Madaxweyne Donald Trump Oo Ansixiyey Qorshe Lagu Dardar-gelinayo Dagaalka Kooxda Al-shabaab
Washington 03. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab. Qorshahan ayaa milateriga Mareykanka u ogolaanaya in weeraro dheeraad ah oo dhanka cirka ah ay ka fuliyaan Dalka Soomaaliya, Sidoo kalena ay ballaadhiyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowladda….
