Wadahadalkii u socday Ahlu suna iyo Maamul Goboleedka Galmudug oo fashil ku dhamaaday (Akhriso sababta)

Cadaado 28. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu fashil ku dhamaaday wadahadaladii ay kula jireen maamulka gobolada dhexe ee ahlu suna Waljameeca kuwaasoo la doonayey in lagu mideeyo labada dhinac. Guddoomiyaha Guddiga wadahadalka Galmudug, ahna Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta maamulkas Cusmaan Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay…

Read More

Nin Reer Yurub Ah Oo Maraykanku diiday inuu Dalkooda Yimaado Kadib Markii uu Dhawr Jeer Muqdisho Booqday!!

Ireland 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay waddanka Ireland ee qaaradda Yurub, ayaa loo diiday inuu galo dalka Maraykanka toddobaadkii hore, ka dib markii uu dhowr jeer booqday magaalada muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Madaxa Shirkadda Tiknoolajiyadda ee stripe Patric collison ayaa  qoraal uu ku qoray  twitter  wuxuu ku sheegay in qof ka mid…

Read More

“Somaliland waxa ay ku talogashay in boqolkii qofba laba kamid ahi naaxdo intii kalena bakhtido,” Abwaan Hurre Walan-wal

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame,(Hurre-walangal), ayaa si weyn uga dayriyey sida uu dhulkii la wada lahaa u noqday mid la kala goo-goostay, islamarkaana uu gebi ahaanba uga baxay gacanta dawladda. Abwaanku waxa uu xusay in dhibaatada shaqo-abuur la’aanta ah ee bulshada haysata ay kaw ka tahay dhulkii oo la kala sheeganayo,…

Read More

Xiisada Ka Dhex Alloosan Maraykanka Iyo Waqooyiga Kuuriya, Waxa Dhici Kara Iyo Tabbaha Lagu Baajin Karo Colaad Hor Leh? DAAWO

Peyongyong 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xiisadda u dhaxeysa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa cirka isku sii sharreeraysa, iyada oo ay wali hadhsan tahay lixdii tijaabo ee laga filayey Peyongyong, isla-markaana gantaalaha riddada dheer ay soo dhoobtay xadka ay la leedahay Koonfurta Kuuriya. Dhinaca kale, Abaanduulaha ciidammada Maraykanka ee badweynta Baasafik Admirol Harry harris  ayaa ka…

Read More

Raxmaadka Eebbe oo Maansheeyay Jiido Badan oo Ka Tirsan Buuhoodle,Togdheer Iyo Sool

Buuhoodle 28. April 2017 (SDN/QJ):- Gobolka Buuhoodle Ayaa Roobabku Meelaha Qaarkood Heleen Sida U noo Xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Md Cabdirisaaq Ismaciil Axmed Oo Aanu La Xidhiidhnay Isagoo Ku Sugan Magaalada Buhoodle. Gudoomiyuhu Waxaa Uu Noo Xaqiijiyay In Meelo Kamid Ah Gobolka Uu Roob Wanagsani Helay Waxaana Buuxsamay Baliyada Kala Ah Sool-Joogto, Dureemo-Caddo,Doofaare Iyo Dhuumoodle,…

Read More

Faransiiska: Maayar La Ganaaxay Markuu Hadal Cunsuriyad Ah Ka Sheegay Muslimiinta Dalkaasi

Beziers 28. April 2017 (SDN/QJ):- Nin Maayar ka ah magaalo ku taalla Dalka Faransiiska, ayaa lagu ganaaxay 2,000 oo Yuuro, in uu sheegay hadal nacayb ku salaysan awgeed, ka dib markii uu sheegay in carruurta Muslimiintu ay ku badan yihiin iskuulada deegaankiisa. Robert Menard oo ah duqa magaalada Beziers oo ku taalla koonfurta dalka Faransiiska…

Read More

Guddida Abaaraha Heer Qaran Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Fariimo U Diray Bulshada Somaliland Iyo Culimada Dalka Si Looga Hortago Xanuuno Ka Dhasha Biyo Fadhiisimada SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Shir ay maalmihii u danbeeyey Madaxweyne ku xigeenka, iyo Guddida Abaaraha ee heer qaran ku lahaayeen Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga hadlaayey sidii taakulo loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen. Ka dib markii uu shirkaasi soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh…

Read More

Mid ka Mid ah Aktaradii Filimada Hindiga ee aadka loo Xiiseeyo oo Geeriyooday

Mumbai 28. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab  geeriyooday aktarkii weynaa ee Vinod Khana oo ku caan baxay aflaamta hindiga kaasoo Soomaalidu u taqiinay (Mastaana). Vinod Khana oo 70 jir ahaa ayaa waxaa geeridiisa xaqiijiyey xubno ka tirsan aheladiisa, waxayna wararku sheegayaan in aktarkan uu u geeriyooday kansar kaga dhacay kaadi heysta oo mudooyinkan uu…

Read More

Wiil Yar Oo Aabihii U Bixiyay Messi Oo Daacish U Xidhnaa Muddo Laba Sano Ah & Halka Xaalkiisu Ku danbeeyay !!

Mousil 28. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaalyahanada Daacish ee ka Dagaalama gudaha Dalka Suuriya iyo ciraaq, ayaa waxa ay afduubeen Wiil yar oo Da’diisu ahayd 3 jir waxa aanay xidheen muddo laba sano ah, waxa aanay dib wiilkaasi yar xoriyadiisa dib ugu soo celiyeen kadib markii ay kooxdaasi ku guul daraysatay Dagaalkii Magaalada Mousil ee Dalkasi…

Read More

Mauritania: Macalin Laydh Iyo Shaabuug U Adeegsaday Ciqaabta Ardaydii Uu Wax Barayay !

Mauritania 28. April 2017 (SDN/QJ):- Macalinku waa baraha bulshada had iyo jeerna macalinka wanaagsani waxa uu ku dedaalaa sidii uu u soo saari lahaa Jiil aad u qiimo badan, balse ciqaabta uu macalinku mariyo ardaygiisa marka uu wax qaldan ku kaco waxa habboon inay noqoto mid aan saamayn ku yeelan caafimaadka iyo jidhka Ardayga uu…

Read More

Dawladda Sweden Oo Loo Soo Dhoofiyo Qashinka Waddamada Dunida, Markii Uu Dhammaaday Qashinkii Dalkeedu !

Stockholm 28. April 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Dalka Sweden oo ka faa’iidaysata Qashinka yaalla Dalkeeda una adeegsata Dhinaca wax soo saarka Tamarta, taasoo dalkaasi ka dhigtay mid ka caagan qashinka noocyadiisa badan. Sweden ayaa Dalal kale dib uga soo waaridatay qashin badan kadib markii uu qashinkii dalkeedu uu dhammaaday maadaama oo qashinka dalkeeda u adeegsato Samaynta…

Read More

Paraguay: Koox Maafiya Ah Oo Loogu Magac Daray Tuugta Qarniga Oo Ku Guuleysatay Inay Dhacaan Lacag Dhan 40 Milyan Oo Dollar !

Paraguay 28. April 2017 (SDN/QJ):- Koox ka mid ah kooxaha Dalalka Laatiinka ee ku caan baxay arrimaha la xidhiidha dhaca iyo dilalka iyo ka ganacsiga Maandooriyayaasha isla markaana loo yaqaano Maafiyada ayaa waxay weerar kusoo qaadeen magaalada Cedad Del Este ee Dalkaasi Paraguay, iyaga oo weerarkaasi u adeegsadey waxyaalaha qarxa iyo Gantaalaha Lidka Diyaaradaha waxaanay…

Read More

‘’Muusoow Madaxweynihii Waan kaaga Tagee Awoodiisii Ku Shaqayso, Carabkana Waan Ka Dhawrayaa oo Odhan Maayo Dagaalkii Sokeeye Adigaa Riday,Balse Nasiibkaaga Iimaanso’’ Hogaamiye Xirsi oo Gudoomiye Muuse Biixi Meel adag Kaga Soo Hadhay

Boorama 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa qudbad uu ka jeediyey xaflada Daahfurka bilowga Bixinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Maanta ka dhacday Magaaladda Boorama Waxa uu Jawaabo darandoori ah siiyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Shalay dhaliilo u soo Jeediyey. Ugu horayn Xirsi Cali waxa uu ganafka ku dhuftay gudida Musdanbeedka ee…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Goolaaftanka Siyaasiyiinta, Caqabadaha & Faa’iidooyinka Doorashooyinka iyo Mus-dambeed loo Sameeyo Komishanka

Boorama 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hufan u sharraxay arrimo door ah oo ku saabsan xaaladaha dalka oo ay ka mid yihiin xafiilka iyo dhaliilaha ay isku jeediyaan siyaasiyiintu, caqabadaha iyo faa’iidooyinka ku jira doorashooyinka Somaliland, mus-dambeedka lagu muransanyahay ee la doonayo in loo…

Read More

Cabasho ka dhan ah Wasiirka Macdanta Somaliland oo Loo Gudbiyey Golaha Wakiiladda Iyo Wakiiladda oo Sheegay inay Dacwad ka Gudbin doonaan Wasiirka Macdanta DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Shirkadaha Adeega Korontada Somaliland ayaa Hor tagay Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda oo ay u Gudbiyeen Cabasho ka dhan ah Mashruuc uu dabada ka riixayo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland kuna rabo in Hal Shirkad qaab Kooto ah loogu Xidho adeeg bixinta Korontada Magaalooyinka Somaliland isagoo…

Read More

“Waxaan Ku Rajo-Weynahay Inaynu Nahay Dal Iyo Dad Isku Wadi Kara Hawlaha Gurmadka Abaaraha Ee Dadkeena Tabaalaysan Iyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta”. Madaxweyne Axmed Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ka hadlay Arrinta qaadashada kaadhka codbixiyaha iyo xaalada abaarta ayaa yidhi “Milgo iyo maamuus weyn bay ii tahay in aan maanta idiin soo gudbiyo, fariin xambaarsan muhiimadda qaadashada kaadhka cod-bixinta oo dalka ka bilaabmi doonta 29-ka, bisha April, 2017-ka, Eebe idamkii. ”Qaybinta…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka oo ka Hadlay Khilaaf la soo Weriyey inuu u dhexeeyo Iyaga Iyo Qasriga Madaxtooyadda Somaliland!!! DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Mudane C.qaadir Iimaan Warsame ayaa ka hadlay Sida ay Suurto gal u tahay in Kaadhka Codbixiyeyaasha Loo qaybiyo Xili ay Xaalada abaareed ee dalka Ka Taagani ka soo rayn. https://www.youtube.com/watch?v=AKMblIoceYU

Read More

Xisbiga UCID Oo Walaac Xooggan Ka Muujiyey In La Kaadhadhka Cod Bixiyayaasha Doorashada La Iibsado DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID, oo warfidiyeeanada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka digey in ay suurto gal tahay in la musuq maasuqo kaadhadhka cod bixiyayaasha Somaliland oo dhawaan qeybintiisu ka bilaabmi doonto labadii gobol ee ugu horreeyey. Xisbiga UCID ayaan si…

Read More