Magacyada Muslimiintii lagu dilay Canada iyo Ninkii dilkaasi ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirro)
Quebec 31. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo loo heesto in uu ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday Masjid muslimiinta ku cibaadeestaan oo kuyaala magaalada Quebec ee dalka Canada. Weerarkan waxaa ku dhintay 6-qof oo kamid ahaa Jameecada masjidka ku cibaadeesanayay, waxaa sidoo kale weerarkaasi…
