Raysal Wasaare Ku Xigeenka Waddanka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Yimid Caasimada Muqdisho SAWIRO
Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak . Wafdigan waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo masuuliyiin kale katirsan Dowlada Soomaaliya. Waxaa la filayaa…
