Dhaqamada Qabiilka Dinka, (Xogta dahsoon) ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudaan DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Qabiilka Dinka ee Jamhuuriyadda Koonfurta Sudan waa bulsho reer guuraa ah oo deegaan ku ah gobolada kala ah Baxrul-Qazaal , Jongoli ,qaybo ka mid ah K/Kordufan iyo niilka sare, badankooduna waa dad beeraha iyo xoolahaba ka shaqaysta, qiyaastiina tiradoodu waxay gaadhaysaa ilaa afar million iyo badh. https://youtu.be/oqNncTudyXs

Read More

Maxaa Isku Beegan Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland Iyo Somalia oo Shalay Isku wakhti Furmay? DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Si rasmi ah uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa 8aad ee Dugsiyada Dhexe kaas oo ay ka qayb galeen in ka badan 25 Kun oo arday. Dhinac kale Wuxuu Imtixaanka Shahaadiga ahi ka Bilaabmay Dalka…

Read More

Puntland oo sheegtay inay lasoo xiriireen Waalidiinta dhalinyaradii lagu qabtay Dagaalkii Puntland iyo Al-Shabaab DHAGAYSO

Garowe 29.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Cadaalada ee dawlada Puntland Salaax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in  dhaqan celin u samaysay Puntland dhalinyaradii dhawaan lagu soo qabtay dagaaladii u dhexeeyey Puntland iyo Al-Shabaab. Wasiirka ayaa xili u lahadlayey Radio Sahan wuxuu sheegay inay xiriir lasoo sameyeyen waalidiinta dhalay caruurtii dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay gobolada…

Read More

‘’Xadhigaygu wuxuu ka dhashay taageerada aan u hayo Musharraxa bila Godobta ah ee Jamaal Cali Xuseen,Waxaanan Xaal ka Bixinayaa Hadalkii Muuse Biixi’’ Suldaan Mawliid Sabayte DAAWO

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):-  Suldaan Mawliid Sabayse oo markii ugu horaysay banaanka soo dhigay waxyaabihii sababay xadhigiisa, isagoo ku siffeeyey inay ahayd wanjalaad lagu sameeyey iyo taageerada uu lagarab taagan yahay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Sidoo kalena xaal ka bixiyay hadal uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Reer Berbera ku sheegay inay…

Read More

Somaliland Takes Case For Recognition To Un And Member States In New York

New York, 28 May 2016 (SDN/QJ)– Just over a week after Somalilanders at home and abroad celebrated the 25th anniversary of Somaliland reclaiming its independence from Somalia, Somaliland Deputy Foreign Minister Ahmed Aden Ismail Kayse made an official visit to New York to appeal for international recognition of his country.   During meetings with a…

Read More

In Ka Badan 25 Kun Arday Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo 8aad ee Dugsiyada Dhexe DAAWO

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda waxbarashadda Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay in guud ahaan dalka loo fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyadda Sare iyo H/dhexe ee dalka. Islamarkaanna waxa sannadkan imtixaanka guud ahaan u fadhiisanaya shan iyo labaatan kun iyo lix iyo afartan arday. Wasiirka waxbarashadda Somaliland Cabdillaahi Dheere oo shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sidoo kale fariin u…

Read More

Baaq  Ku Wajahan Bulsho-weynta Reer Somaliland Dowlad Iyo Shicibba. 

Waxaynu ku khasbanahay, inaynu ku haminno, u hiloowno una hawl galno shaqo-abuur dhamaystiran oo  dalkeena ah. Waxay durmarkeenu ku habaartami jireen waayadii hore ‘afka qidhim lagaa sii’. Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin. Email:sulub2007@yahoo.com Tel:0634426781   Sida ay badankeenu wada ogsoon yihiin, dowladaha aduunweynaha kale ka jira iyo shicibkooduba  waxay muhiimada ugu weyn ay siiyaan badankoodu  marka…

Read More

”Abti-nimo Cod ha ku bixinina reer Sallaxloow, Inankaad Abtiga u Ahaydeen Maalmihii Dagaalka ee aanu Aniga iyo Isaguba ku fiicnayn way soo Dhammaadeen”…. Xamarje

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabkii Hore ee Gobollada Maroodi Jeex iyo Togdheer Mujaahid Axmed CXumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa sheegay in shacabka reer Sallaxley looga baahan yahay in aanay maanta cidina ku beer laxawsan Abtinimo balse, dhammaan shacabka reer Somaliland Ab iyo Isir iyo hayb qudha wada yahay balse la isku dooran doono dagaalka Maanta…

Read More

Maxkamada Sare ee QM oo Dhagaysan Doonta Dacwada Xaduuda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Hague016,28,5,2 (QJ/SDN) – AMaxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku hayo halkaas…

Read More

DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Maanta Socdaal Ku Tagay Degmada SALLAXLEY Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

Hargeysa,28,5,2016 (QJ/SDN) – Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen degmada salaxley iyo deeganada hoos yimaada ee gobalka Maroodi-Jeex . https://www.youtube.com/watch?v=nG8kyis-r6U

Read More

Bank KI Moon: Dhaqaalihii Deeq Bixiyeyaashu Waa Kordhay Laakiin Naxariistoodii Ayaa Hoos u Dhacday

Istanbul,28,6,2016 (QJ/SDN) – Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti badan kasoo qulqulayaan…

Read More

Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Riiggii Banka Qool-cadey?

Hargeysa,27,,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay dhawaan uun ahayd markii ay deegaanka banka Qool-cadey ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo dadka shacabka ah ee deegaankaasi, kaddib markii ay xukuumadda Somaliland halkaasi gaysay riig la sheegay in uu hor-u-dhac u ahaa mashruuc lagu xidhaayay seeraha banka Qool-cadey. Isku-dhacaasi dhex-maray ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka…

Read More

Waa Sidee Xaaladda Waxbarashada iyo Ta Masjid-jaamaca Magaalada KAAM-ABOKOR?

Hargeysa, 27,5,2016 (QJ/SDN – Xaaladda waxbarasho ee magaalada KAAM-ABOKOR ee degmada Daruur gobolka Jarar ee DDSI ayaa ah mid meel fiican maraysa, iyadoona waxbarashad maadiga ah ee magaaladaasi ay ku tallaabasatay horumar ballaadhan. Macallin Daa’uud Aw-Faarax oo ka mid ah macallimiinta magaalada Kaam-Abokor ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Shabakadda GaloolMedia ku sheegay in xaaladda…

Read More

DAAWO: Dawladda Soomaaliya oo Magacowday Safiiro Uu Yuusuf Garaad ku Jiro

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Kulanka Golaha Wasiirada  oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ugu horeyn waxaa lagu soo dhoweeyay xeerkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku meel mariyay hanaanka doorashada dadban ee sanadkan 2016, taasoo horay Xukuumadda ugu gudbisay baarlamaanka, balse markii ay adkaatay ansixinta Baarlamaanka uu Madaxweynuhu xeer uu soo saaray ku meel mariyay….

Read More