Guddoomiyaha Degmada SALLAXLEY Oo Ka Warramay Dabley Hubaysan Oo Rasaas ku furtay

Hargeysa (QJ/SDN) – Duqa degmada Sallaxley Shiine Tahar ayaa sheegay in uu ka badbaaday rasaas ay ku fureen dabley ku sugan Goobta lagu magacaabo Xawaalka Waran-cadde oo ka tirsan degmada Sallaxley xilli uu halkaasi kormeer shaqo ku maraayay. Mudane Shiine iyo wefti la socday oo halkaasi gaadhay maalinkii jimcihii (31,3,2016) la soo dhaafay ayaa sheegay…

Read More

“Gudoomiyaha Ucid Wuu Xannuunsanayaa,Aniga Ma Jiro Xil uu ii Magacaabay Waxaa la igu doortay Shirweynihii 5aad ee Golaha Dhexe” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 02.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid  Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka falceliyey Qoraal uu maanta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku Sheegay inuu ka Qaaday Xilkii Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad. Sida aanu ka soo Xiganay Barta uu Cali Gurey ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook Wuxuu Qoraalkiisu…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xilkii ka qaaday Mujaahid Cali Gurey iyo Saddex Masuul oo kale AKHRI

Hargeysa 2,,April,2016(SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Galabta  xilkii ka qaaday Gudddomiye ku xigeenkii saddexaad ee Xisbigaas mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey). Warsaxaafadeed Maanta kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa lagu sheegay in la badalay Mudane Cali iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbigaas iyadoo sidoo kalena uu…

Read More

Kooxo hubeysan oo Maanta afar qof oo saraakiil ay ku jireen siyaabo kala duwan ugu dilay Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN) – Ugu yaraan Afar qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay maanta magaalada Muqdisho, waxaana dilalkan geystay kooxo hubeysan oo watay gaadiid, iyadoo afarta qof ee la dilay ay qaarkood ahaayeen saraakiil ka tirsanaa Sirdoonka Somalia. Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir baqadii maanta ku dilay laba ruux oo midkood uu…

Read More

Prof Samatar Iyo Dr Maxamed Cabdillaahi Oo Ka Cudur Daartay Ka Mid Ahaanshaha Gudiga Aqoonsi Raadiska

Hargeysa (QJ/SDN) – Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ahaa wasiirkii hore ee khaarajiga, ayaa si rasmi ah uga cudur daartay inay ka mid noqdaan guddiga ictiraaf raadinta Jamhuuriyadda Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay bishii hore. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Prof Samatar iyo Dr. Maxamed, ay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timid La-taliyihisii Gaarka Ahaa

TACSI MADAXWEYNE – 02/04/2016 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargaysa, madaxwaynuhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba. Madaxwaynuhu wuxuu…

Read More

Daawo:- Tartan Orod oo Caalami ah oo markii ugu Horreysay lagu Qabtay Dalka Djibouti

Jabuuti (QJ/SDN) – Tartankaan Oroddo oo Caalami ah oo ay ka Qayb-galeen orod-yahanno ka socday dalal badan oo ka tirsan Qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Yurub ayaa shalay ka dhacay garoonka Guuleed ee xarunta dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Cali Xumud, Ra’iisl Wasaaraha Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed, wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha,…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab ayaa ka billowday Gobollada Dalka

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa xalay sheegay inuu billowday duullaan looga horjeedo Al-shabaab, kaaso uu sheegay inay wadaan ciidamada xoogga Somalia iyo kuwa AMISOM. Xasan Sheekh ayaa hadal uu ka jeediyay kulan lagu qabtay madaxtooyada ka shaaciyay in howlgalladaan ay yihiin kuwo la doonayo in Al-sabaab looga saaro deegaannada ay weli…

Read More

Tobankii Sano ee Lasoo Dhaafay oo Ilaa 100 Soomaali ah Lagu Dilay Canada

Toronto (QJ/SDN) – Tan iyo sanadkii 2005 waxaa dalka Canada siyaabo kala duwan loogu dilay dhallinyaro Soomaaliyeed oo gaadhaya ilaa 100. Badi lama helin oo gacanta laguma soo dhigin dadkii ka dambeeyay dilkooda. Waxaa falal dambiyeedkaas badankoodu ka dhaceen magaalooyinka Calgary, Edmonton iyo kuwo kale sida caasimada Toronto. Qofkii ugu dambeeyay ee maqaadiirtaasi ku habsatay…

Read More