Brexit, what lies ahead !!!!!

A referendum was held at the 23th of June and the reslut has shocked people within the united kingdom but also  across the world, british and  EU politicians did not see this coming. The majority of people where confident that the british citizens would vote for Britain to remain in the European Union, but the…

Read More

SAWIRRO: Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saaka ka dhacay Duleedka Muqdisho

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa saaka qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ay la kacday gaadhi BL ah ay saarnaayeen dad shacab ah , qaraxan ayaana ka dhacay Deegaanka Lafoole ee kuyaala Duleedka magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay 12-qof oo kamid ahaa rakaabkii gaadhigaasi saarnaa, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay sadex…

Read More

SHEEKH BASHIIR: “Sharcigan hadda kuma qorna [in raggu is guursan karaan] balse heshiisyada la saxeexi rabo ayay ku qorantahay”

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Bashiir Salaad oo ka mid ah hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in sharciga siyaasadda Jinsiga ee Soomaaliya aanay ku qorneen in raggu is guursadaan, balse heshiisyada ku hoos jira sharcigan ee dowladda Somalia doonayso in ay saxeexdo ayaa uu sheegay in ay ku jirto arrintaasi. Sheekh Bashiir Salaad oo ka mid…

Read More

Obama oo ka Digay Dhaqaale Xumo Caalamka oo Dhan ah

Washington,30,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka. Arintaan ayuu sheegay inay daba socoto ka bixitaankii dhawaan dalka Ingiriisku uu u codeeyay inuu ka baxayo midowga Yurub (EU). Wuxuu Obama sheegay in maalgashiga iyo fursadaha maalgashiga daafaha caalamka oo dhan ay…

Read More

AFRICOM: Al-shabaab Waxay Qorshaynaysaa inay Weerarto Ciidamadeena ku Sugan Soomaaliya

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka Mareykanka ah ku sugan Soomaaliya, iyagoo Taas ka dhigaya Aargudasho ka dhalatay Duqeymaha ay Diyaaradaha Mareykanku ku hayaan Goobaha ay ka taliso Al-shabaab. Warbixin uu talisku soo saaray ayaa lagu xusay in duqeymaha Mareykanku uu ku…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo si Qaawan Madal loo dhamaa u Aflagaadeeyay Gudoomiye Cirro ,Nuxurka Weedhihii dhex maray Iyo Amakagii Madaxwayne Siilaanyo

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Warabe ayaa aflagaadeeyay Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddomiyaha Xisbiga Waddani Md:Cabdirxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Guddomiye Faysal Cali Warabe Iyo Cabdiraxmaan Cirro oo labadooduba doraad ka wada qayb galay kulan uu Madaxwayne Siilaanyo Isugu Yeedhay Saddexda Xisbi Qaran iyo Shirguddonka Golaha…

Read More

Somaliland: Siilaanyo Oo Lagu Marti-qaaday Shir Caalami ah oo Lagu Qabanayo Malaysia

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):-  Saraakiisha sar-sare ee Hay’adda samo-falka caalamiga ah ee  Al-khair Foundation, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  soo gaadh siiyay marti-qaadka shir caalamiya oo Bisha October ee sannadkan ay dalka Malaysia ku yeelanayaan dunidda Islaamku. Waxaanay  sheegeen inay Somaliland dhisatay dawad istaahisha in caalamku aqoonsaddo.  …

Read More

Fal Celinta Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ee Murashixiinta Ku Socda Kuraasta ay Mudada dheer ku Fadhiyeen,Gar Mise Gardaro? DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):-  Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Jawaab ka bixiyey Baaq ay Todobaadkan Magaalada Hargaysa ka soo Saareen Murashixiinta raba inay u Tartamaan Doorashada Golaha Wakiiladda oo Walaac ka Muujiyey Dib u dhac ku yimaada qabsoomida Doorashada.

Read More

Madaxwayne Axmed Siilanyo oo la filayo in mudo kordhin loo sameeyo,Sababaha Keenaya Iyo Xisbiga Mucaaradka ah Ee waddani oo sida fiinta uga qayliyay DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Maalintii Doraad ee Salaasadii ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Wuxuu Shir deg deg ah isugu Yeedhay Shirgudoonka Baarlamanka Somaliland, Iyo Hogaanka Sadexda Xisbi Qaran Waxaa Guud ahaan Kulankaas Nuxurkiisu uu ku ururayay Sidii ay Doorashooyinku Xiligii loogu talo galay ee Horaanta Sannadka Danbe dalka uga Hirgali…

Read More

“Madaxweyne, Xidh Albaabka Soomaaliya Haddii Kale Salaadiin-baad Sheegaysaa Ee Wasiirradaa Kuu Shaqeeya Ayay Qaar Xamar Tagi Doonaan…” Ugaas C.risaaq Koosaar

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ugaas Cabdirisaaq Koosaar oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa dareen Waddaniyadeed kaga hadlay Xaaladda Nololeed ee ay ku sugan yihiin Dadka Danyarta ah ee Reer Somaliland, waxaanu Madaxweynaha ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco oo uu wax ka qabto Sicir bararka naafeeyay Shacabka. Ugaaska oo Shalay…

Read More

Mas’uuliyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil ee Xukuumadda Ku Jira oo Kulan ay Isugu Yimaadeen isku Faro saaray

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Kulan Casho iyo Afu-fur isugu jiray oo ay magaallada Hargeysa ku yeesheen badi Mas’uuliyiinta xukuumadda Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Saaxil ayaa natiijadiisu ku dhammaatay gacan hadal lagu kala saftay, taasoo meesha ka saartay nuxurkii iyo ejendihii la isugu yimi. Mas’uuliyiintan oo tiradoodu u dhaxaysay sideed…

Read More

Dawlada Somaliya oo Sameysay Qorshaha Dawlada Federaalka ee Saddex Sano ee soo socda

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa furay qorshaha dawlada Somaliya yeelan doonta saddex sano ee soo socda.   Madxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Barlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari, RW  Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, Rw ku xigeenka  Maxamed Cumar Carte, Xafiiska Q.M ee Soomaaliya, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dawladda Soomaailya,…

Read More

Wasiir Maareeye ”Si Qaldan Ayaa Loo Fasirtay Siyaasadda Qaranka Ee Haweenka”

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada ay meel mariyeen kaas oo ku aadanaa siyaada Haweenka.   Wasiirka War faafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay bayaan ay Hey’ada Culimada Soomaaliya…

Read More

“ Waxaan burburiyay Qoyskeega walaalkey daraadey ayuu u dhintay’’ Ninkii Bilaabay Kacdoonkii Carabta oo Qoomame ka Jooga DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ninkii uu ka bilaawday kacdoonkii dalalka Carabta (Arab Spring) ayaa sheegay inuu ka shalaayay falkii uu bilaabay, maadaama buu yiri walaalkiisna isaga uu ku dayday ee uu is gubay, Sando kadibna dhaqaalihii wadanka weli uu burbursanyahay. Dhibaatada oo Markii hore ka bilaabatay Shaqo la,aanta dhalinyarada xiligan Dalka…

Read More

Abaaro ka jira Degmada Jariiban iyo Ceelbiyood muddo jabnaa oo la kiciyey

Jariiban 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Deegaaanka seemada oo hoostaga degmada jiiriiban gobolka Mudug oo biyo la,aan adag ay ka jirtay muddo 3 bilood ah oo lasoo dhaafay ayaa xiligan ceelbiyood ka jabay dib loogu kiciyey dadka deegaankaasi.   Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa sharaxay ceelkan iyo muhiimada…

Read More