“Qofna Calafkiisa Lama Qabto, Wixii Illaahey U Qorina Ma Helo, Qofkii Illaahay Samada Uga Qoray Ayaa…” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ugu weyn Somaliland ee Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa maanta hadal ka jeediyey shirkii Golaha dhexe ee xisbiga Waddani ku dooranayey murashaxa madaxweynaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo adaxweyne ku-xigeenka Maxamed Cali. “Qofna Calafkiisa Lama Qabto, Wixii Illaahey U Qorina Ma Helo, Qofkii Illaahay Samada Uga Qoray…

Read More

Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo Lagu Doortay Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Uga Qeyb-galaya Doorashada Madaxtooyada+ Guddoomiye iyo Hoggaamiye Lagu Ansaxiyey Shirkaas+ SAWIRO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah maanta magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), halka Murashax Madaxweyne ku xigeena loo doortay Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, ku waasi oo ah Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas uga qeyb-gali doona Doorashada Madaxtinimo ee…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada ‘’Madaama Aynaan Ahayn Qaran La Aqoonsan Yahay Oo Taag Yar, Ceeb Maaha Dee Inaynu Runta Sheegno’’ DAAWO

Hargeysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo si qoto dheer uga hadlay arrinta doorashada ayaa yidhi “Waxaa saaka aanu halkan munaasibadan u qabanay in aanu Gudiga Doorashooyinka qaranka ku wareejino sidii Wasiirka Maaliyaddu sheegay Lacagtan miisaaniyadii ay ku kacaysay Doorashada Madaxtooyaddu iyo dhamaystirka diwaangelinta cod bixiyayaashu qeybtii aanu hore u…

Read More

(Waa Inoo Boorama Iyo Xisbiga Waddani) Axmed Muumin Seed Oo Ganafka ku Dhuftay Natiijaddii Doorashadda Madaxweyne iyo Ku-Xigeen ee Xisbigga WADDANI Ee Lagu Kala Calaf Qaaday DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Axmed Muumin Seed,waxa uu ganafka ku dhuftay Natiijaddii Doorashadda Madaxweyne iyo Ku-Xigeen ee Xisbigga WADDANI,waxaana uu intaas raaciyay in isaga iyo Waddani ay ku-kala calaf qaadi doonaan Gobolka AWDAL. https://www.youtube.com/watch?v=hnXIoUrftmQ

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ku Wareejisay Maanta Lacagtii Doorashada Madaxtooyada Lagu Geli Lahaa Oo Dhan Afar Milyan Oo Doolar DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Kulankan lacagta lagula kala wareegay oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ayey ku kulmeen xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay hoggaaminayeen Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiir Samsam Cabdi Aadan waxaana halkaasi ugu horaynba ka hadashay Wasiir Samsam Cabdi Aadan oo lacag dhan 4Milyan oo doolarka Maraykanka ah…

Read More

Xisbiga Waddani oo Doortay Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen Iyo Gunaanadka Shirkoodii 1aad ee Golaha Dhexe

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta soo gebagebeeyey shirweynihii koowaadoo socday muddo sadex maalmood ah, waxaana si rasmi ah loogu doortay Musharaxa jagadamadaxweynanimada, gudoomiyaha xisbiga iyo jaada hogaamiyaha Xisbiga oo ku cusub nadaamka xisbiga.   Shirweynaha oo saaka mar kale ka sii ambaqaadmay Hotel ambassador  ee magaalada Hargaysa waxaa ka…

Read More

‘’Xisbiga KULMIYE-na kuma soo biirayo, mana imanayo nin umaddiisa khiyaameeyey oo Xamar tegay oo kusoo hungoobay” Maxamed Kaahin oo ay la Xumaatay Ku Biiristii Prof Buubaa ee Xisbiga Waddani Halka uu Sacab Badan u Tumay Prof Samatar Iyo Sifir Markii ay Galeen Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md.Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shaaciyey in xisbiga KULMIYE ay ka go’an tahay sidii horumarka dalka meel sare loo gaadhsiin lahaa, isla markaan aanay u oollin inay wakhti badan ku lumiyaan qolayaha aan faa’iidada badan lahayn. Guddoomiye Maxamed Kaahin oo hadal kooban u jeediyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin…

Read More

Kulmiye Oo Qaaday Dhabbihii Xisbigii Udub Ku Jabay, Bilaabayna Munaasibado Waraabe U Taag Ah Oo Loo Qabanayo Ashkhaas Hore Uga Mid Ahaa Iyo Masuuliyiin Dawladeed DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Xisbi Xaakimka Kulmiye ayaa sas iyo Jahawareer ka qaaday Munaasibadaha isdaba joogga ah ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ku qaabilayo taageerayaasha cusub eek u soo biiraya Xisbigaasi,waxaanay shalay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Munaasibad ugu qabteen Xildhibaano hore ugu soo biiray Xisbiga KULMIYE oo Ururadii doorashada lagaga adkaaya ka mid ahaa,waxaanay Arintaasi…

Read More

Shirkii Kowaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo Lagu Falanqeeyay Barnaamijka Xisbiga Iyo Lafo Gurka Xildhibaan C.qaadir X.Ismaaciil Jirde DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Shirkii golaha dhexe ee Xisbi mucaarad ka ah ee WADDANI oo ay ka soo qayb-galeen marti sharaf kala duwan iyo ergooyinka golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI,kuwaas oo tiradoodu kor u dhaafaysay ilaa 550 ergay. Xisbiga WADDANI ayaa shirkaas ku soo bandhigay barmaamij siyaasaadeedkiisa uu ku gelayo doorashada fooda inagu soo haysa,waxaana…

Read More

Loollanka Labada Musharrax Ee Mansabka Madaxweyne Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Meel Xasaasi Ah Maraya Iyo Gudi Isu Xilqaantay Inay Labada Murashax Kala Reebaan Ka Hor Codaynta

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Labada musharax ee u tartamaya kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbiga waddani axmed muumin seed iyo Dr Maxamed Cal Cabdi ayaa loolankooda Labadii Caano maal ee u Danbeeyay si weyn looga dareemayay Shirkii koowaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI, Waxaana si weyn loo saadaalinayaa inuu Labadaasi nin uu dhex maro Tartan…

Read More

Bulshada Gobolka Hawd Oo Ka Biyo Diiday Hadal la Soo Wariyey Inuu Gudoomiye Cirro U Soo Laqimay Xoghayaha Guud ee Waddani

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md. Maxamed Cabdilaahi(uurcadde), ayaa shaaca ka qaaday xilliga rasmiga ah ee uu guddoomiye Cirro wareejin doono kursiga guddoomenimo ee loo ballan qaaday xildhibaan Cabdiqaadir Jirde. Waraysi uu Xoghaye Uurcadde siiyey idaacadda BBC-da, ayuu sheegay in heshiis hoose laga gaadhay xilliga rasmiga ah ee uu Cirro ka…

Read More

 “Qarankani Waxa Uu U Baahan Yahay Is Baddal Siyaasadeed Oo Ku Dhisan Barnaamij Siyaasadeed Oo Ka Turjumaya Baahiyaha Qarankan Waxaana Soo Wada WADDANI…” ……Aqoonyahan Xamse C/raxmaan Khayre

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid Ah Labeenta Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka kasoo jeeda Gobolka Gabiley oo uu hormuud u yahay Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre ayaa si weyn uga dhex muuqday Furitaankii shirweynaha 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo xafladdiisa Ballaadhan shalay lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre…

Read More

 Dawlada Federaalka Somalia oo soo saartay Liiska Sida Beelaha loogu qeybiyey Kuraasta Aqalka Hoose & Qabiilo qasab looga dhigay AKHRI

Muqdisho 21.October 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Somali ayaa soo saartay Dukumenti ay ku qoraan yihiin sida ay beelaha Somaliyeed u kala leeyihiin Kuraasta Barlamaanka Somalia iyo waliba Qabiilada ay qasabka ku tahay in ay haween u soo sharaxaan kuraastoda Aqalka hoose. Dukumentigaan ayaa waxaa sidoo kale lagu cadeynayay qaybta haweenka ee Boqolkiiba 30 % iyo sida…

Read More

Rumayso Mucjisada Gabadh Yar Oo 4 Jir Ah Oo Ku Hadli Karta 7 Luuqadood Oo Caalami Ah!! DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Angelina Bella Devyatkina oo loo yaqaano Bella waa gabadh yar oo 4-jir ah oo u dhalatay waddanka Ruushka taasi oo adduunka ka yaabisay kadib markii la xaqiijiyey in ay ku hadli karto ugu yaraan 7 luuqadood, kuwaasi oo kala ah Ingiriisi, Jarmal, Spanish, Faransiis, Chinese iyo ugu dambayn luuqadda Carabiga. Bella…

Read More

Murashixiinta Dimuquraadiga Hillary Clinton & Jamhuuriga Donald Trump ee Maraykanka oo Dooddooodii Ugu Dambeysay Yeeshay & Xiisaha Gaarka ah ee ku dheehnaa DAAWO

Washington 21.October 2016 (SDN/QJ):- Musharrixiinta xisbiyada Dimuqraaddiga iyo Jamhuuriga ee kala ah Hillary Clinton iyo Donald Trump, ayaa yeeshay dooddoodii ugu dambeysay ee ka hor doorashada madaxtinnimo ee dhici doonta 8-da November. Waxay labada musharrax ka hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ka yihiin, ammaanka, socdaalka, dhaqaalaha iyo kuwa kale. Trump ayaa ku…

Read More

Sannad Guurada 5aad Ee Dilkii Kornayl Qaddaafi Oo Maanta Ku Beegan Iyo Codka Hadalkii Ugu Dambeeyey Noloshiisa Maalintii La Dilayay Oo La Helay

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Xogo cusub oo warbaahintu ka heshay waddanka Liibiya ayaa tibaaxaya in Madaxweynihii hore ee waddanka Liibiya Colonel Mucammar Al Qaddaafi ii dardaarmay subaxnimadii ugu dambaysay ee uu gurigiisa ka baxayay ka hor intii aan la qaban ee aanay dilin kooxaha kacdoonka dalkaasi Liibiya ka waday markii uu socday kacdoonka shacabku. Cajalad…

Read More

General Moorgan oo laga Reebay Xubnaha Aqalka Sare ee Dalka Somaliya

Garowe 21.October 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in doorashadii Aqalka Sare loogaga guuleystey General Maxamed Siciid Xirsi Morgan, kadib markii musharixii la tartamayay Bootaan Barre Samatar uu helay 38 cod, halka uu Janaral Maxamed Siciid Xirsi Morgan uu ka helay 27 cod. General Maxamed Siciid Xirsi…

Read More

Gabdho Dagaal Yahano Ah Oo Ku Soo Biiray Dagaalka Lagu Qaaday Daacish & Xabadda Oo Socota !! DAAWO

Hargaysa 21.October 2016 (SDN/QJ):- Dagaalo xoogan ayaa habeen iyo maalinba ka socda magaalooyin ku teedsan caasimada labaad ee dalka Ciraaq waa magaalada Mosuul oo malaayin qof ay ku nool yihiin waliba ay maamulaan xoogaga Daacish . Dagaalka lagu qaaday magaalada Mosool ayaa waxaa isku garabsanaya ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo xoogaga Qowmiyada Peshmerga oo dhul…

Read More