Shirka Qaramadda Afrika Iyo Carabta: Hirdanka Xulafada Kala Taabacsan Morocco & Dawladnimo Doonka Jamhuuriyadda Saharawi:

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Dalka Morocco oo ah maal gashade weyn oo maal geliya qaaradiisa Afrika oo kaashanaya dalal kale oo Carab ah oo ay ka mid yihiin; Sucuudiga, UAE, Baxrayn, Qatar, Oman, Jordan, Yemen iyo Soomaaliya ayaa cadho kaga baxay shirka Qaramadda Afrika iyo Carabta oo ka socday Equatorial Guinea Arbacadii – ka bixid…

Read More

Maxaa Keenay In Goobaha Ragga Iyo Haweenka Timaha Loogu Hagaajiyo Isku Mid Yihiin Balse Midna Gun Lagu Noqdo Midna Gob, Waa Maxay Sababtu? Faallo

Faalladan Waxay Isbar bardhig Ku Samaynaysaa Xaalado Isku Mida Balse Dhaqaan Ahaan Bulshadu Kala Godobsatay. Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Maxaa labada goobood midna ka dhigay shaqo lagu gumoobo oo ay dad gaar ahi qabtaan ,midna ka dhigay shaqo lagu faano ,timaha ragga iyo kuwa dumarku maxay ayay ku kala duwan yihiin. Somalidu inta badan waxa…

Read More

Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cuntooyinka Dufanka Leh Iyo Caqliga ?

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Dhibaatada ay leeyihiin Cuntooyinka dufanka badan leh ee la cunaa, kuma koobna oo kaliya Buurnida dheeraadka ah, balse waxa buurnida ka sii darran in cuntooyinkaasi ay saamayn ku yeeshaan Caqliga.   Haddaba waxa la xaqiijiyay in Ubadka iyo da’yarta isticmaala cuntooyinka uu dufanku ku badan yahay ay hoos u dhacaan fikirkooda…

Read More

”Shabigu Kelmadoodii ay yidhaahdeen doorashadiina wey dhamaatay,Clinton-na  wey aqbashay in laga guulaystey’’ Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka oo Guushiisa Xejisanaya

Washington 29. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegey in xataa hadii la laalo malaayiin qof oo si Sharci daro ah u Codeeyay ay hadana  Guushiisa doorashada madaxtinimada ee uu Hantay ay tahay mid sugan. Mr,Trump ayaa hadalkan ku dhawaaqay ka dib markii Murashaxii sida adag ula loomaysay Mrs, Hillary…

Read More

Madaxweynaha Raashiya oo Xilalkii ka Xayuubiyey Madax Tiro badan oo ka Tirsan Laamaha amaanka & Madaxtooyada iyo Asbaabta keentay

Moscow 29. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha  Dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa xilkii ka qaaday mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan Xukuumadiisa una badan hay’adaha dhanka ammaanka iyo madaxtooyada.   Madaxweyne Putin waxa uu xil ka qaadis ku sameeyey saraakiil ay ka mid yihiin afhayeenkii Madaxtooyada, madaxii hogaanka diiwaangelinta ee hogaanka amniga Federaalka, madaxii akademiyada culuunta ruushka iyo…

Read More

Baadhis Caafimaad Oo Daah Furtay Sababta Raggu U Cayilaan Marka Ay Guursadaan, Gaar Ahaan Xaydha Caloosha

Hargaysa 29. November 2016 (SDN/QJ):-Qormadan caafimaadka ee maanta waxa aan ku eegi doonaa cayilka caloosha ee raggu isku arkaan khaasatan guurka ka dib. Buurnimada/Cayilka wuu sadax jibaarmaa guurka kadib, ragga iyo dumarkaba way cayilaan, laakiin qaabka ay u cayilaan ayaa kala duwan, ragga qaar waxay badanaa ka cayilaan caloosha, dumarkuna bowdyaha iyo naasaha ama qaarka…

Read More

“Xabsiga Anigaa is Geynaya Haddii la igu Helo Lacagta uu sheegay Wasiirku” Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa waxaa uu ka jawaabay Eedeymo uga yimid Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland. Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Waxaa uu sidoo kale ka hadlay warar sheegaya in uu kullamo la yeeshay Musharaxa ka mida siyaasiyiinta Soomaaliya. https://www.youtube.com/watch?v=YqQ5uoK-1Wo

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa Ee Somaliland Ka Dib Markii Ay Ka Soo Laabteen Safarkii Tabantaabo Oo Maalintisii Tobnaad & Warbixinta Afhayeenka Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL iyo weftigiisii mudada ku maqnaa socdaalkii dheeraa ee u kuurgalka abaaraha ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada Somaliland ee Hargaysa Socdaalka madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo qaatay muddo 10 maalmood ah ayaa waxa uu saameeyey gobolada kaa ah Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, Daadmadheedh, Buuhoodle, Saraar, Sool,…

Read More

“Anigu Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Ayaan Xilka Ku Wareejiyey, Ee Cali-Marreexaan Xil Kumaan Wareejin..” Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Intii Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaaminayo ay ku guda-jireen Socdaal ay toddoba maalmood oo xidhiidh ah ku marayeen deegaannada Abaarta ba’ani saamaysay ee gobollada Bariga Somaliland, ayaa u kuurgalka xaqiiqada iyo gurmadka Abaarta ka sokow waxa ku ladhnaa hummaagyo badan oo bixinayey fasiraado kala duwan iyo badheedhayaal ka turjumayey…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Beesha Axmed Faarax ee Bariga Burco Kulan Nuxurkiisu Yahay Taageerida Murashaxa Kulmiye la Yeeshay & Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Burco 28. November 2016 (SDN/QJ):- Ka Hor intii aanay Weftiga Madaxweynuhu ka soo Ambo bixin Magaalada Burco Waxa uu Kulan balaadhan Kula Yeeshay aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Burco Mid ka Mid ah Beelaha Gobolka Togdheer oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Murashixiinta Xisbiga Kulmiye.

Read More

Madaxweyne Gaas oo Shaaciyey inay Hakin doonaan Doorashooyinka Punt land ka Socda Fariin adagna u diray Gudoomiye Jawaari oo Dabada ka riixaya Qoondada Somaliland ee Aqalka Sare

Garowe 28. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Dr Cabdiweli Maxamed Cali {Gaas} ayaa ku Hanjabay in Maamulkiisu uu Gebi ahaanba Joojin doono doorashooyinka dadban ee Ka Socda Deegaanada Punt land hadii aan la Joojin Sida uu Xusay Qoraalo Sharci daro ah oo uu qaybiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka amase Baarlamanka Dawlada…

Read More

Garabka uu Hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay inay Hakiyeen Wada hadalkii ay la Lahaayeen Xisbiga Kulmiye & Doorka Wada Xaajood ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka uu Hogaamiyo aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Wada hadal la lahaa Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa Markii u Horaysay Sheegay inay Joojiyeen amase hakiyeen wada hadalkii ay la lahaayeen Xisbiga Kulmiye Iyagoo intaas ku daray in wada xaajoodkoodu uu si Caadi ah ula…

Read More

Xukuumadda Oo Shaacisay Tirada Kiisaska Kufsiga Ah Ee Sannadkan Ka Dhacay Somaliland & Hargaysa oo Noqotay Hoyga ugu Badan ee Kufsi ka dhaco DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaacisay Tirada Kufsiyada Sannadkan dhammaanaya ka dhacay Dalka. Xukuumadda, ayaa sheegtay in aan sii eegan karin Tacadiyada Dumarka ka dhanka ah ee ka dhaca Dalka, maaddaama sheegtay Sannadkan oo keliya ay Dalka ka dhaceen 207 Kufsi, kuwaasi oo badankoodu ka dhacay Caasimadda Hargeysa. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…

Read More

Gabadh Xukuumadda Katirsan Oo Erayo Milgaha Iyo Anshaxa Suuban Baalmarsan Bulshada Farriin Uga Dhigtay Iyo Saamaynta Ay Yeelan Karto DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha hay’adda Xuquuqal-insaanka qaranka Marwo Farxiya Xuseen Jaahuur, ayaa si anshaxa suubban ka baxsan bulshada ugu gudbisay farriin ay doonaysay inay ku fududayso helitaanka raadadka dadka geysta kufsiyada oo inta badan muran badani ka dhasho. Marwo Farxiya oo ka hadlaysay furintaanka xuska 15-ka cisho eek a dhanka ah tacaddiga haweenka,…

Read More

Magacyada Ergada Maamulka Khaatumo Uga Qayb-Gelaya Wada-Hadallada Somaliland Iyo Cali Khaliif Oo Ka Maqan

Buuhoodle 28. November 2016 (SDN/QJ):- Maamulka khaatumo ayaa Shaaciyey Xubnaha Haatan uga Qayb Galaya Wajiga Labaad ee Wadahalka uu maamulkaasi la yeelanayo Somaliland, Waxana Magaalada Buuhoodle Ka soconaya Kulamadii ugu Danyeeye ee Madaxwayne Galaydh xubnaha maamulkiisa. Xubnaha uu magacaabay Cali Khaliif ayey tiradoodu dhantahay ilaa 8-eed xubnood, waxana la sheegayaa inuu hoggaamin doono Aqoonyahan Cali…

Read More

Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay 8 Askarta Liyuu Booliiska Kililka Shannaad Ah Oo Lagu Qabtay Gudaha Somaliland

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Taliska Booliiska Somaliland, ayaa Dawladda Itoobiya ku wareejiyey 8 Askari oo Ciidammada Liyuu Booliiska Kililka Shannaad ah iyo Gaadhi ay wateen oo Ciidanka Booliisku Gacanta ku dhigay Jimcihii, ka dib markii ay si khalad ah u soo galeen Gudaha Somaliland. Taliye ku-xigeenka Booliiska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay…

Read More