Afhayeenka Al-Shabaab Oo Waraysi Uu Al-Jasiira Siiyey Kaga Hadlay Doorashada Soomaaliya, Xulista Amiirradooda iyo Weerarrada Huteellada
Muqdisho 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali-Dheere) oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay Aragtida Al-Shabaab ee la xidhiidha doorashooyinka Federaalka Soomaaliya. Cali-Dheere, ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan aanay ka jirin wax doorasho ah, laakiin ay ka socdaan wax lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho…
