya magaca Qaranka Soomaaliyeed, waxaan Nicholas Kay uga mahad-celinayaa hawshii uu dalka ka qabtay muddadii labadii sanno iyo badhka ahayd. Waxaa isagoo aan marna ka…

                            Read More

                              Sannadka Maanta Dhamaaday ee 2015 Muxuu Somaliland Ku Sagootiyey? Iyo Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog idiin Diyaarisay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Maantoo Khamiis ah Dhamaaday Sannadkii 2015, Waa Sanad Saamayn Culus ku lahaa Saaxada Siyaasada Somaliland,Waa Sannad Khilaafaad Sharci uu dalka ka dhacay,Waa Sannad uu Hakad ku Yimid Wada hadaladii u Dhexeeyay Somaliland Iyo Somalia . Shabakada Qurbejoog.com  Waxay halkan Idiinku soo Gudbinaysaa Barnaamij Gaar ah oo ay idiinka Diyaarisay…

                              Read More

                                Wefti ka Socda Somaliland oo Kooxda Khaatumo Maanta Wada Hadal kula Yeelanaya Deegaan ka Tirsan Gobolka Saraar

                                Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Wefti Balaadhan oo ka Socda Xukuumada Somaliland ayaa Goor dhawayd u Kicitimay Xarunta Gobolka Saraar ee Caynabo. Weftigan Wasiiradda oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane Cali Maxamed Warrancade, oo ay ku wehelinayaan xubno Wasiiro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi…

                                Read More

                                  Aragtida Siciid Suluub ee Xilka Loo Magacaabay Ambassador Cawil Cali Ducaale iyo Waxa uga Meel yaal Hadii Isaga la Magacaabo

                                  Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hawlalha Guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed oo haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko xilkii uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Amasadoor Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo ay yihiin saaxiibo isku dheer, isla markaana Xukuumaddii hore ka wada tirsanaa, waxa kale…

                                  Read More

                                    Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka Shiraya Go’aamo Somaliland ka soo Saartay Isu Socodka Labada dal

                                    Muqdisho 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Golaha wasiirada ee dawladda Somaliya ayaa maanta ka shiraya go’aanka ay dawladda Somaliland toddobaadkan ka soo saartay isu socodka Somaliland iyo Somaliya, kaas oo lagu sameeyay wax ka bedel balaadhan. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in shirka golaha wasiirada dawladda Somaliya la filayo in maanta lagaga hadlo go’aanka ay…

                                    Read More

                                      Dawladaha Masar,Itoobiya Iyo Suudaan oo ku Heshiiyey dhamaystirka Dhaamka Biyo Xidheenka Itoobiya

                                      Addis Ababa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Kulankii ka socday Khartuum ee u dhaxeeyey Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan ayaa laga soo saaray heshiis horleh oo la xidhiidha  Biyo-Xidheenka Itoobiya dhiseyso. Khilaaf xoogan ayaa soo dhexgalay sadexdan wadan oo isku afgaran waayey qeybsiga biyaha wabiga Nile, kadib markii Masar iyo Sudan ay sheegeen…

                                      Read More