MADAXWEYNAHA SOMALIA: Puntland Waxaan ka Caawinaynaa Dagaallada Ururka Al-shabaab

Muqdisho – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa sheegay in dagaalka Al-shabaab lagula jiro ee ka socda deegaano Puntland ka tirsan uu qayb ka yahay barnaamijka ururkaasi ugu jiro waxyeeleynta shacabka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay Muqdisho, kaddib markii uu ka qayb-galay furit-aanka shir maamullada looga hadlayo, isagoo xusay inay Al-shabaab isku dayeyso inay…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Caleemo Saartay Suldaan Maqaar saar ah isla markaana ku Wiiqaysa Awoodii Saldanada Guud ee Subeer Awal

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay Caleemo Saarka Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Cabdirahman Suldaan Diiriye oo noqonaya Ku simaha Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal. Abaabulka Caleemo Saarka Suldaankan oo Xukuuumadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi dabada ka riixayeen isla markaana ay bixinayeen dhaqaalaha ku baxayay Caleemo saarkan ayaa…

Read More

Dagaal Laba kooxood ku dhex maray Duleedka Magaaladda Oodweyne Iyo Khasaaraha ka Dhashay

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):Wararka hada soo gaadhaya Warbaahinta  ayaa sheegaya in duleedka  magaalada Oodweyne ee xurunta gobolka Daad-madheedh uu ka dhacay iska  iska hor’imaad sababay khasaraha dhimashada hal qof iyo dhaawaca laba kale. Waxaana dagaalkani oo deegaanka Daalaco ee degmada Xaaji Saalax ku dhex maray laba kooxood oo qaad-layaal ah, la sheegay inuu ka dhashay…

Read More

Khasnadii Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Lacag laga jabsaday iyo Booliiska oo baadhaya DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa caddeeyey in Qasnada Wasaaradda la jabsaday isla markaana lagala baxay lacagtii shaqaalaha oo laqu qiyaasay malaayiin shilling Somaliland ah. Wasiir Cadaani oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay ciidanka Danbi baadhistu gacanta ku hayaan kiisksan, waxaanay…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ka Fal Celiyey Eedaymo Musuq Maasuq oo Xildhibaan ka tirsan Golahaasi u Jeediyey Shirgudoonka DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Jawaab ka Bixiyey Eedaymo Musuq Maasuq oo uu Maalintii Shalay Sheegay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo hore u ahaa Gudoomiyaha Gudida dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda.

Read More

Waayaha Nololeed iyo Waayo aragnimada Aqoonta Caafimaadka ay u leedahay Drs Edna Aadan iyo Barnaamijka Xusuus reeb DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Drs Edna Aadan Ismaaciil Waa Shakhsiyaadka aqoonta durugsan u leh arrimaha caafimaadka gaar ahaan xannuunadda ku dhaca hooyadda iyo dhallaanka. Drs Edna Aadan Waxay ka mid ahayd Haweenkii u horeeyay ee Geyiga Somaliyeed ee aqoonta Caafimaadka ku soo bartay dalka Ingiriiska Iyadoo mudo dheerna ka soo shaqaysay Hay’adda Qaramadda Midoobay u…

Read More

“Dastuurka Somaliland ay Ku Qoran Tahay Cida Somalilanderka ah Iyo Cida Kale Dadkeenu Waa Reer Guraa In Dalka Loo Sheegtana Waa Danbi Madaxweyne Ku Xigeenku Arintaasi Raali Galin Ha Ka Bixiyo”…A/Rashiid Xasan Mataan DAAWO.

Boorama 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa Kormeer Shaqo Waxa uu ku Tegay Deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo Sababtay in dad ku dhintaan. Xoghayaha Warfaafinta Waddani ayaa intii uu Kormeerka ku Jiray Waxa uu Taakulo Kooban Gaadhsiiyey dadka…

Read More

Suldaanka Guud ee Gobolka Hawd oo Dhaliil Xoogan u soo Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka Qaranka DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beesha Gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa dhaliil xoogan u jeediyey Komiishanka Doorashooyinka qaranka taas oo la xidhiidha Nidaamka ay Gobolka Hawd uga Hirgalinayeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Wejigeedii Kowaad Shalay soo Xidhmay. “Waa Nin gaadhi Qaboojiye leh iska fuushan, casayrkana cabaaya….Ninkaas circa iyo daruurta eegaaya…

Read More

Wejigii 1aad ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay Gobolka Saaxil,Hawd iyo Gebilay iyo Komiishanka oo Ka hadlay Meelaha ay Ka Soconayso Diiwaangelintu DAAWO

Berbera 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Mid Ah Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Weheliyaan Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmooyinka Gabiley Iyo Balligubadle ayaa ku dhawaaqay inay si habsami ah u dhamaatay wajigii koowaad ee diwaangalinta codbixiyeyaasha oo muddo toddobaad ah ka socotay goobahaasi. Xubno ka socday guddida doorashooyinka qaranka oo kala ah komishaneer Maxamed Jamac…

Read More

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ku sababeeyey Xil ka qaadistiisii mid la Xidhiidha Musuq Maasuq ka Jira Golaha Wakiiladda oo ay Warbixin ka diyaariyeen DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama Oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda Ayaa Ugu Baaqay Shirgudoonka Golahaasi inay iska Casilaan Xilalka ay aqalkaasi ka hayaan,Isagoo sheegay inay ku talaabsadeen Musuq Maasuq iyo Wax is daba marin. Hadalka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama ayaa ka danbeeyay kadib Markii laga qaaday Xilkii Gudoomiyaha Gudida ilaalinta…

Read More

Wasaarada Arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadashay halka ay marayaan  wadahadaladii Somaliland iyo Jabuuti ee ku saabsanaa shaqaaqadii Jasiirada Ceebaad DAAWO/SAWIRO

Jabuti, 20,March,2016(SDN/QJ):- Labada dawladood ee Somaliland iyo jabuti ayaa Shalay si rasmiya uga heshiiyey shaqaaqadii dhinaca ciidamada badda ee todobaadkii hore ku dhexmartay ciidamada somaliland iyo Kuwo Jabuuti.   Shirar badan iyo wada hadal dhan walba ah kadib, waxaa dawlada jabuti qiratay inay ku dagaalantay biyaha somaliland dhexdeeda iyadoo dusha saaratay dilkii askariga iyo bixinta…

Read More

Milicsiga Hal-adagii Marxuun Cigaal Ee Jabuuti Iyo Ka Maaran La’aanta Xukuumadda Maanta DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii horre ee Somaliland alle ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa u duur xulay jabuuti inaanay Somaliland macno wayn ugu fadhiyin, hadalkan ayaa madaxweynaha ka yimi xilli dawladda Jabuuti soo eryaday safiirkii u fadhiyay Somaliland dalka Jabuuti. Alle ha u naxariistii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo arrinta ka xanaaqsan…

Read More

Somaliland: Xanuuno Ka Dhashay Abaaraha Ku Laxaadsaday Awdal Iyo Laba Qof Oo Kale Oo Macaluul u Dhintay

Boorama 20.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),  ayaa xaqiijiyay in laba ruux oo kale   ay   Harraad iyo Gaajo ugu dhinteen degaanka  Fardo-lagu-xidh ee degmada Lughaya ee Gobolka Awdal kadib markii ay abaarta ku dhufatay dalka Somaliland ay kaga baxeen   xoolihii ay ku noolaayeen isla markaana ay waayeen wax ay cunaan. Guddoomiyaha…

Read More

Xaalada Abaarta ka Jirta Gobolka Salal Oo Gaadhay Heer ba’an Oo Dadku Haraad Iyo Gaajo u Dhintaan DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland mudane Axmed Daahir oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa si adag uga hadlay xaalada gobolkaasi iyo heerka abaarta ee ka jirta, waxaanu sheegay in heerka abaartu gaadhay in dadku ay u dhintaan, sidaasi awgeedna waxa uu baaq qaylo dhaan ah u diray dawlada iyo…

Read More

Gudidii Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Ictiraaf raadinta oo Kulankoodii u Horeeyay Hargaysa ku Yeeshay & Arrimaha lagaga hadlay

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Gudida heer qaran ee Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay Ictiraaf Raadinta qaranka JSL ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo uu guddoomiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL Dr. Sacad Cali Shire ayaa ugu horayn gudidu uga mahadceliyeen Madaxweynaha…

Read More

AL-Shabaabta ka dagaalamaysa Puntland oo Afduubay Qoysas Reer Guuraa ah DHAGAYSO

Garowe 20.March 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Alshabaab ee ka Dagaalamaysa deegaanada Maamul Goboleedka Puntland ayaa Qafaashay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan Deegaanka Suuj. Qaar kamid ah dadka deegaanka suuj  oo horay gacanta ugu galay Al-Shabaab ayaa kasoo baxsaday waxaana wararku ay shegayaan in ciidamada Puntland ay u soo galeen. Wararka qaar oo Niskii danbe…

Read More

“25 Sannadood-baynu qaylinaynaa, Cid aynu dhibnay ma jirto, waa maxay waxa la innagu haystaa, waa ayo Cidda aynu ku duulnay , Waa ayo Cidda aynu waxyeelaynaa?” Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siira), ayaa ka hadlay Xaaladaha kala duwan ee Somaliland mareyso, waxaanu Hoggaanka Dalka iyo Dadka jecel horumarka Dalkooda ugu baaqay in la feejignaado. Sheekh Aadan-Siiro ayaa  sheegay in Maraykanka iyo Isreal go’aamiyeen in Dagaal lala galo Islaamiyiinta Suniga ah oo Somaliland ku jirto, sidaa daraadeedna Cidda…

Read More

”Shacabka Puntland waa inay ka qayb qataan Dagaalka Lagula Jiro Al-Shabab ” Sheekh C/raxmaan Qoordheer DHAGAYSO

Garowe 20.March 2016 (SDN/QJ):-Culumada gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay waxay ka hadashay dagaalada dawlada Puntland ay kula jirto Al-Shabaab waxayna shacabka ugu baaqeen inay ka qayb qataan hawlgalada lagula dagaalamayo.   Shiikh Cabdiraxmaan Salaad diire oo kamid ah culumadda gobolka Mudug ayaa sheegay shacabka gobolada Puntland in laga doonayo ka qayb qaadashad shacabka ee…

Read More