FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ee saldhiga LAANTA-BUURO iyo Khasaarihii ka Dhashay
Muqdisho,11,7,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 15-qof oo intooda badan ay yihiin askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Somalia ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay ciidanka DF Somalia iyo xoogagga Al-shabaab ku dhex-maray xalay saldhigga Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose oo 50-km u jirta Muqdisho. Dagaalka ayaa ka dhashay weerar culus oo ay Al-shabaab xalay saqdii…
