Qaybtii Labaad Ee Qodobadda Heshiiska Hordhaca Ah Qaybtiisa Wareejinta Dekedda Berbera Xiisaha ku Lamaan Iyo Turjumidii: Dr Maxamed Siciid Xirsi
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qoddobada heshiiska hordhaca ah ee ay wada galeen xukuumadda iyo DP World, qaybtiisa wareejinta dekedda Berbera oo ka kooban 37 qodob, kuwaasoo 8 ka mid ah aanu idiinku soo gudbinay. Qaybtii qaybtii labaad oo uu turjumay Garyaqaan Sharci Dr, Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigantay sidan….
