Daawo:- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Xafiiskiisa Kusii Sagootiyay Arday Reer Somaliland Ah Oo Dood Caalami Ah Ka Qayb-galaysa

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdillaahi Maxamed Habbane ayaa maanta xafiiskiisa ku sii sagootiyay arday reer Somaliland ah oo ka qayb-galay tar-tar aqooneed dood caalami ah oo waddamada carabtu ku loolamayaan. Ardaydan oo ka kooban afar arday oo ka kala socda Dugsiyada Blooming iyo Young Muslim Academy, ayaa waxa ay ka…

Read More

Gudidda Anshaxa ee Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Anshax Mariyeen Lix Xubnood oo Waayay Xubin-nimadii Xisbigaas iyo Digniin ay Siiyeen Cali Guray Akhri

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Xisbiga Ucid ayaa lagu Sheegay in la anshax Mariyey Xubno ka Tirsan Madaxda Xisbigaas oo waayay Xubinimadii Xisbigaasi Halka Sidoo kalena Gudida anshaxa ee Xisbiga Ucid ay Sheegeen inay digniin Siiyeen Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray. Qoraalkan oo uu ku…

Read More

Daawo:- Madaxweyne Siilaanyo Oo U Kuurgalay Xaaladda Dadka Abaaraysan Ee Gobollada Galbeedka

Boorama (QJ/SDN) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Madaxweynuhu ayaa subaxnimadii hore u ambabaxay gobolada galbeedka, safarkaas oo ujeedadiisu ahayd sidii madaxweynuhu shacbiga ay saamaysay abaarta liciifisay dadkii reer guuraaga ahaa ama xoolo dhaqatada ahaa ee deegaamadaa galbeedka. socodkii uu madaxweynuhu kaga baxay Hargeysa ayaa ahaa mid ku jihaysnaa degmada qolujeed oo iyagu ahayd goob…

Read More

DHAGEYSO: Deegaanno Ka Tirsan Degmada SALLAXLEY Oo Roobabkii Gu’gu Ka Curteen

Hargeysa (QJ/SDN) – Deegaanada xuduudka Somaliland iyo Itoobiya ku teedsan kana tirsan degamda Sallaxley ayaa wax ka Curtay roobabki gu’ga oo si wayn loogu baahnaa. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in roobku uu helay deegaanada kala ah Kaam-tuug, Warta Aadan Abokor iyo deeganno badan oo ku teedsan xuduudka. Waxaana dadka deegaanadaasi oo u Warramay Shabakadda Qurbejoog ay…

Read More

DHAGEYSO: Magaalada Muqdisho Oo Maanta Salaad Roob-doon ah Laga Tukaday

Muqdisho (QJ/SDN) – Salaad roob doon ah oo alle looga baryay in abaaraha uu xilligan ka dulqaado dadka ayaa maanta lagu tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Munaasabadan salaadda roob doonka lagu tukunayay ayaa waxaa soo ababaushay wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyada oo ay ka qayb galeen boqolaal dadweyne ah…

Read More

Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Magaalada Hargeysa iyo Nawaaxigeeda

Hargeysa (QJ/SDN) – Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxa hadda ka curtay roobabkii gu’ga ee mudada badan la sugaaya, waxaana hadda magaalada ka da’aaya roob dhibco waawayn kaasi oo dad iyo duunyaba lagu diirsaday. Somaliland iyo guud ahaan dhulka soomaalida waxa muddooyinkii danbe si wayn looga dayrinayaaya abaaro baahsan oo dad iyo duunyaaba saameeyay.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Gobollada Galbeedka Somaliland

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland. Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxa lagu sheegay in ay tahay  indho-indhayn ay ku oo  samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen. Dhanka kalena madaxwaynaha ayaa  la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Saaka Kormeer ugu ambo baxaya Gobolada dalka iyo Ujeedadda ka danbaysa

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa la filayaa inay Saaka Socdaal ugu Kicitimaan Gobolada dalka. Warar Shabakada Qurbejoog.com ka heshay ilo wareedyo u dhuun daloola dhaq dhaqaaqa ka socda Qasriga Madaxtooyadda ayaa Sheegaya inuu Madaxweyne Siilaanyo Maalintii Shalay go’aansaday inuu soo Kormeero dadka iyo…

Read More

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Somaliland Qaadhaan Lacageed ugu Deeqday Iyo Gudidii loo soo Igmaday oo Hargaysa soo gaadhay DAAWO

Muqdisho 04.April 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Somalia ayaa deeq lacageed oo gaaraysa hal malyuun oo dollar u dirtay Somaliland si wax looga qabto abaaraha ka jira gobollo ka tirsan Somaliland. RW kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in deeqdani ay tahay mid hor dhac ah. Geesta kale Wafdigii siday deeqda lacageed ee loogu talagaya…

Read More

Majaajilayste Maxamed Siyaaro oo Bedka soo dhigay Xadgudub uu u gaystay Maayarka Caasimada sheegayna inaanu wakhtigan Wax shaqo ah hayn DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Hal abuur Maxamed Mataan Xirsi oo ku Magac dheer “Siyaaro” Isla markaana Caan ku ah Metelaada Codadka Weriyeyaasha ayaa Markii Kowaad soo bandhigay Xadgudubyo uu ka tirsanayo Maayarka Caasimada hargaysa. Mr Siyaaro Waxa uu sheegay inuu mudo dheer ka mid ahaa Hawl wadeenada dhinaca Wacyigelinta ee Dawlada Hoose ee Hargaysa Waxaanu…

Read More

Hargeysa: Ciidammada Ammaanka Oo Caasimadda Ka Ururriyey Sameecado Lagu Baahin Jiray Muxaadarooyin Diiniya & Qof Loo Xidhay Inuu Ku Baahiyey Codka Hoggaamiyihii Hore Ee Al-shabaab

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed…

Read More

“Dadku Waa Isbaheysiyo Ee Haddaynu Hargeysa, Burco, Berbera & Boorama Diidno Halkuu Innagu Wadaa Faysal Cali Waraabe..” Dr. Caga-weyne DAAWO

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xooalaha Somaliland Dr. Caga-weyne, ayaa eedaymo badan u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo diiddan Musharraxnimada Madaxweyne ee Jamaal Cali Xuseen. Dr. Caga-weyne oo Shalay ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe uu Xisbiga UCID…

Read More

Xarunta Gobolka Sanaag oo uu ka qabsoomay Kulan Ku Wajahan Horumarinta Magaalada Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 04.April 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo lagu Gorfayn doono Wada tashiga Horumarinta Degmada Ceerigaabo ayaa ka furmay hoolka Shirarka ee Huteel Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo. Kulankaasi Waxaa ka hadlay Maayarka Magaalada Ceerigaabo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ku dheeraaday ahmiyada uu Shirkani u leeyahay Horumarinta Degmada Ceerigaabo.

Read More