Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maanta Magacaabay Gudida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Qaran u Metelaysa Xisbigooda
Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Magacaabay Xubnaha Xisbigaasi u Metelaya Hawl galka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaaciyeen in Labada Todobaad ee ugu Horeeya Bisha Beri Bilaabmaysa ee Kowaad 2016 inay ka Bilaabayaan Gobolka Togdheer. Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa…
