Sheekh Maxamed Idris oo ku baaqay joojinta colaadda Gaalkacyo,Tilmaana ka Bixiyey in Diinteenu ka soo Horjeedo daadinta Dhiiga Bulshada DAAWO

    Muqdisho 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan ee magaalada ku nool. Hoos ka daawo farriinta muuqaalka ahi ee uu Sheekha ka soo saaray colaadda Gaalkacyo.

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ballan qaad nabadeed ka helay Maamulka Galmudug

      Gaalkacyo, 01.Dec .2015 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudanen Cumar Cabdirashiid Sharmke iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo howlo nabadeyn ah u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ballan qaadyo iyo aqbalaad nabadeed ka helay dhanka maamulka Galmudug, waxaana lagu wadaa inuu kulan la qaato hogaanka Puntland si loo guda galo xalinta…

      Read More

        “Xeerka Ganacsiga Baananka Dalka Ayaa u Baahan In Hore Loo Socdo Ayaa La Rabaa” Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud

        Hargeysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland,  ayaa u soo jeediyay mudanayaasha golahaasi inay ansixiyaan xeerka baananka ganacsiga oo ku jira ajandaha kal-fadhiga 29-aad ee toddobaadkan furmay. Xildhibaan Xaamud oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in xeerka baananka ganacsigu  muhiimad  u leeyahay…

        Read More

          Gaalkacyo Iyo Dareenka Soo Dhawayneed ee Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Xili ay Dagaalo Culusi ka dhaceen SAWIRO

          Gaalkacyo 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa Shalay Galab lagu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Weftiga ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Dawladda Jubba-Land Axmed Maxamed Islaan,Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Jubba-Land Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag , Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah kakala…

          Read More

            Magaalada Beledweyn Iyo Haweenay Loo Xidhay Markii Lagu Eedeeyay Inay Sumaysay Ninkeedii

            Beledweyne 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ciidanka booliska degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xabsiga u taxaabay haweeney lagu eedeeyay inay sumeysay ninkeedii, kaas oo u dhintay sunta. Taliyaha saldhigga galbeed ee Beledweyne, Cabdiqaadir Maxamed Axmed, ayaa warbaahinta u sheegay in haweeneyda ay seygeeda siisay caano sumeysan. Wararka ayaa sheegaya in haweeneyda ay dhowr jeer oo hore ka…

            Read More

              Madaxweynaha Koonfur Galbeed Iyo Kan Galmudug Oo Kulmay iyo arrimaha ay ka wada hadleen

              Gaalkacyo 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula yeeshay magaalada Gaalkacyo madaxwaynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed. Kaasoo ay uga wada-hadleen daminta colaadda u dhexeysa maamullada Puntland iyo Galmudug ee ka taagan Gaalkacyo. Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa kulanka ka sheegay in maamulkiisa uu…

              Read More