Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ku Canaantay Wakhtiyada Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhacaan Ee Ay Abaaraha Ka Jawaabto

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Md. Maxamed Siddiiq Dhamme ayaa xukuumadda ku canaantay wakhtiga ay ka jawaabto gurmadka abaaraha soo noqnoqda ee dalkeena ku habsaday isaga oo dhinaca kalena bulshada reer Somaliland ugu baaqay in ay iska kaashadaan gurmad degdeg ah oo lala gaado dadkeena abaaruhu saameeyeen ee…

Read More

Waa Tuma Hillary Clinton Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka? Maxaa Lagu Xasuustaa? DHAGAYSO

Washington 09. November 2016  (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa Shalay u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.   Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashadii Shalay dhacday. Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Hillary Clinton?…

Read More

Waa Kuma Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump? Nooca Shakhsiyadiisu Waa Sidee? DHAGAYSO

Washington 09. November 2016  (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa Shalay u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashadii Shalay dhacday. Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Donald Trump? Waa…

Read More

Mid Ka Mid Ah Jilayaasha Ugu Caansan Aflaamta Hindiga Dadka Soomaaliduna Aad U Yaqaanaan Oo Lagu Xukumay Xabsi Hal Sano Ah

Delhi 09. November 2016  (SDN/QJ):-Jilaaga caanka ah ee lagu magacaabo Aditya Pancholi oo ay dadka Soomaalida ee xiiseeya Aflaamta Hindigu u yaqaannaan Indha-Cadde ayaa waxaa dorraad xukun adag ku riday Maxkamad ku taalla wadanka India ka dib markii lagu helay dacwad lagu soo oogay oo ugu dambayn keentay in ninkaasi muddo 12 Bilood ah liinta…

Read More

Codbixintii Doorashada Maraykanka oo Si Rasmi ah u Bilaabantay,Kala Horaynta Labada Murashax & Halka Lagu Kala Baxayo

Washington 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Codbixinta doorashada Madaxtinimada dalka maraykanka ayaa si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan Wadanka Maraykanka, iyadoo doorashadani tahay tii ugu tartanka adkayd ee muddo dheer soo marta wadankaasi. Musharaxiinta labada xisbi ee tartanka adagi dhexmarayo Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa codadkoodii ka dhiibtay goobo codbixineed  oo ku yaalla Magaalada Newyork, isagoo…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Cisbitaalka weyn ee Hargeysa Ku Soo Booqday Dadkii Ku Soo Waxyeeloobay Rabshadahii Ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha ee Hargeysa+SAWIRO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa saaka soo booqday dadkii ku waxyeeloobay rabshadahii shalay ka dhacay Garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo dhaawacyo soo gaadhay u yaala Cisbitaalka weyn ee Hargeysa. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde oo…

Read More

Xisbiga Ucid oo Qabsaday Shir aan Caadi ahayn,Heshiiskii Garabka Jamaal oo Waxba Kama Jiraan laga Dhigay & Beri oo Gudoomiye Faysal Mushax loo Dooranayo DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Shirweyne aan Caadi ahayn oo Maanta uu Yeeshay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Ergadii ka qayb gashay Waxay Cod aqlabiyad ah ku laaleen Heshiiskii hore u dhex maray Xisbiga Ucid Iyo Garabkii ka soo Jabay Xisbigii Udub ee uu Hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen Iyagoo wax ka badal iyo Kaabis ku…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dhaawac Lugta Ka Soo Gaadhay+SAWIRO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa gurigiisa ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Saylaci oo u jiifa dhaawac ka soo gaadhay dhinac Midig ee Misigta. Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii uu soo booqday Madaxweyne ku xigeenka, waxa uu ka xaal waraystay sida ay wax…

Read More

Dadweynaha Maraykanka oo Maanta Safaf u Taagan Sidii ay u Kala Xulan lahaayeen Labada Murashax ee Loolanka Ugu Jira Kooda Geli doona Aqalka Cad

Washington 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta. Clinton ayaa doorashada maanta ugu yeedhtay “Tijaabada waqtigeena”, halka Trump…

Read More

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo Ka Hadlay Abaaraha Bariga iyo Shaqaqadii Shalay Ka Dhacaday Garoonka Hargaysa +Sababta DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Shaqaaqo Maalintii Shalay ka dhacday Garoonka Hargaysa Studium Taas oo ka Dhalatay Natiijada dhamaadka Ciyaar u dhaxaysay Gobolada Daad Madheedh Iyo Hawd oo Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh. https://www.youtube.com/watch?v=9LWIB0mVV9g

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Wada-hadalo Dhexmaray Maamulka Khaatumo iyo Shir uu Kaga Qeyb-galay Dalka Imaaraadka+ Qeylo-dhaan Abaareed u Diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo muddooyinkii dambe socdaal ugu maqnaa dalalka Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi oo soo guryo-noqoshadiisan uu ku wehelinaayey wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland sida oo kale na ah…

Read More

Khasaare Dhaawac oo ka Dhashay Gunaanadkii Ciyaartii ay Galabta Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Garoonka Ciyaaraha ee Hargaysa Studium Galabta ka dhacay Rabshado ka dhashay Natiijadii Ciyaartii Galabta dhex martay Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd oo ay Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh oo u Gudbay Wareega Afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka. Sida ay Sheegayaan Wararka Hor dhaca ah Waxa…

Read More

Yaa Ku Guulaysan Doona Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh Una Gudbi doona Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada S.land? LIVE U DAAWO

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxay Galabta Ciyaar adagi dhex maraysaa Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh oo Kala Wata 4 Dhibcood oo Gobolka Hawd Wato iyo Daad Madheedh oo 3 Dhibcood Wadata. Labadan Xul koodii soo baxa Wuxuu si Toos ah isaga Xaadirin doonaa Wareega afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ku afarayn…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi oo soo bandhigay xidhiidhka ka dhexeeya ciyaartoyga iyo askariga DAAWO

Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Mudane Muuse Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Xisbigaas ee Jagada Madaxweyne ayaa soo bandhigay Xidhiidhka ay wadaagaan Ciyaartoyga iyo Askarigu mar uu ka hadlayay Casho Madaxweyne Siilaanyo u Sameeyay Xulalka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland uga socda Caasimada Hargaysa.

Read More

Nuxurka Kullan Xalay Magaalada Addis Ababa Ku Dhexmaray Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro Iyo Hogaaminaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh SAWIRO

Addis Ababa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):-Kullan-kan ay wadda yeesheen  guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Cali khaliif Galaydh,ayaa  habeenkii xalay ahaa ka qabsoomay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,kaasi oo ku soo dhammaaday jawi is afgarad. Musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro…

Read More

Somaliland :Jab’had Hubeysan Oo Lagaga Dhawaaqay Gudaha Gobolka Sool Iyo Xaalada Magaalada Laascaanood Oo Kacsan DAAWO

Laascaanood 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Deegaan ka Tirsan Gobolka Sool oo la Yidhaa Boocame ayaa lagaga Dhawaaqay Jab’had Hubaysan dhawaqaas oo Xaalad Kacsanaan ah ka abuuray Magaalada Laascaanood. Waxaana Madasha jab’hada Looga dhowaaqay Ka hadlay Qaar kamid ah Hogaanka Jabhada oo kamida Ahaayen Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo loo dooratay Gudoomiye kumeel gaadhka ah, Horeyna…

Read More