Urur Saxaafadeed Soo Dhaweeyey Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Xisbiga Waddani Iyo Isbahaysiga Kulmiye

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):-Ururka suxufiyiinta iyo qorayaasha madaxabanaan ee Somaliland (Somaliland Society for Independent Journalists & Writers, SSJW) ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay todobaadkan kala saxeexdeen xisbiga Waddani iyo siyaasiyiintii isbaysiga ee ku biiray oo uu ku jiray  qodob khuseeya xaqdhawrista xoriyadda saxaafadda oo dhigaya in dacwadaha warbaahinta lagu soo oogo loo raaco nidaamka habka…

Read More

Dawladda Mareykanka ayaa ka digtay in Itoobiya aanay ku xadgudbin xaaladda degdega ah ee ay soo rogtay maalintii Axadda

Washington 13.October 2016 (SDN/QJ):-Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in ay tahay in dowladdu ay kala caddeyso sida ay ku doonayso inay ku dhowrto xuquuqda dadka rayidka ah lixda bilood ee uu socdo xukunka degdega ah., Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqday dowladda inay dadka u ogolaato xorriyad ay ku dibadbaxaan.  …

Read More

Dhacdo La Yaab Leh oo Soo Jiidatay Warbaahinta Reer Galbeedka oo Ku Saabsan Gabadh 13 Jir Ah Oo Cunto La’aan U Geeriyootay 68 Maalmood Ka Dib

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):-Gabadh yar oo da’deedu tahay13 jir oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa geeriyootay kadib markii ay cunto la’aan ku joogtay muddo dhan 68 maalmood.   Gabadhan yar oo magaceeda la  odhan jiray Aradna Samdariya ayaa waxay ku noolayd gobolka Haydar Abaad ee dalkaasi Hindiya, waxa aanay ku noolayd guriga waalidkeeda, ciidamada dalka…

Read More

Maamulka Dubai Oo Bilaabaysa Dhismaha Ugu Dheer Adduunka

Dubai 13.October 2016 (SDN/QJ):-Muddooyinkan danbe ayaa waxa kor u kacay tartanka dhismayaasha aadka u dhaadheer ee waddamada Carabta ah gaar ahaan dalka Isku taga Imaaraadka Carabta, kadib markii lagu guuleystay dhismaha “Burk Al-Khaliifa” oo isagu noqday ka ugu dheer Caalamka. Xukuumadda Dubai ayaa waxay bilawday inay dhagax dhigto dhismo cusub oo la magac baxay “Tour…

Read More

”Budhcad dhalinyaro Soomaali iyo Swedish isugu jira oo Maxkamada Dalka Sweden xukun ku riday!! DAAWO

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):- Budhcad dhalinyaro Soomaali iyo Swedish isugu jira ayaa waxaa la sheegay inay Maxkamad ku taala dalka Sweden ay xukun ku riday ka dib markii ay ku cadaatey inay si arxan daro ah ay weerar ugu qaadeen Maqaaxi lagu caweynaayey islamarkaasna ay halkaas ku dileen 2 qofood kuna dhaawaceen ilaa 8 qofood.

Read More

Madaxweyne-Ku-Xigeenka JSL & Kormeerkiisa Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Ee Ka Socda Biyo Shiinaha SAWIRO

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici),ahna ku-simaha Madaxweynaha JSL oo ay wehelinayaan maareeyaha wakaalada biyaha, maayarka caasimada Hargeysa, gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex, xubno ka kooban golaha wasiirada iyo masuuliyiinka ka socday xisbi xaakimka kulmiye, ayaa kormeeray mashruuca biyo balaadhinta caasimada oo wakhtigan maraya meel muhiima dhawaana la filayo inay shacbiga…

Read More

Qareen Dacwad layaab leh kusoo oogaya Shirkada Emirates Airlines

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):-Qareen lagu magacaabo Giorgio Destro , oo u dhashay dalka Talyaaniga ayaa sheegay in uu dacwad kusoo oogayo Shirkadaha Diyaaradaha Emirates Airlines, kadib markii ay shirkada ka diiday in ay magdhaw siiso.   Giorgio Destro ayaa sheegay in uu dhibaato xoogan kala kulmay safar uu ku raacay diyaarada Emirates Airlines, kadib markii…

Read More

Warbixin Xiiso Badan Waddamo ay Soomaaliya ku jirto oo la Ogaaday in Guurka lagu qasbo gabdhaha aadka u yar yar

Nairobi 13.October 2016 (SDN/QJ):- Sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Save the Children, todobadii ilbiriqsiba hal gabar oo da’deeda 15 jir ka yartahay ayaa loo guuriyaa. Warbixinta ayaa sheegeysa gabdhaha ka yar 10-sano in lagu qasbo in ay guursadaan rag si aad ah uga weyn dalal ay ka mid yihiin Afghanistan, Yemen,…

Read More

Gabadh ay Adoonsadeen kadibna Iibiyeen Daacish oo heshay Abaal marin iyo lacag badan (Daawo Sawirada)

Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):-Gabar u dhalatay dalka Ciraaq kana soo jeeda dadka Yaziidiyiinta ay horey u qafasaheen Kooxda Daacish mudana qaab adoonsi ah u heesteen ayaa ku guuleesatay lacag badan oo abaal marin ahaan loo siiyay. Gabadhan oo lagu magcaabo Nadia Murad ayaa gacanta u gashay Kooxda Islaamiyiinta Daacish , waxaana gabadhan kooxdaasi gacantooda ay…

Read More

“ Madaxweynaha waxa ay waydiisten Imaarada Abu Dubai in ay Saldhig ka samaysataan Madaarka Berbera” Wasiirka Duulista S.land

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo shalay ka soo laabtay Safar Shaqo oo ugu Baxay Imaarada Abu Dubai, ayaa saaka shirjaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga warbixiyey Safarkaasi, waxaana ka mid ahaa hadaladiisii:-“waxaan doonayaa inaan war bixin idinka siiyo safarkii aanu ku tagnay Dubai waftigii…

Read More

Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland,Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye & Laba Xubnood oo Kale oo Shil Baabuur Galay & Kormeer Madaxweyne Ku Xigeenku ku Tegay Geed Deeble DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed oo ay Wehelinayeen Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Sida Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf,Siyaasi Maxamed Cismaan Caalin Tiinbaro ayaa Maanta Galay Shil baabuur Xili ay ka soo laabanayeen Deegaanka Geed Deeble.

Read More

Xisbiga WADDANI oo Billaabay Qaadashada Kaadhka Xubinimada Golaha Dhaxe ee WADDANI+ Guddoomiye Cirro iyo Xubno Ka Mid Ah Hoggaanka oo Qaatay Kaadhadhkoodii+SAWIRO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Qaadashada kaadhkii xubinimada golaha dhaxe ee Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana lagu galaayey shirweynaha golaha dhaxe ee Xisbigaasi oo la filaayo in uu 19ka bsihan ka qabsoomo magaalada Hargeysa, ayaa maanta si habsimi ah uga billaabmay Xarunta Dhaxe e Xisbiga WADDANI ku lee yahay Hargeysa. Qaadasada kaadhka xubinimada oo maanta lagu…

Read More

Guddida Doorashada Soomaaliya Oo Maanta Bilaabaya Diwaangelinta Musharraxiinta Baarlamaanka Iyo Dad Magaca Somaliland Kaga Qayb-galaya Oo La Raadinayo

Muqdisho 12.October 2016 (SDN/QJ):-Guddida Doorashada Dadban ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay inay 12-ka bishan oo Maanta ku beegan bilaabayaan Diwaangelinta Dadka doonaya inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii Beelaha Gobollada Soomaaliya qaarkood u gudbiyeen Ergooyinka u codeynaya xubnaha uga qayb-galaya Baarlamaanka. Guddida Doorashada oo doonaya in Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo noqonaya…

Read More

Salaadiinta & Madax Dhaqameedka Gobolka Hawd oo Hawraarsan Kaga Gudoomay C.raxmaan Cirro Hibaynta Gudoomiyaha Xisbiga Waddani & Dulucda Balanqaad ay Sameeyeen DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Salaadiinta Gobolka Hawd ayaa Si Mug leh u soo dhaweeyay Dhawaq uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro ku Shaaciyey inuu Kursiga ugu Sareeya ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani u ku sooray Gobolka Hawd,Waxay Salaadiinta Gobolkaasi sheegeen in Talaabadani Tahay Mid Ugub ku ah Siyaasada Somaliland Maadaama sida ay Xuseen aan lagu…

Read More

Garabka Faysal Cali Waraabe Oo Aan Wali Iska Soo Dhex Xulin Shantii Qof Ee Uga Qayb Galayay Qaban-Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Ucid + Mudada Hadhay Wakhtigii Maxkamaddu Go’aamisay In Shirka Lagu Qabto

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Garabkii uu hogaaminayay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaan iyagu ilaa hadda iska soo xulin shantii xubnood ee uga qayb galaya qaban qaabada shirwaynihii xisbiga UCID ee ay maxkamaddu mudaysa in lagu qabto muddo 60 cisho ah. Garabkana ayaan iyagu haba yaraatee wax hawl ah oo dhankooda ah galin…

Read More

Xisbiga Waddani oo Daboolka ka Qaaday Murashixiintiisa Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen u Tartami doona,Mas’uul Lagu Dhici Waayay in Lala Loolamo,Xubno Shaaciyey inay Tanaasuleen & Mawqifka Kuwa Tartamaya DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Guddiga kala-reebista Musharrixiinta u taagnaa inay u tartamaan Jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa shaaca ka qaaday inay kala saareen Xubnihii hankooda shaaciyey, isla markaana Cabdiraxmaan-Cirro loo daayey Musharraxnimada jagada Madaxweynaha, halka jagada Ku-xigeenkana ay ku tartami doonaan laba Xubnood oo keliya oo ay sheegeen inay…

Read More

Maamulka Puntland Oo Wada Qorshe Ay Ku Khal-Khalinayaan Wada Hadalada U Furmay Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Rag Xilal Ka Haya Maamulka Puntland Oo Ku Sugan Magaalada Buuhoodle

Garowe 12.October 2016 (SDN/QJ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay bilaabeen qorshe ay damacsan yihiin inay ku khalkhaliyaan wada hadalada u furmay maamulka Puntland iyo dawlada Somaliland. Waxaana maamulkani si ay u khalkhaliyaan wada hadaladan ay usoo direen rag xilal ka haya maamulka oo ay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Shirkii Maamul Daadejinta Dawladaha Hoose ee Dalka,Iyo Waxtarka uu Waddanka u Leeyahay DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku-simaha Madaxweynaha JSL ayaa ka qayb galay Shirka Hab-maamulka Dawladaha Hoose (Local Governance Conference) oo ka furmay Hoteelka Ambassador. Shirkani wuxuu salka ku hayaa bernaamijka la magac baxay Bernaamijka Maamul Daadejinta Dawladaha Hoose ee Jam. Somaliland (Somaliland Joint Programme on Local Governance-JPLG)…

Read More

Bilowga Mashruuca Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawlada Somaliland Iyo Soo Xulista Xubnihii ka Hawl galayay DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed, ayaa sheegay inay Tallaabo horumar ah u qaadeen Nidaamka Shaqaalaha iyo Shaqaaleynta. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland iyo Saraakiisha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo si wada jir ah uga hadlayey gebogabada Imtixaan lagu qaadanayey Shan Qof oo ka hawl-gelaya Mashruuca dib-u-habeynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland…

Read More

Khilaaf ka Dhex-qarxay Xisbiga WADDANI iyo Siyaasiyiin Qaaddacay ka qaybgalka Shirka Golaha dhexe DAAWO

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):- Khilaaf hor leh, ayaa ka dhex-curtay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, waxaana khilaafkaasi si rasmi ah u qarxay shalay, ka dib markii ay Siyaasiyiin iyo Xubno ka tirsanaa Xisbigaas shaaca ka qaadeen inay qaaddeceen ka qaybgalka Shirka golaha dhexe ee Xisbigaas oo toddobaadka dambe lagu wado inuu ku qabsoomo magaalada Hargeysa…

Read More