Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur+Jidh Dil Xooggan u Geystay Xoghayaha Garabka Dhallinyarada WADDANI
Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil xooggan u geystay xoghayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Md.Aftax Siciid Jaambiir xili ay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ay u joogeen dhageysiga dacwadda siyaasiyiin…
