Doorashada Madaweynaha Galmudug oo Dib u dhac ku yimid iyo sababta ka dambeysa oo la ogaaday
Cadaado 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa dhawaan shaaciyay in ay dooran doonaan Madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeesho ,kadib markii ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa horey u shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhaceyso 8-ka bisha Febraayo ,…
