Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Ku Dhawaaqistii Gooni Isu Taaga Somaliland DHAGAYSO
Hargaysa 16.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan…
