Prof: Galaydh oo Shaaciyey inaan Puntland u Xuli Karin Xubnaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyaguna ka qaybgalayn DHAGAYSO

Buuhoodle, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inaanay ka qaybgalaynin ama xubno ku yeelanaynin Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxa uu si adag ugu celceliyey inaanu Maamul-goboleedka Puntland u soo xuli karin wax Xildhibaanno ah deegaannada Khaatumo. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh sheegay…

Read More

Putland Oo Mamuucday Itoobiyanka ka dhex Shaqeeya,Fariin Culusna U diray Galmudug Kadib Dagaalki Dowlad deegaanka Soomalida itoobiya Oo Galmadugu Ku Tilmaantay Inay Putland Dabada Kariixday DAAWO

Garowe 26.April 2016 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa deegaamadeeda ka Mamnuucday in dadka Itoobiyaanku aanay ka dhex shaqaysan karin isla markaana fariin hajabaad ah u dirtay Maamul Goboleedka ay Jaarka Yihiin ee Gal Mudug. https://www.youtube.com/watch?v=fpyr-oFotqQ

Read More

Madaxweyne ku-xigeenkii hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Aafada Qabyaaladda Iyo Saamaynta Hadallada Warbaahinta la mariyaa ku yeelanayaan Sumcadda Jamhuuriyadda

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay dhibaatada ay Dalka iyo Dadka Reer Somaliland u soo jeedi karaan Hadallada Qabyaaladda ku saleysan ee Dadka qaarkood ka siidaayaan Warbaahinta, Gaar ahaan Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Buug laga qoray Taariikhda Alle…

Read More

Gobolka Sool Roobka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Foostada Biyaha Ahi Ka Mareysay $ 20 Doollar

Laascaanood, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Roobab ku soo beegmay xilli xaalad aad u adag ay ka jirto inta badan Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Shalay ka da’ay deegaanka Xuddun oo ay Foostada Biyaha ahi ka gaadhay inka badan 140,000 oo shillin. Roobabkan ayaa billowday Gellinkii dambe ee Shalay sida ay sheegeen suxufiyiin deegaankaas safar shaqo…

Read More

Somaliland: Halista Caafimaad Ee Taawarrada  Shirkadaha Isgaadhsiintu Ku Hayaan Shacabka Iyo Guryo Looga Qaxay

Hargeysa, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Guryo ku Yaalla Xaafadaha Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Dadkii ku noolaa ka qaxeen, ka dib markii Dhowr Qof ku Geeriyoodeen Guryo kala duwan oo duleedkooda ay ka taagan yihiin Taawarrada Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland qaarkood. Dadka ku Geeriyooday Guryaha ku yaalla Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Geeriyadooda…

Read More

Gaadhi Dawladdu Leedahay Oo Hargeysa Lagaga Furtay Taarikada, Booliiska Oo Baadi-goobaya Iyo Dareenka Dhanka Ammaanka

Hargeysa, 26 April, 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa baadi-goobaya Laba Bileydh (Taariko) oo laga furtay Gaadhi Noha ah oo uu leeyahay Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranku.   Gaadhiga oo Lambarkiisu ahaaa  GT 1641, ayaa Gudaha Magaalada Hargeysa lagaga furtay Labadii Bileydh (Taariko) ee Xagga hore iyo Xagga dambe kaga yaalay, sida uu Wargeyska Himilo u…

Read More

“Waxaynu U Baahanahay Mucaarad Iyo Muxaaafidba Inaynu Aafada Tahriibta Si Wada Jir Ah Uga Hawlgalno,Xukuumadanina waa Tii ugu Waxqabadka badnayd”……… Wasiir Yuusuf C. Garas

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Prof Yuusuf Cismaan Garas ayaa ku timaamay Tahriibta Aafo Qaran oo u baahan in Mucaarid iyo Muxaafid loo midoobo Sidii wax looga qaban lahaa ee loo joojin lahaa Dhalinyarta Tahriibaysa,waxa kale oo uu sheegay in Xukuumadda Kulmiye inta ay Dhalinyarta u qabatay…

Read More

Norway: Soomaalida Haysata Sharciga Ku Meel-gaadhka Ah Oo Lagala Noqonayo Iyo Sababta Keentay

Oslo, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Dowladda Norway, ayaa bilaabeysa qorshe sharciga deganaaanshaha aan rasmiga ahayn ay kagala noqonayso dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Norway, si markaa dib loogu soo celin karo Dalkooda. Wasiirka Qaxootiga iyo is-dhexgalka ee dalka Norway Sylvi Listhaug oo ka tirsan Xisbiga midiga fog ee FRP ayaa ku dhawaaqdey qorshahan…

Read More

DHAGEYSO: Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta la Dhaariyay

Garowe, 25,4,2016 (QJ/SDN) – Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka kooban sagaal xubnood oo shalay cod aqlabiyad ah ku  Ansixiyeen Baarlamaanka Puntland, ayaa waxaa maanta dhiirri-geliyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiin Cumar Camey. Madasha lagu dhaarinayay  Guddiga Doorashooyinka Puntland, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Guddoomiyha Golaha Wakiillada Puntland, Axmed Cali Xaashi iyo xubin ka socodey Maxkamadda Sare….

Read More

RW Cumar oo xilkii ka qaaday wasiirkii Boostada Isagoo Wasaaradaas Wasiir Cusub u Magacaabay

Muqdisho, 25,4,2016 (QJ/SDN) – RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka qaatay xilkii Wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Somalia, Guuleed Xuseen Qaasim, kaddib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Sharma’arke ayaa xilka Wasiirka Boostada iyo Is-gaarsiinta u magacabay Wasiir cusub oo lagu magacaabo, Maxamed Jaamac Mursal, sida lagu xusay Wareegatada RW Somalia uu soo saaray. Kulan uu…

Read More

Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Soo Xiray Shirkii dib u Eegista Dastuurka

Muqdisho 25.April 2016 (SDN/QJ)- R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb galinkaro dastuurka. Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha Dastuurka, gudiga la socodka dastuurka ee barlamaanka iyo Gudiga madaxa banaan ee Dasturka iyo qaybaha Bulshada. Abuukate Maxamad oo ku…

Read More

Xildhibaan ka ag dhow Madaxtooyada oo Banaanka soo dhigay Fadeexado Maamul oo Dul Hoganaya Xukuumadda Siilaanyo kuna Baaqay in laga Noqdo Go’aankii Hore Xukuumada loogu Igmaday Wada hadalada Labada dal DAAWO

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–Xildhibaan Siciid Siraadle oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Bedka soo dhigay Fadeexado Maamul oo deris la ah Wasaarado ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxa uu Sidoo kale Xildhibaanku Ku dooday in Golayaasha Sharci dejintu ka Noqdaan Go’aankii ay Hore ugu Xalaaleeyeen in Xukuumadu ku Metesho Golayaasha Qaranka Wada hadalada u dhexeeya…

Read More

Ujeedada Socdaal uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayaa ugu Kicitimeen Waqooyiga Ameerika iyo Afhayeenka Xisbigaas oo Dhaliilo adag u soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo DAAWO 

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta Booqasho ugu Kicitimay Waqooyiga ameerika . Waxaa Gudoomiyaha Ku Sii Sagootiyey Garoonka Cigaal International Airport Mas’uuliyiin Sar Sare oo ka mid ah Xisbiga uu hogaamiyo ee Waddani.

Read More

Cabdikariin Axmed Mooge oo si adag uga hadlay Budhcad dowladda Somaliland Xilal ka haya DAAWO

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Cabdikariin Axmed Mooge oo ah Hoggaamiyaha Ururka Qabyaalad-diidka Somaliland, ayaa fashiliyey Shabakadaha dhibaatada ku haya dowladnimada Somaliland oo ay qayb ka yihiin Wasiirro iyo Masuuliyiin Sita Shandado Madhan, Calool madhan iyo Jeebab madhan oo intooda badani dalka dibeddiisa ay ka soo xil iyo xoolo doonteen iyo kuwo badan oo musuq uun ka…

Read More

Golaha Wakiiladda oo Durduro ku ansixiyey Mudo Kordhin loo sameeyay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Hay’ada Maamul Wanaaga.

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen gudida diwaangalinta ururada siyaasiga oo ay muddo 2 sanno ah u kordhiyeen iyo gudida la dagaalanka musuq maasuqa fadhiga saaka ayaa waxaa shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxaan Ciro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Labdan gudi ayaa si…

Read More

Wasiirka Amniga”Puntland u ma samaysna inay cid weerarto,xuduudaheedda ayey ilaashan” DHAGAYSO

Garowe , 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaarada amniga dawlada Puntland mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada u dhexeeya Galmudug iyo ciidamada Liyuu Boolis. Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay Galmudug inay ku eedaysay dagaalka xuduuda ku dhexmaraya Galmudug iyo Itoobiya inay lug kuleedahay Puntland arintaas ayuu sheegay inaysan Puntland waxba kulahayn gacan…

Read More

Laamaha Ammaanka Somaliland Oo Qab-qabtay 16 Ka Mid Ah Mukhallasiinta Ku Shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumadda Somaliland oo dedaal ugu jirta inay Xididdada u siibto Shabakadaha ka shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada, ayaa sheegtay inay labadii Habeen ee u dambeeyay qab-qabatay 16 ka mid ah Mukhallasiinta ka shaqeeya Tahriibka. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Shalay ka hadlayey Munaasibad Baroor-diiq ah oo…

Read More