Nin Baahidu Bartay Cunista Caleenta Geedaha, Markii Dambana La Qabsan Waayay Raashinkii Caadiga Ahaa

Pakistan 27. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Pakistan oo magaciisa la yidhaahdo Maxamuud Buut, ayaa waxa uu muddo 25 sano ah cunto ka dhigtay caleenta Geedaha . Ninkan ayaa waxa uu xaqiijiyay in sababta ku kaliftay arrintani ay ahayd Faqriga isla-markaana uu waayay waxa uu wax ku cuno oo Lacag ah. Ninkan oo…

Read More

Twitter-ka oo Isticimaalkiisa loo Fududeeyay Dadka aan haysan Internet Xawaarihiisu Sareeyo 

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Twitter ayaa shaaca ka qaaday in ay soo saartay barnaamijkooda Twitter ka oo ah mid aad u xawaare sarreeya, internet ka uu u baahan yahayna yar yahay, si ay uga faa’idaystaan dadka jooga meelaha internet ku daciifka ku yahay. Shabakadda Twitter waxa ay sheegtay nuskhaddan cusub oo lagu magacaabo,…

Read More

Maraykanka Oo Gujis Dagaal Geeyay Gacanka Kuuriya Iyo Xiisada U Dhaxaysa Xukuumaddaha Washington Iyo Pyongyang Oo Sare Usii Kacaysa

Washington 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gujis dagaal oo uu leeyahay Maraykanka ayaa gaadhay biyaha Kuuriyada Koonfureed, iyadoo uu sii kordhayo walaaca laga qabo in Kuuriyada Waqooyi ay markale samayso tijaabo gantaal ama hubka nukliyeerka ah. Gujiskan oo lagu magacaabo USS Michigan, isla markaana xambaara gantaallada ayaa waxaa dhawaan ku biiri doona maraakiib dagaal oo uu…

Read More

Somaliland oo ay Soo Gaadheen Laba Wefti oo Dhakhaatiir ah oo Ka Kala Socda Imaaraadka & Waddanka Kuwait DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa maanta dalka soo gaadhay dhakhaatiir ka socday dalka Imaaraadka Carabta iyo Waddanka Kuwait oo u yimid Somaliland inay ka fuliyaan hawlo caafimaad oo bilaash ah. Weftigaasi waxaa ku soo dhaweeyeen Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Maaliyadda, Marwo Samsam Cabdi Aadan,…

Read More

Wasiir Ummaddu Kama Wada Shaqayn Karto Farxaddaada! Faallo uu Wargayska Saxafi ka Qoray Wasiirka Madaxtooyadda

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa mar kale wax ka sheegay caqliga dadka dhaliila geedi socodka Siyaasadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Waxaana uu ku sifeeyay “Dad cuduro qaba oo horumarka ka soo hor jeedda” Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay munaasibad shalay loo qabtay biyo-xidheen kooban oo Imaaraadku ka…

Read More

Roobab aad u Wanaagsan Oo Maanta ka da’ay Jiido door ah oo ka tirsan Gobolada Saaxil,Togdheer,Daad Madheedh,Sool Iyo Saraar & Baaqa Wasaaradda Xoolaha

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.rashiid Riyo oo Socdaal Shaqo ugu Maqan Deegaano ka tirsan Bariga dalka oo Khadka Telefoonka noogu waramay ayaa Sheegay in Raxmaadka eebbe ay ka da’een deegaano ay ka mid yihiin  Lafo Ruug, Galoolay,Hudisa,Sheekh,Geed loo Kor, Caynaba,Wadaamo Go’o, Habari heshay,Iyo Jiido Kale. Sidoo Kale Dad…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Soo Dhawayn Miisaan Leh Kala Kulmay Dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan & Dulucda Wada Hadalkooda SAWIRO/DAAWO

Istanbul 26. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo  gaaray magaalada Istanbul ayaa waxaa si diiran u soo dhoweeyey dhigiisa waddanka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Farmaajo iyo Erdogan ayaa salaam sharaf ka qaatay ciidamada baambeyda dalkaas iyadoo la garaaacay muusika astaanta u ah labada dal. Labada Madaxweyne ayaa intaas ka dib kulan…

Read More

Hargeisa:”Love and safety”هرجيسا الحب والأمان”By: Saad Marzouq Al-Otaibi

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- When no one else to write about the hargeisa deliberately to leave my pen choice of vocabulary that wants unconditionally, and found me talking about the most important characteristic hargeisa, it’s love and safety. مقال :هرجيسا .. الحب والأمان بقلم :سعد مرزوق العتيبي   حينما هممت أن أكتبعن هرجيسا تعمدت…

Read More

Xisbiga Talada haya ee Kulmiye oo Boorama Ku Qabtay Xaflad Ku Biirista Dallada Gurmad,Weedhihii Laga Jeediyey & Gudoomiye Muuse oo Sheegay in Lagu Takri Falo Awoodii Madaxweynaha DAAWO

Boorama 26. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magaalada Boorama kaga qaybgalay munaasabad lagu soo dhoweynayey dhalinyarada dalladda Gurmad oo si rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga Kulmiye. Xaflad ballaadhan oo loo sameeyey soo dhawaynta dalladda GURMAD oo lagu qabtay hutel Rays ee magaalada Boorama maanta, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha,…

Read More

Dawladda Turkiga oo Xidhxidhay Maanta Dad Kun Qof ka badan oo lagu Tuhmay Inqilaab Fashilmay

Ankara/Istanbul 26. April 2017 (SDN/QJ):- Booliiska Waddanka Turkiga, ayaa Xidhxidhay illaa Kun (1,000) Qof oo looga shakisan yahay in ay qayb ka ahaayeen dhaqdhaqaaq lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay Afgambigii dhicisoobay ee sannadkii 2016-kii. 2,200 (Laba Kun iyo Laba Boqol) oo Ruux oo kale, ayaa Ciidanka Ammaanku baadigoobayaa, iyada oo ay dawladdu bartilmaameedsanayso Dad…

Read More

Wasiir Xukuumadda Siilaanyo Ka Tirsan Oo Qiray In Shaqaalaha Dawlada Awal Loo Qaadan jiray Qaab Qabyaaladeed, Balse Arintaasi Laga Gudbay,Weerarna Ku Qaaday Masuuliyiinta Xukuumadda Kaga Jira Gabiley

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaa ka marag kacay in Xukuumadda uu ka tirsan yahay ay qaab qaldan u mari jirtay Nidaamka shaqaalaysiinta,waxaanu kashifay in Arintaasi afku ka xaday balse uu qorshahaasi go’aan ka gaadhay Madaxweynaha Somaliland oo uu soo wado,Waxaana uu sheegay inaanay dib u dhacayn in la…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dalladda Dhallinyarada Aqoonyahanka GURMAD ee Gobollada Galbeedka Somaliland SAWIRO

Boorama 26. April 2017 (SDN/QJ):-Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dalladda dhallinyarada GURMAD oo ay ku midoobeen 10 urur oo ah aqoonyahanka gobollada galbeedka Somaliland, kuwaas oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga. Xaflad ballaadhan oo loo sameeyey soo dhawaynta dalladda GURMAD oo lagu qabtay hutel Rays ee magaalada Boorama maanta,…

Read More

“Yurub Geenyo, Hodan Abdirahmaan Iyo Nimcaan Hilaac Waa Dad Tacab Faneed Nagu Kala Jiro-….. IGAMA SUURAWDO IN AAN SUUGAAN KU DURO” Abwaan Laab-Saalax

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul(Laab-saalax), ayaa sheegay inaanay ka suuroobayn inuu ku duro Suugaan Fanaaniinta Yurub Geenyo, Hodan Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan iyo Nimcaan –Hilaac, isla markaana ay ka mudan yihiin Xuro iyo tixgelin. Gudoomiyaha Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska waxa kale oo uu sigaar ah ugu sharaxey in heesaha…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Weerar Afka ah Ku qaaday Gudoomiye Cirro Iyo Hogaamiye Xirsi Booqashadii ay Ugu Tageen Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka fal Celiyey Kormeer ay Shalay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Booqdeen Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Xaalad Caafimaad u Yaala Cisbitaalka Guud…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga u Tegay Dhamaystirka Heshiisyo Rahmanaa oo u dhexeeya Somalia Iyo Turkiga & Jawaabta Yuusuf Garaad DAAWO

Muqdisho 26. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimiy Dalka Turkiga Kadib Markii uu Marti qaad ka Helay Dhigiisa Dalkaasi Rajab Dayib Orduqaan. https://www.youtube.com/watch?v=UswUTeAdHOc

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Sheegay in Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Lagu Helay Dunuub ka Dhan ah Gooni Isu taaga Somaliland DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Sheegay in Garsoorka Somaliland uu Ku helay Dhamaanba Danbiyadii lagu Soo eedeeyay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Isla markaana lagu Helay Dunuub ka Dhan ah Gooni Isu taaga Qaranimadda Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=0YEe3_D1F-Y

Read More

”Dadka Madaxweynaha la Shaqeeya Waxaan Leeyahay Ha Guul daraynina,Qarankana Ha Guul Daraynini” Hogaamiye Xirsi DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Cali, ayaa Wasiirada xukuumadda ku dhaliilay dhibaatooyinka dalka ka taagan, isaga oo ku eedeeyay in shacabka Somaliland wakhtigan adag ay garab ka waayeen xukuumadoodii. Waxa uu Xirsi Xaaji Cali arimahan kaga hadlay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa kadib markii ay halkaas ku booqdeen…

Read More

Kulan-weyne ay Yeesheen Madaxda WADDANI oo Lagu Gorfeeyey Siddii Gurmad Looggu Fidin Lahaa Dadka Abaarahu Saameeyeen+ Looga Qeyb-qaadan Lahaa Wacyi-gelinta Qaadashada Kaadhka Doorashada+SAWIRO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan-weyne ay iskugu yimaadeen madaxda xisbiga WADDANI oo lagu gorfeynaayey xaaladda dalka, gaar ahaan siddii gurmad deg-dag ah looggu fidin lahaa dadka abaarahu saameeyeen iyo dadka ay haleeleen xanuunada ka dilaacay abaaraha ee deegaanada Buuhoodle iyo weli ba sida oo kale siddii xisbiga WADDANI uu uga qeyb-qaadan lahaa wacyi-gelinta dadka ee…

Read More