Passport-Ka Dalka Suuriya Oo Noqday Ka Ugu Qaallisan Adduunka !
Dimishiq 04. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Shacabka ee Dalka Suuriya ayaa uu muddooyinkan danbe ku dedaalayay sidii uu u meel marin lahaa go’aan ay ku rabeen inay kusoo celiyaan Haybadii iyo Karraamadii uu lahaa Passport-ka Dalkoodu, kadib markii Dagaalada aadka u darran ee ka socda Dalkaasi ay sababeen in Qaxoonti aad u tiro badan ay…
