EUda iyo Turkiga oo markale isku dayaya inay saxeexaan Heshiiska Qaxootiga oo Muran ka taaganyahay
Brussels, 20,March,2016(SDN/QJ):-Maalintii shalay ayaa magaalada Brussels waxaa ku kulmay Madaxda EU-da iyo Turkiga iyagoo ka hadlay inay dhameystiraan heshiiska xal u helida qaxootiga badan ee ka imaanaya dalka Turkiga. Madaxda dawladaha Midowga Yurub ayaa xalay wakhti danbe ku gaadhay kulankoodii u gaarka ahaa oo ay ku dhameystirayeen qodobada heshiiskan, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo…
