“Dugsiyada Siyaasadda & Afduubka Carruurta u haysta, Waalidiintaay ka soo Kaxaysta..” Is Maandhaaf u Dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay DAAWO
Boorama 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay soo noq noqonayay Is maandhaafyo u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Iyo Qaar ka mid ah Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay. Maamulayaasha iyo Masuuliyiinta Sagaal ka tirsan Dugsiyada Sare ee gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa…
