Shir-weynaha Qaran Ee Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Muqdisho Ka Dhacay iyo Dhalinyarada Daljoogta Ah Oo Ka Qaylisay

    Muqdisho,18Dec,2015(QJ/SDN)-Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir la sheegay in uu yahay shir-weynaha qaranka dhallinyaradda Soomaaliyeed. Waxaa ka qayb-galaya dhallinyarro ka timid gobollada dalka iyo kuwo matalaya dhallinyaradda Soomaalida ah ee ku nool dalalka dibadda,waxuuna ka furmay xarunta ciidammada cirka ee Afisiyooni. Raysal wasaaraha waxuu u sheegay dhallinyaradda…

    Read More

    Berbera: Askarigii Taliyaha Dilay Oo La Xukumay

    Berbera,18Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Berbera, maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirizaaq Maxamed Kheyre oo ka mid ahaa askarta ciidanka Booliiska ee magaalada Berbera, kaddib markii uu shalay si badheedh ah toogasho ugu dilay Berbera taliyihiisii Xiddigle Adam Guuleed Daahir. Guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida…

    Read More

      Maraykanka Oo Ka Hadlay Shirkii Muqdisho Lagu Soo Gabogabeeyay

      Washington,18Dec,2015(QJ/SDN)-Dawladda Maraykanka ayaa bogaadisay shirkii madasha wadatashiga ee  magaalada Muqidisho lagu soo gabagabeeyey, iyada oo warbixin ka soo baxday wasaaradda arrimaha Dibadda lagu amaanay dadaalada la doonayo in lagu gaadho hanaan doorasho oo la isku raacsan yahay, kaas oo dhameystiran, daah furan, isla markaana sharci ku dhisan. Dawladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay qodobadii lagu heshiiyey…

      Read More

        Guddiga doorashooyinka Somaliland oo Sharci-jebin ku kacay & Tirada Goobaha diiwaangelinta oo la shaaciyey

        Hargaysa 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shirkadda ATEA oo Qandaraas ku heshay keenitaanka qalabka diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay hawsha ay wadaan, isla markaana shaacisey tirade qalabka ay keeneen iyo tirada goobaha diiwaangelinta loo qeybin doono ay ka qabsoomayso. Muuqaal shalay Shirkadda ATEA oo laga leeyahay dalka Denmark baahisay, ayaa lagu sheegay tirada qalabka…

        Read More

          Xildhibaan Xaaji Cabdi (Waraabe) oo xaalad Caafimaad loogu Qaaday Dalka Ethopia

          Hargaysa 18.Dec 2015 (SDN/QJ):-Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf oo mudo u jiifay xaalad caafimaad ayaa shalay Gelinkeedii dambe loo qaaday Dalka Ethopia halkaasi oo loogu sameynayo qaliin. Wariye ka tirsan Wargeyska Himilo oo xidhiidh la sameeyay mid ka mida ehelada Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe oo lagu Magacaabo Mahamed Cabdiraxmaan ayaa noo sheegay in Maa  …

          Read More

            Kulan Garnaqsi ah oo dhex Maray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Hal door ka Tirsan Beesha uu ka soo Jeedo Iyo Xalka Khilaafka Xisbigaas oo la is tusay

            Hargaysa 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, iyo haldoorka beesha uu ka soo jeedo ayaa  fooda isku daray shir doceed, kaas oo laga wada hadlaayey xaalka xisbiga UCID,& khilaafka soo labakacleeyey ee xisbiga UCID Mudooyinkii u danbeeyay ka dhex aloosnaa Iyo Weliba sidii loo daaweyn lahaa. Shirkan oo ahaa mid u gaar ah hadloorka…

            Read More

              Madaxwayne ku xigeenka Puntland Iyo Wafdi Lasocda oo gaadhay Magaalada Buuhoodle DAAWO

              Buuhoodle 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wefdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa gaadhay magalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn. Ujeedka socdaalkiisa Buuhoodle oo ay ku weheliyaan xildhibaano baarlamaanka ka tirsan iyo qunsunka Itoobiya ee Puntland ayaa salka ku haya geeridii ku timi allaha u naxariistee hooyadiisa Faadumo Xuseen Xayle oo ku dhimatay…

              Read More

                Marwo Faadumo Siciid iyo Wefti ay Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera DAAWO

                Berbera 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wefti miisaan culus ay hoggaaminayso La’taliyaha arrimaha dibadda ee guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid, ayaa si ballaadhan looggu soo dhaweeyey , si’ diiranna looggu qaabilay dulleedka magaalada Berbera. Weftigan ballaadhan oo ay marwo Faadumo Siciid ku wehelinaayeen guddoomiye xigeenka 4aad ee xisbiga WADDANI, xoghayaha arrimaha gudaha, afhayeenka…

                Read More

                  Wasiirka duulista hawada ee Puntland oo ka Hadlay Dhismaha Garoonka Boossaaso iyo Arrimo Kale {DHAGEYS}

                  Garowe 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa Radio Garowe uga waramay dhismaha garoomka Boossaaso waxuuna sheegey wasiirku in garoonka uu haatan maraayo meel gabo gabo ah lana daah furi doono sandka cusub. https://soundcloud.com/garoweonline/wasiirka-duulista-hawada-puntland-oo-arimo-muhiim-ah

                  Read More

                    ” Al-shabaab 2016 Goobaha ay Maamulaan waa laga saarayaa” Wasiirka A.Gudaha Somalia

                    Muqdisho 18.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka hadlayay Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran Ee lagu soo xiray Muqdsho ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado Qorshe Dalka looga saarayo Xarakadda Al-shabaab oo Gacanta loogu dhigayo Goobaha ay hadda Maamulaan Al-shabaab.   C/raxmaan Maxamed  Xuseen ayaa…

                    Read More

                      Xadhiga Gama’diid Waa Xiniinyataabashada Halgamayaasha Sebankan = W/Q: Mufakkir Maxamed Cabdirisaaq Saciid “Samiik”

                      Xadhiga Gama’diid Waa Xiniinyataabashada Halgamayaasha Sebankan  Qore/ Mufakkir: Maxamed Cabdirisaaq Saciid “Samiik” Rabiicul Awwal 7, 1437H = Diseembar 18, 2015M Waxa aan ku bilaabahayaa magaca Allaah; Allahaas oo ay u sugnaatay naxariista guud iyo naxariista gaar. Ilaahayow adiga ayay kuu sugnaatay mahad badan, waxan eegga iyo marar kale ba ahaan doonaa addoon kaaga mahad celiya nimcooyinka badan…

                      Read More

                        Sahil regional Somaliland Special Police Unit Chief Shot Dead

                        BERBERA — Sahil regional Somaliland Special Police Unit (SPU) chief the late Adan Gulied Dahir alias “Talaabo” has been gunned down by a police officer on duty in Berbera’s mian prison on Thursday morning. A ceremony was taking place held during a new police officer assuming responsibility while another police was about transfer power smoothly. The…

                        Read More

                          ‘’Haddaan Ogolaanayo Soomaali In Gobollo Loo Kala Qaybiyo Runbaan Idiin Sheegayaaye Somaliland Baan Iska Joogi Lahaa,..’’ Wasiirka Dekedaha Soomaaliya

                          Hargeysa.17Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka dekedaha iyo Gaadiidka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Nuur Faarax Xirsi ayaa sheegay in aanu caruurtiisii arkin muddo afar sanno ah isla markaana aanu garanayan sababta caruurtiisa loogu diidanyahay in uu u tago. Wasiirka ayaa sheegay in caruurtiisu ay deganyihiin gurigooda oo Magaalada Hargeysa ku yaalla sabab uu uga rarana aanu garanayn, isagoona tilmaamay in…

                          Read More

                            “Uma heysano mucaarad inuu yahay,Dimoqraadiyada ay ku soo arkeen France iyo Brussles ee sida is yaaca, fowdo ayay rabaan” Madaxweyne Geelle oo Weeraray Mucaaridka Jabuuti

                            Jabuuti,17Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku eedeeyay mucaaradka dalkiisa inay dalka u horseedayaan fowdo, isagoo difaacay go’aanka uu mar afaraad isku sharaxayo hoggaanka dalkiisa. Geelle oo maanta BBC-da la hadlay ayaa sheegay in mucaaradka dalkiisa inay doonayaan inay ku dhaqmaan sida mucaaradka kale ee dunida, taasoo ah inay kiciyaan qalalaase dalka dhibaato geliya. “Markaan…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somaliland oo Gurigiisa Ku Booqday Xaaji Cabdi Kariin Xuseen “Cabdi Waraabe” oo Xaalad Caafimaad u Jiifa Iyo Balanqaad uu Sameeyay Iyo Dardaarankii Xaaji Cabdi DAAWO/SAWIRO

                              Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi waraabe) oo xaalad caafimaad u jiifa gurigiisa.   Madaxweynuhu waxa uu si naxariis leh xaajiga u dil istaagay isagoo u duceeyey allena uga baryey inuu caafimaad sareecana siiyo kana dulqaado xanuunka.   Sidoo kale waxa…

                              Read More

                                Taliyihii Ciidanka SPU ee Booliska Gobolka Saaxil oo u Geeriyooday Goor dhawayd Rasaas uu Ku Furay Mid ka Mid ah Askarta uu Xukumayay {DHAGAYSO}

                                Berbera 17.Dec 2015 (SDN/QJ):-Alle haw naxariiste waxa geeriyooday taliyihii ciidanka SPU ee Booliska gobalka Saaxil Marxuum Aadan Guuleed Daahir (Talaabo) oo uu rasaas ku furey mid ka mid ah askartii xalay heeganka kaga jirtay saldhiga Berbera oo ay saaka ka socotay xil wareejin xilka loogu kala wareejinayay laba sarkaal oo Boolis ahi. Askariga oo aan la…

                                Read More

                                  Wasiiradii Hore ee Arrimaha Dibada Mr Biixi,Madaxtooyadda Xirsi Iyo Xildhibaan Kijaandhe oo Safaarada Maraykanka ee Nairobi Martiqaad u fidisay

                                  Hargaysa 17.Dec 2015 (SDN/QJ):- Safaaradda Maraykanka ee Nayroobi ayaa martiqaad rasmi ah u soo dirtay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka xisbiga KULMIYE. Ilo xogagaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in safaaradu martiqaad u soo dirtay saddexdii murashax ee aan ka qayb gelin shirkii KULMIYE iyo wasiirkii hore ee madaxtooyada. Ilahan ayaa…

                                  Read More