Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Chief Caaqil Galabta Shil Baabuur Ku Geeriyooday
Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa madaxda dhaqanka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Cabdi Xaaji Diiriye (Gaadaali) oo Shil baabuur ku…
