Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasada oo Sheegay in aanay Awood u Lahayn Ka Garnaqista Dacwadii Xisbiga Ucid + Aragtidooda Ku aadan Xadhiga Mas’uuliyiinta Waddani DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Ucid iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Maanta ka hadlay Dacwadii uu Xisbiga Ucid u Gudbiyey Guddida diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyadda Qaranka ee Ka Dhanka ahayd Xildhibaano ka Soo baxay Xisbigooda oo Si Cad ugu Biiray Xisbiga Kulmiye, Waxaa Kale oo Madaxda Ucid ka Hadleen Xadhig lagula…

Read More

Hay’adda Qurbajoogga Somaliland oo ka qaybgashay kulanka 59aad ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalxiiska

Addis Ababa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda Qurbajoogga Somaliland (Somaliland Diaspora Agency) ayaa kadib martiqaad ay ka heshay UNWTO (World Tourism Organization) iyo Wasaaradda Dhaqanka & Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Ethiopia ka qaybgashay kulankii 59aad ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dalxiiska oo lagu qabtay Sheraton Addis Ababa,19-22 April, waxana isugu yimi shirka wufuud ka socotay…

Read More

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Dawlada Somalia Oo Maanta Xukun Dil ah Ku Fulisay Askari Booliska Somalia Ka Tirsanaa DAAWO

Muqdisho 22. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamada ciidamada qalabka sida dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya, oo lagu helay in uu si bareer ah u dilay qof shacab ah. Askariga xukunka dilka ah lagu fuliyay oo lagu magacaabayay Axmed Cabdi Maadey ayaa lagu helay dambi ah in uu dilay…

Read More

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Saaka Kulan Yeeshey Guddoomiyaha Baanka Iyo Nuxurka Kulankaasi DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Naasir Cali Shire,isla markaana ah Gudoomiyaha guddiga ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka Somaliland ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu hoggaaminayey guddidaasi ayaa saaka kulan la yeeshey guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland. Kulankan oo ka dhacay xarunta golaha wakiilada Somaliland ayaa intii kulankaasi uu socdey ay saxaafaddu dibed joog ka ahayd,waxaana markii…

Read More

Dawladda UK oo ka Hadashay Shirka Soomaalida ee London,Waxyaabaha Diirada Lagu Saarayo & Arrimo kale

London 22. April 2017 (SDN/QJ):-Heshiiskaas ayaa warsaxaafadeedku ku tilmaamay mid taariikhi ah oo dhabbaha u xaaraya in ciidamada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada wadajir uga shaqeynayaan si cad qorshaha ammaanka qaran, si ay tartartiib u qaataan masuuliyada hogaanka si nabad loo helo. Warsaxadeedka waxaa lagu xusey in dawlada UK ay door muhiim ah ka qaadanayso taageerada…

Read More

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa Madaxtooyada Somaliland la xidhiidhiyey xadhiga siyaasiyiinta ka tirsan Xisbigaasi ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa saldhiga dhaxe ee Hargeysa, waxaana uu tilmaamay in xadhiga siyaasiyiintaas ay ka dambeyso Madaxtooyada Somaliland isaga oo digniino adag u diray isla mar ahaantaana sheegay in aanay aqbaleyn in…

Read More

“Waxaan Xaqiijineynaa Cuna qabateynta Hirshabeelle Lagu rogay cid kasta oo ku soo rogtayna Maxkamad ayaan la fuuli doonaa” Madaxweynaha Hirshabeele

Muqdisho 22. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Bula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Qaadkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka dagayay Magaalada Jowhar, hase ahaatee maanta aan ka…

Read More

Wasiir Ku Dhici Waayey in uu Cadeeyo Taageerada Xisbiga KULMIYE Ka Haysto Gobalka Awdal+ Shaki iyo Madmadow uu Geliyey in ay Cod Ka Keeni Karaan Gobalkaas iyo Sababta DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyey taageerada in uu caddeeyo taageerada isaga iyo siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE ugu jira Xukuumaddu ay ka hayaan gobalka Awdal maadaama beryahan dambe ay si aada u soo shaac baxaysay in gebi ahaan ba cududii taageero ee gobalka Awdal uu la wareegay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan La Yeeshay Hay’ada Shaqaalaha Dawlada & Mar Kale oo La Hakiyey Shaqaalihii Cusbaa ee Dawladu qaadanaysay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha qaranka Somaliland Md.Sharmaarke Geelle, ayaa ku dhawaaqey in ay hakad-geliyeen qaadashaddii iyo weli ba sida oo kale qoristii shaqaalaha cusub ee dawladda, waxaana uu carabka ku ballaadhiyey maadaama oo wakhti adag lagu jiray ay talo ahaan isla garteen in dib loo dhigo wakhtiga qaadashada shaqaalaha dawladda. Sharmaarke Geelle, ayaa…

Read More

“Sayliciyoow; Saylac Oo Qudha Madaxweyne Ku Xigeen Uma Tihid, Ee Xilkaaga Garro”Xildhibaan Aareeye

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay kal-fadhigii Golaha Deegaanka ee Saylac ee xilka lagaga qaaday Maayarkii hore, laguna doortay Maayar iyo Maayar ku xigeen waxaanu sheegay inay Xukuumaddu faragelin ku hayso, gaar ahaan Madaxweyne ku xigeenka, oo…

Read More

Maxaa Ka Jira in Maayaradda Gebilay Iyo Berbera ay ka Mid Noqonayaan Golaha Wasiiradda ee Madaxweyne Siilaanyo?

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa soo baxaya warar aad u xoog badan oo sheegaya suurtogalnimada inay golaha wasiirada Madaxweyne Siilaanyo ku biiraan labada maayar ee Berbera iyo Gabiley Md. Cabdishakuud Maxamuu Cidin iyo Md. Maxamed-aamiin Cumar Cabdi. Wararkan ayaa soo baxaya iyadoo aanay weli dhinac u dhicin dacwadda uu xisbiga UCID ku oogay labadan maayar…

Read More

Wasiir Axmed Cadami oo u Jawaabay Siyaasiyiin Madaxweyne Siilaanyo Ku eedeeyay Inaanu Dalka ka Talin

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Waraasadda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilaha loo soo jeediyo Xukuumadda, ee ay kaga duwan tahay Xukuumaddihii ka horeeyey, ee ah in Wasiiraddu kala awood badan yihiin iyo in aanu Madaxweynuhu talin, ee dad aan la doorani ay taladda dalka go’aamiyaan. Wasiirka Waraasadda Gaashandhiga Somaliland Axmed…

Read More

Maayir Soltelko iyo Xildhibbaano Saaka Madaxtooyada La Hor Tagay Codsi Ka Dhan ah Xoghayaha Cusub ee Dawladda Hoose+ Garabsiintii Wasiir Samsam iyo Soo Dhaweyntii Aamin Weris

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Wararka naga soo gaadhaya qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegaya in Maayirka caasimadda iyo xildhibbaano ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa oo ay sida oo kale wehelinayso wasiiradda wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ay saaka aqalka Madaxtooyada u yimaadeen siddii loo hor istaagi lahaa xoghaye cusub oo xalay loo magacaabay dawladda…

Read More

Waa Kuwama Dalalka Weli Xidhiidhka La Leh Bashaar Al-Asad?

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al asad ayaa dhambaalo hambalyo ah ka helay 10 Hogaamiye, munaasabadda xuska 71 guurada ka soo wareegtay Markii dalkaasi Madaxbanaanidiisa ka Qaatay Gumaystahii faransiiska. Madaxdan hambalyaysay Bashaar Al-Asad oo isugu jirta 3 hogaamiye oo Carbeed iyo 7 kale oo wadamada kale ah ayaa waxa ay kala yihiin Madaxweynayaasha Ruushka,…

Read More

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kuwait oo ku baaqay in la gar-gaaro Soomaalidda

Qaahira 22. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ali Al-Deqbasi, ayaa shalay oo jimca aheyd ku baaqay in la caawiyo dadka Soomaaliyeed oo hadda wajahaya abaaro xooggan iyo xaalad macaluul oo ay wehliso amni xumo. Ali Al-Deqbasi,  oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Kwait, ayaa warsaxaafadeed ka soo dhinac saaray kulankii Wasiiradda Arrimaha debada Carrabta iyo Guddiyada Amniga…

Read More

“Taliye Fadal Isagaa Qaran Dumis ah oo Ka Leexday Sharuucdii Dalka…..”.Siyaasi Keyse Cali Geedi DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Keyse Cali Geedi oo ka mid ah hoggaanka xisbiga WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga siyaasiyiin ka mid ah xisbiga WADDANI oo maalmahii ugu dambeeyey ku xidhnaa xabsiga dhaxe ee magaalada Hargeysa, waxaana uu qaran dumis ku eedeeyey taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan oo…

Read More

Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Doorashadda Maayarka Saylac & Ku Xigeenkiisa Isla markaana Fariin u Diray Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Ucid ayaa Sheegay inay Sharciga Gobolada iyo Degmooyinka Waafaqsan tahay Doorashadii ay Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Saylac Ku Cumaamadeen Maayar Iyo Ku Xigeen Cusub oo Golahaasi Yeelanayo. https://www.youtube.com/watch?v=47nhw8zqixE

Read More

Xoghaye Ku Xigeenka Guud ee X.WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Lacagtii Doorashada Oo Aaney Bixin DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Shir-jaraa’id oo saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI ay ku qabteen xarunta dhaxe ee Xisbigaasi ku lee yahay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga ga hadleen guddi musdambeed ah oo Madaxweynahu sheegay in uu u sameynaayo Komishanka Doorashooyinka, xadhiga siyaasiyiin ka tirsan xisbigaasi oo dhawaan ay xukuumaddu xidhay iyo…

Read More