Cunista Badan Ee Baradhada Oo La Ogaaday In Ay Sababto Xanuunka Dhiig-Karka
Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Daraasadd cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa waxa lagu cadeeyay in cunista badan ee Baradhadu ay keento Dhiig-karka, cudurka Dhiig-karka ayaa sanad walba ay u dhintaan Malaayiin ka mida dadka dunida ku nool. Waxa kale o ay daraasaddani cadaysay in cunista baradhada in ka badan afar jeer…
