BURUNDI: Mucaaradka oo sheegay in ay si weyn u soo Dhaweynayaan Dhex-dhexaadiyaha Cusub
BUJUNBURA — Mucaaradka dalka Burundi ayaa maanta sheegay inay soo dhaweynayaan Magacaabidii shalay loo magacaabay Madaxweynihii hore ee Tanzania, Benjamin Mkapa inuu noqdo Dhex-dhexaadiyaha Nabadda dalka Burundi, iyadoo Xilka ay u magacaabeen xubnihii ka Qayb-galayay shirkii ururka bulshada Bariga Afrika ee EAC ee Caruusha, Tanzania ka dhacay. Benjamin Mkapa oo 77-jir ah ayaa waxaa xilka…
