Rag lagu dilay Caawa Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo 09.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay labo nin halka mid kalana dhawac uu soo gaaray kadib markii nin horay askari u ahaa uu xabad ku furay dad shacab ah. Ninka dhawaca ah ayaa xaaladiisu ay aad u wanaagsantahay sida ay sheegeen hawlwadeenada caafimaadka isbitalka guud ee magaalada…
