Markii Sadexaad oo Madaxweynaha Turkiga Ordogen Booqasho ku Tegayo Magaalada Muqdisho
Muqdisho 01.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Turkiga Raceb Tayeb Ordogen ayaa la filayaa inuu maalinta jimcaha booqashadiisii saddexaad ku yimaado caasimada dalka somaliya ee Muqdisho. Madaxwayne Ordogan waxaa kale oo uu safarkiisa ku tagayaa wadamada Kenya iyo Uganda kuwaasi oo u kala hadlayo xidhiidhka dawlada Turkiga iyo wadamadaasi. Wararka aanu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa…
