Kaalinta Ay Dawladnimadu Ku leedahay Horumarinta Dhaqaalaha
Inta badan marka laga hadlayo wasiilooyinka ama waddooyinka horumarinta dhaqaalaha loo maro way kala duwan yihiin, waxaanay ku kala xidhan yihiin xaaladaha iyo xeeladaha dhaqan dhaqaale ee waddamada iyo meelaha ay ku kala qanisan yihiin, waxaa se la isaga dhaw yahay hadafka ama hiraalka la bar tilmaameedsanayo oo ah in horumar laga sameeyo dhaqaalaha. Hadda…
