Sheeko: Jacaylkii dhicisoobay!!!
Waa galab cedceedu liiqa dhigtay waxaan ka soo toosay hurdo aan kaga raystay hawshii aan maalinta so qabtay ee uu ka kaw ahaa schoolki aan waaga dhigan jiray , dibada ayaan u baxay si aan u soo casariyeeyo .waxay ahayd goor dambe ,waan dagdagaayay si aan goor hore guriga ugu soo baqoolo,oo aan u sii…
