Koontiinarro Laga Shakiyay Oo Lagu Baadhey Dekedda Berbera & Waxyaabaha la sheegay in lagu soo Dhex Qariyey
Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida Koontiinaro uu siday Markabka ay leedahay Shirkada MSC ayaa maalintii Khamiistii ee Toddobadkii hore lagu baadhay dekadda Magaalada Berbera. Koontiinaradan oo laga soo qaaday dalka Jabuuti, balse markii Hore ka yimid dalka Hindiya ayaa waxaa mid ka mid Koontiinaradii markabkaasi Dajiyay looga shakiyay inay ku jirto Maado Budo…
