Cabdiraxmaan Boore Oo Cadeeyay Doorka Uu Ku Lahaa Heshiiska Dekedda Berbera
Hargeysa,14,5,2016 (QJ/SDN) – Cabdiraxmaan Boore, ayaa qoraal uu baahiyay wuxuu si aan toos ahayn ugu cadeeyay doorka uu ku lahaa heshiiska dekedda Berbera ee Imaaraadka Carabta, isagoo siyaasiyiinta Somaliland ee heshiiska diidana u soo diray farriin. Dawladda Somaliland ayaa hore u sheegtay inaanu Cabdiraxmaan Boore wax lug ah ku lahayn heshiiska dhex maray Imaaraadka Carabta iyo…
