Baarlamanka Soomaaliya Oo Kashifay Fadeexad Lama Filaan Ah & Khiyaamo Qaran Oo Uu Ku Kacay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 30. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Kashifay, isla markaana Shaaca ka qaaday Khiyaamo Qaran oo lagu burburinayo Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya oo uu ku kacay Madaxweynaha Federaalka Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, khiyaamada oo qorsheheeda la isla gartay. Khiyaamadaas Qaran ee qorsheheeda la isla meel-dhigay, lagagana wadahadlay Shirar kala duwan oo Soomaaliya,…

Read More

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Lagu Marti-Qaaday Shirweyne Caalami Ah Oo Ka Dhacaya Namibia

Namibia 30. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye Ku xigeenka Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Mudan Maxamud Xasan Wacays iyo Commissioner Cabdifatah Ibrahim Hassan oo kamid ah xubnaha sare KDQ ayaa ka qaybgalaaya shirka caalamiga ah ee ID4Africa oo sanadka lagu qabanaayo Caasimada Wadanka Namibia ee Windhoek. KDQ Somaliland ayaa labadi sano ee u danbeeyay si toos ah uga…

Read More

Ingiriiska oo Dhalashadii kala noqday Xaaska Madaxweyne Dunida Caan ka ah !!

London 30. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Arimaha gudaha dalka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay Sharcigii ama dhalashadii dalka Ingiriiska kala laabteen Xaaska Madaxweynaha dalka Siiriya haweeneyda lagu magacaabo Asma Fauaz Al Akhraz . Asma Fauaz Al Akhraz iyo Madaxweyne Bashar Al Asad ayaa is guursaday sanadkii 2000-kii , waxeeyna u dhashay 3 Caruur ah, lamaanahan…

Read More

Maamul Goboleedka Puntland Oo Loogu Baaqay In Ay Joojiso Dil Ay Ku Fulin Rabto Labo Wiil oo Dhalinyaro ah

Nairobi 30. April 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda caalamiga ee u dooda Xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay uga codsaday maamulka Puntland in ay joojiso dil ay ku fulin rabto labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaa oo horey Maxkamad ciidan ugu riday Xukun dil ah. Labadan Dhalinyaro ee Puntland ku xukuntay dilka ayaa…

Read More

Fatwo Indhaha Caalamka Soo Jiidatay Oo Ay Soo Saareen Dumar Culimo Ah Oo Reer Indonisia Ahi

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Culimo diinta Islaamka taqaana oo dumar ah ayaa soo saaray fatwo naadir ah oo ku saabsan carruurta la guursado. Fatwadan oo aan sharci ahaan u dhaqangalaynin ayaa loo arkaa in ay saamayn wayn yeelan doonto, waxay ka soo baxday kulan saddex maalmood ka socday Indonesia oo ay lahaayeen dumarka culimada…

Read More

Nin u dhashay Iran oo si weyn u Shabaha amase u eeg Ciyaar Yahanka Messi iyo Warbaahinta oo Hadal haysa

Tehran 30. April 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa ciyaaraha xiiseeya ayaa si weyn u hadal haya nin u dhashay dalka Iran oo si weyn muuqaalkiisu u shabaho ciyaaryahanka dunida caanka ka ah ee Lionel Messi. Wakaaladda wararaka Mehr ee laga leeyahay dalka Iran ayaa soo bandhigtay sawirada iyo Muuqaalka Riza Perestes oo u…

Read More

Warbixin Laga Diyaariyey Lammaane 69 Sannadood Is-Qabay Oo Mar Wada Dhintay Iyaga Oo Gacmaha Is-Haysta

Illinois 30. April 2017 (SDN/QJ):- Lamaane 69 sano is qabay oo degganaa gobolka Illinois ee dalka Maraykanka, ayaa isku saacad geeriyooday; sida ay Qoyskoodu u sheegeen Warbaahinta Maraykanka, kuwaas oo u dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Arjantiin. Isaac Vatkin oo 91 jir ah, ayaa gacanta hayay Xaaskiisii Teresa oo 89 jir ahayd markii ay…

Read More

”Baayac Mushtarigu Waa Xor Waxaanan u Yeedhaynaa Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta” Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Cumar Sanweyne ayaa ka hadlay in Shirkad Gaar ah lagu wareejinayo adeega korontada ee dalka. Hadalka Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda ayaa ka danbeeyay Cabasho ay Gudidiisa u Gudbiyeen Shirkado ka Mid ah Kuwa adeega Korontada bixiya.

Read More

“Runtii Waxa Dhacday Markii Aanu Maxakamadii Is Nidhi Aad Ka Baxdaan In Ciidamadu Ay Weerar Soo Qadaan Oo Ay Rasaas Badan Rideen, Qori Dabadii Ay La Dhaceen Xubnihii Hoggaanka WADDANI” Xoghaye C/rasaaqa Khaliif

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Maaliyada ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI  C/rasaaq Khaliif ayaa ka haddlay falkii saaka ka dhacay maxakamada gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay ciidan ka tirsan booliska Somaliland ay weerar ku soo qadeen mid kamid hoolasha Maxakamada, kaas oo  ay markaa  ka socotay dhegaysiga dacwada laba…

Read More

”Ilaalinta Boqortooyada Sucuudiga Waxaa Nagaga Baxa Dhaqaale aad u Badan”Madaxweyne Donald Trump

Washington 29. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Trump ayaa dhaliilay heshiiska difaaca ee Maraykanku uu kula jiro boqortooyada Sacuudi Carabiya wuxuuna sheegay in uu yahay mid hal dhinac u janjeedha oo Sacuudiga dan u ah. Wakaaladda wararka ee Reuters ayuu u sheegay in Sacudigu uu maraykanka ula dhaqmayo si aan dhexdhexaad ahayn, sababtana wuxuu ku sheegay in Maraykanka…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Soo Kormeeray Qaadashada Kaadhka Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Doorashada oo Ka Bilaabmantay Gobalka Saaxil DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka kormeer uu ugu kuur-galaayey qaabka ay u socoto qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee gobalka Saaxil ku soo maray guud ahaan goobaha laga qadaanayo kaadhka diiwaan-gelinta ee magaalada Berbera. Kormeerkan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI…

Read More

Madaxweynaha Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Dhakhaatiir Imaaraadka Carabta Ka Socday Ay Ka Wadaan Gargaar Caafimaad SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar caafimaad ka wadaan dhakhaatiir Imaaraadka carabtu u soo diray Somaliland, kuwaasi oo maalmahanba ka waday daaweynta iyo shaybaadho dadkii is-diwaangeliyey ee nasiibka u yeeshay inay noqdaan dadka sida tabarucaadka…

Read More

Xildhibaano Rayte Oo La Filayo Inuu Ka Baxo Xisbiga WADDANI Iyo Halka Uu Ku Biirayo Oo Xogo Kasoo Baxayaan

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah iskaga casilo xubinimadii guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigaas Waddani. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo uu weli xildhibaanku ku cadeeyay jiritaanka warkan, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijinaya in…

Read More

Muuqaal Sir Ah Oo Laga Duubey Markii Ay Saaka Ciidamadu Jidh-Dilka U Geysteen Siyaasi Cabdillaahi Daamur

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Iyada oo maanta Ciidamada Booliska Somaliland, ay xabsiga u taxaabeen Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil xooggan u geystay xoghayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Aftax Siciid Jaambiir xili ay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ay u joogeen dhageysiga dacwadda…

Read More