Md. Baashe Oo Sheegay In Saami Qaybsigii Hore Ee Wakiilladu Aanu Caddaalad Ahayn

Hargeysa,28,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo baarlamaanka ee soo socda. Md. Baashe Maxamed Faarax oo la hadlay Bulshotv ayaa waxa uu sheegay in haddii xal laga gaadhi waayo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada aanay diyaar u…

Read More

Obama Oo Ruushka Kaga Cabanaya In Uu Farogelinayo Tartanka Madaxnimada Maraykanka

Washington,7,28,2016 (QJ/SDN) – Madaweynaha dalka Maraykanka Barak Obama iyo maamulka xisbigiisa Dimuqraaddiga oo dorraad soo gunaanaday tartan adag oo muddo dhawr bilood ah murashaxiinta xisbiga gudihiisu ugu soo baxayeen murashaxa rasmiga ah ee xisbiga Dimuqraaddiga uga qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee foodda innagu soo haysa ayaa dalka Ruushka ku eedaynaya in uu farogelin ku hayo arrimaha…

Read More

Odaygii Khaatumo Xumida ku dhintay ee Saalax Badbaado oo Dhalasho ahaan Somaliland ka Soo Jeeda,Aflagaado uu Dhimashadiisa ka Hor u Jeediyey Xaaji Cabdi Waraabe iyo Shacabka Somaliland oo uu Damiirkooda Caayay DAAWO

Muqdisho, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Warbaahinta taageerta Shabaab ayaa sheegtay in mid kamid ah qaraxyadii doraad ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho uu fuliyay mid kamid ah xildhibaanadii hore ee dawladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Saalax Nuux Ismaaciil (badbaado) oo Da’diisu ka weynayd 50 Sanno Jir,Isla markaana dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland. Saalax Badbaado ayaa…

Read More

Cali Khaliif Galaydh Oo Caddeeyay Inay Dawladda Federaalka Soomaaliya Diidday Inay Taageerto Kooxdiisa Khaatumo DAAWO

Buuhoodle, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Hoogaamiyeyaha Kooxda La baxday Khaatumo ee Fadhigeedu yahay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland Prof, Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay Dawladda Federaalka Soomaaliya aanay doonayn inay taageerto waxa uu ugu yeedhay dhismaha Khaatumo State, isla-markaana aanay wax abaal-gud ah kaga helin Aragtidiisa la xidhiidha Midnimo-Soomaaliyeed oo mar kale la helo….

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qoorta Loo Sudhay Qodob uu ka Cararayay inuu Qallinka ku duugo Kaas oo Ku Saabsan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay shirguddoominayeen Akadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland(APD) iyo dallada ururrada Bulshada Rayidka ah ee(SONSAF), ayaa talooyin badan oo lagu falanqeeyey sidii heshiis midaysan looga gaadhi lahaa muranka ka taagan saami-qaybsiga Golaha…

Read More

Garabka Jamaal Cali Xuseen oo Shaaciyey Xubnaha ay Ku Yeelanayaan Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga Ucid

Hargaysa 28.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo ka mid ah Garabkii Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Isagoo ka duulaya Go’aankii Garnaqa ee Khilaafka Xisbiga Ucid ay ka soo Saareen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ee Waajibinayay in Mudo 45 Cisho Gudahood…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hor Yimid Go’aankii Gudida Diiwaangelinta,Shir Garabkiisu Gaar u qabsanayo Iyo FalCelinta Cali Guray DAAWO

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee cusub ee dhawaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe ugu Magacaabay inuu Si Ku Meel gaadh ah u hayo Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbigaas Maxamed Cali Muuse (Jiir) ayaa ka hadlay halka uu salka ku hayo khilaafka ka dhex taagan xisbiga UCID. Dhinaca Kale Cali Guray…

Read More

Maxaa Ka Dhab ah Inqilaabkii Dhicisoobay ee Turkiga?Maalmaha,Daqiiqadaha Iyo Ilbidhiqsiyadu Sidii ay isu Bedelayeen Iyo Falanqayn Xiiso Leh oo uu ka Diyaariyay Xasan Cumar Hoori

Xarakada Gullen? Ammintii inqilaabku ka onkaday dalka Turkiga, 15 July, Madaxweyne Erdogan waxa uu firxad kaga baxsaday xeebta Marmaris, halkaasoo uu nasasho ku joogay. Madaxweynahu, isla markii uu ka soo degay Garoonka Caalamiga ee Ataturk, Istanbul, iyadoo weli uu cakiran yahay jawigu, waxaa uu eedda kor ka saarey wadaadka Fethullah Gulen oo ku sugan dalka…

Read More

Maxay Tilmaamayaan Afarta Farood Ee Madaxweynaha Turkigu Taago Markuu Shacabka La Hadlayo ?

Qatar , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– ku simaha Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya Dalka Masar Cali Rida Jonaay, ayaa Dadweynaha Dalka Masar u sharraxay Ujeeddada Afar Farood oo Gacmihiisa ka mid ah oo uu Madaxweynaha Turkigu adeegsado marka uu wax Tilmaamayo, ka dib markii Dadweynaha Masar qaarkood sheegeen in Afarta Farood ee Madaxweynaha Turkigu uu taago…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Goolashii Werwerka ee Aron Ramsey? DAAWO

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Geeridu waa qadarta iyo xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaa oo xiligeeda ilaahay uun garanaayo, laakiin dhacdooyinka ku gedaaman mar kasta oo uu gool dhaliyo Ciyaaryahanka gobolka Wales ee dalka Britain iyo Kooxda Arsenal Aron Ramsy waxay noqdeen kuwo mucjiso ah oo la yaab badan ku…

Read More

Abwaanka Caanka ah ee Hurre Walan-Wal oo Culimada Dusha u Saaray Mas’uuliyada Burburka Guurka ee Wakhtigan DAAWO

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Abwaan Hurre Walanwal oo ka mid ah abwaanada ugu caansan getiga Soomaalida gaar ahaan Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatada wakhtigan ka taagan dhinaca guurka iyo burburka ku yimaad markaaba qoysaska is guursada isaga oo dhibaatadaasi si gaar ah ugu canaantay culimada dalka. Abwaan Hurre oo warbaahinta la hadlay waxa…

Read More

Waayo Aragnimada Aqoonyahan Maxamed Cali Bille ee Isbedelada Somaliland,Fursadaha u Baahan ka Faa’iidaysiga Iyo Meelaha la Rabo In Si Ka Xoogan sida haatan Diirada Loo Saaro DAAWO

Hargaysa 28.July 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamed Cali Bille Wuxuu Mudo Dhawr Iyo Labaatan Sannadood ah u Shaqaynayay Hay’adaha Caruurta ee Qaramada Midoobay,Wakhtigana Waxa uu La Taliye Sare ka Yahay Hay’ad Hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka oo Hawlgalo Tacliin dhis ah ka wada Gobolo ku Yaala Dalka Nayjeeriya. Sidoo Kale Maxamed Cali Bile…

Read More

Bandhiga Buugaagta Hargaysa Iyo Xidhiidhka Ka Dhexeeya Ka Garowe

Garoowe , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa Shalay Galab qasriga Madaxtooyada Garoowe waxa uu qado sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyey bahda qoraaga Soomaaliyeed oo ay weheliyeen qoraayo shisheeye ah oo ay ka mid yihiin Dr Georgi Kapchits iyo Prof Lidwein.   Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed…

Read More

Ciyaartoyda Cagahooda Hoos ma u eegtay? Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Inkastoo ay ciyaartoyda kala duwan ee adduunku xidhaan kabo adadag iyo Sharoobaado qaro leh si ay cagahooda uga ilaaliyaan jugta iyo laadadka ku dhaca ayaa hadana dhanka kale agabkaa ay lebistaan waxa aanu ka difaacin waxyeelada cagahooda soo gaadha, gaar ahaan faraha lugaha iyo cidiyahooda sida aynu ku wada dawanayno sawiradan…

Read More

Gabadh Loo Aqoonsaday inay Tahay Maal-qabeenka Ugu Da’da Yar Adduunka Magaceeda Iyo Hantida ay leedahay La Shaaciyey

Hargaysa, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da’da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la  sheegay in hantideedu ay gaadhay 1.2 Milyaar oo dollar iyada oo aan  dhaafin 20 jir .   Waana markii ugu horaysay ee Alexandara ay ka mid noqoto maal-qabaneeda Adduunka, waxayna kaydisay sida…

Read More

Jarmal: Dal iyo Dad Guuldarradii u Badeley Guul Faalo Weriyihii Hore ee Idaacada BBC Laanteeda Afka Somaliga Yuusuf Xasan

Berlin 28.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaan ka mid aha 6 wariye oo dowladda Jarmalku ku martiqaadday in ay soo arkaan  xaaladda qaxootiga Jarmalka galay ay ku suganyihiin. Waxaan taganay magaalda Berlin ee caasimadda Jarmalka ee hadda, horeyna u ahaan jirtey magaalo darbi uu kala qaybiyo , waxaana loo kala gooyey magaalada Berlin waqooyi iyo bari. Qaybta…

Read More

Guriga uu Muqdisho ka Degan Yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka oo Dab Xoogani ka Kacay Xalay

Muqdisho 28.July 2016 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xalay uu dab xoogan ka gacan guriga wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Max’ed Xusseen oo ku yeella meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada.   Ilaa iyo hadda lama garanayo sababay dabka, inkastoo warar qaar ay sheegayaan inuu ka dhashay wax loo…

Read More

Madaxweyne Barack Obama Walaalkii oo Wacad ku maray inuu u codayn doono Murashaxa Cunsuriga ah ee Donald Trump

Maryland, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Nin ay wada dhasheen madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo lagu magacaabo Malik Obama ayaa sheegay in doorashada soo socota uusan u codayn doonin xisbiga dimuquraadiga.   Malik oo ka diiwaan gashan gobolka Maryland ee dalka maraykanka balse haatan jooga dalka Kenya ayaa sheegay inuu baddalay fikraddii ahayd inuu u codeeyo…

Read More

DAAWO: Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Saami-qaybsiga Kuraasta Wakiilada Ku Riixay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee Kulmiye , Waddani Iyo UCID  oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo  ka gaadheen Arintaasi, iyagoo dhanka madaxweyne Siilaanyo iskaga riixay.

Read More