AL-SHABAAB: Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay

Muqdisho,27,7,2016 (QJ/SDN) – Idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee Andalus ayaa baahisay in Qaraxyadii shalay ka dhacay Agagaarka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho uu raggii fuliyay ka mid ahaa xilhdibaan hore Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado). Xildhibaankan hore ayaa wuxuu Al-shabaab ku biiray bishii Feberaayo 2010-kii, markaasoo uu ka tagay dhinaca Dowladda Somalia, wuxuuna sheegi…

Read More

Madaxweynaha Jabuuti oo ka Hadlay Xaaladaha ka Taagan Waddamada Caalamka Muslimiinta

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka 27-aad ee dalalka Carabta oo ka socda dalka Mouritania, ayaa ka hadlay duruufta Ummadaha Carabta ah xilligan haysta iyo sidii looga gudbi lahaa Caqabadaha hortaagan. Mudane Geelle ayaa si gaar ah u tilmaamay la dagaalanka faqriga, is-balaaruinta argagixisada iyo sidii dhallinyarada…

Read More

QM oo codsatay qarash dheeraad ah oo lagu celiyo qaxootiga Dhadhaab

Nariobi ,27,7,2016 (QJ/SDN) – QM gaar ahaan heyada qaxootiga u qaabilsan ee UNHCR ayaa codsatay lacago dheeraad ah oo lagu kaabo qarashka lagu celinaayo qaxootiga Dhadhaab. Hayada qaxootiga waa UNHCR ayaa maanta ka codsatay deeqbixiyeyaasha caalamka $115.4m oo dheeraad ah oo lagu kaabayo lacagaha loogu tala galay celinta qaxootiga Dhadhaab.  War murtiyeed maanta ka soo…

Read More

Xil. Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamada Jaarka Ugu Qancin Lahayd Aqoonsiga

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Guurtida, kana tirsan Guddida Arrimaha Dibadda, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan qaabka ay Somaliland aqoonsi caalamiya ku heli karto, waxaanu soo jeediyey in xooga la saaro wadamada jaarka gaar ahaan Itoobiya iyo Kenya, oo uu sheegay in dantoodu ku jirto…

Read More

Eng. Faysal C. Waraabe Oo Sheegay In Md. Cigaal Uu Nabad Ka Dhex Dhaliyey Kenya Iyo NDF, Soona Dhaweeyey Xidhiidhka Cusub

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka waramay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya, waxaanu sheegay in xidhiidh qoto dheer oo soo jireen ahi uu labada dal ka dhexeeyey, waxa uu xusay in ALLE ha u naxariistii Madaxweynihii hore ee Somaliland ee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu sabab u ahaa…

Read More

Prof. Samater Oo Sheegay in Hoggaanka Kulmiye Ay Ku Heshiiyeen Wada Yeelashada Xisbiga Iyo In Haddii Uu Guulaysto La Dhiso Xukuumad Ay Wadaagaan

Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Proff Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ku biiro, isla markaana uu ka doorto labada xisbi ee mucaaridka ah oo uu wada iyagana wada hadal kula jiray. Proff Samatar oo la hadlay xafiiska warbaahinta ee xisbiga Kulmiye ayaa sidoo kale ka waramay qodobada ay…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog DHAGAYSO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Xukuumada ku eedeeyay Qaabkii ay u Martay Xukunkii lagu riday Xubno ku eedaysan Dilka Taliyihii Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada sida weyn u taageera xukuumadda wakhtigan talada dalka haysa ayaa eedo u soo jeediyey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda ciidamadu ku riday sideedda qofee loo haystay dilka Taliyihii hore ee Gobolka Saaxil Mr. Casayr. https://www.youtube.com/watch?v=f-f2zZi7bZM

Read More

Boqor Buur Madow Oo Xukuumada Ku Hambalyeeyey XukunKii Dilka Ahaa Ee Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ku riday Rag ku eedaysan Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil & Baaq uu u diray Bulshada Saaxil DAAWO

Ceerigaabo 27.July 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-Madow ayaa Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ku Bogaadiyey Xukunkii Dilka ahaa ee Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Somaliland ku riday Xubno lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Saaxil. Boqorka ayaa waxaaa uu bogaadiyey xukunkaasi isla markaana waxaaa uu sheegay in ay maxkamadu…

Read More

Shalay: Garsoorka, Saxaafadda Iyo Maalintii 3aad Ee Tooshka Carwadda Caalamiga Ah Ee Buuggaagta

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa oo shalay galay maalintiisii afraad, Waxaana lagaga hadlay qodobo ay ka mid  ahaayeen doorka Bahda Caddaaladu ku leeyihiin horumarinta, hoggaaminta, Saxaafadda, isla markaana waxa bandhiga ka qayb qaatay  martida sanadkan oo ah Dalka Ghana iyo ka qaybgalayaal kale. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji…

Read More

Gudida Nabadgalyada Gobolka Sool oo Ooda ka qaaday Maxaabiis Dhawr Cisho ka Hor Dib u Huriyey Colaadii Deegaanka Dharkeyn Geeyo DAAWO

Laascaanood 27.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool oo ay Weheliyaan Gudida Nabadgalyada ee Gobolkaasi ayaa Shir ay Yeesheen Waxay Cafis ugu Fidiyeen Maxaabiis dhawaan laga soo qabtay Deegaanka Dhumay ee Konfurta Gobolkaasi Kuwaas oo ka Kala Tirsan Labadii Beelood ee Walaalaha ahaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaankaasi.

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Faahfaahiyey Sababihii ku Ajburay inuu Xisbiga Kulmiye Ku Biiro DAAWO

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Prof. Axmed Ismaaciiil Samatar oo waraysi siiyey Wariyaha Khaaska ah ee Musharaxa xisbiga kulmiye md. Muuse biixi cabdi ayuu axmed ismaaciil samatar ka hadlay sababta uu xisbiga kulmiye ugu biiray iyo sababta uu uga doortay xisbiyada mucaaridka ee dalka ka jira iyo waxa kale oo uu sheegay waxay ay isaga iyo…

Read More

“Nasiib Daranaa Qaranka Uu Cali Mareexaan Wasiirka u Yahay Iyo Reerka Uu Siyaasiga U Yahay” Cali Guray

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Curay ayaa nasiib daro ku Tilmaamay In Cali Maxamed (Cali Mareexaan ) Uu Wasiir ka Noqdo Xukuumada Somalilnad Ee UU Hogaaminaayo Madaxweyne Silaanyo. Cali Yuusuf Cali Guray waxa sido kale uu wax laga xumaado ku tilmaamay nasiib darana ku tahay Beesa uu ka soo jeedo ee uu siyaasiga u…

Read More

Maxaa Ka Jira in Wasiirkii Hore ee Boosaha Iyo Isgaadhsiintu uu la Jaal Noqonayo Xubnaha Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Weli Go’aankooda Siyaasi Laalan yahay?

Hargaysa 27.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ahaa wasiirrada ugu culus ee ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xogo warbaahintu heshay waxa ay tibaaxayaa in uu ku biiray Garabka weyn ee Xisbiga KULMIYE ee Is-bahaysiga Dimuquraadiga Xisbiga KULMIYE kadib markii dhawr…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhagax Dhigay Dhamaystirka Iyo Dhismaha Jidka Isku Xidha Magaalada Hargaysa iyo Tuuladda Xamaas ee Gobolka Saaxil DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dhagax dhigay dhammaystirka  mashruuca dayactirka  iyo samaynta wada isku xidha Hargaysa ilaa Tuulada Xamaas ee Gobolka Saaxil oo dhererkeedu dhan yahay 33 KM Taas oo ka mid ahayd 78 Km oo dib u habayn lagu samaynayay. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen, Gudoomiyaha ahna murashaxa…

Read More

DAAWO: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco

Burco,26,7,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa maanta ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo xukun ay ridday maxkmadda Milatariga Somaliland – kaasi oo ahaa 8-ruux oo shacab ah oo lagu xukumay Dil. Haddaba halkan hoose ka daawo Badhasaabka gobolka Togdheer oo ka warbixinaaya  mudaharaadkaasi. https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=Dy5niBf4MLk

Read More