“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Afkiisa Ka Heynaa Da’baan Jooga Somaliland Haddii Aanu Nahayna Waxaanu Ogaanay Inaanan Ictiraaf Meelna Ka Helaynin”Horjooge Cali Khaliif DAAWO
Widh Widh 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan kulan fool-ka-fool ah la bilaabey xukuumadda Somaliland ayaa bannaanka soo dhigey siro badan oo qarsoonaa. Siyaasi Cali Khaliif Galeydh ayaa Waxaa uu ka Hadley hadal la sheegay inuu ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, iyo eedeyn loo…
