Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah oo Doonaya inay Dalka Maal-gashadaan SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato Jayniis ah, oo doonaya inay Somaliland maalgashadaan. Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo ka shaqaysa dhalinta korontada iyo biyaha ayaa sheegay inay danaynayaan inay maalgashadaan Somaliland, iyaga…

Read More

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Uu Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Ay Isugu Yimaadeen Wasaaradaha Caafimaadka, Madaxtooyada, Maaliyada, Biyaha, Warfaafinta iyo Taliyaha Ciidanka Booliska  Oo Ka Qabsoomay madaxtooyada jamhuuriyadda Somaliland ayaa ujeedadiisu ahayd sidii looga hortegi lahaa loona kaantarooli lahaa Xanuunadda ka dilaaca abaaraha iyo wakhti roobaadka.   Kulankan oo ay…

Read More

Boqor Buur-madow oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Beesha uu Ka Soo Jeedo oo Isku Maandhaafsan Shir ay Qabsanayaan DAAWO

Dubai 31. May 2017 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Boqor Buur-madow, ayaa ka hadlay khilaaf muddooyinkii dambe kala qeybiyey beesha uu ka soo jeedo kuwaasi oo isku maandhaafsan shir ay qabsan lahaayeen beeshaasi iyada oo la arkaayo in laba dhinac ay u kala fadhiyaan isla mar ahaantaana uu mid walba si gaar ah u la hadlaayo warbaahinta dalka.

Read More

Hujuunkii Burco ee 1988kii iyo Kii Hargaysa Mataano Xidhiidh lahaa {DHAGAYSO}

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Waa Maalmihii Is maqiiqa iyo Is Hujuunka Laba cudud oo aan la is barbar dhigi Karin,Waa Maalmihii ay Xarakadii dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM Hal bacaad lagu lisay ka dhigtay Riyo ay isku maaweelinayeen talisyadii Muqdisho iyo Addis ababa oo ku shirsanaa Soodare isla markaana gaadhay Heshiis dhigayay inay kala…

Read More

Madaxtooyada Oo Faahfaahisay Kulan Dhex Maray Labada Guddi Ee Guddida Taakulaynta Abaarta & Guddida 18 May Ee Ka Soo Kabashada Abaaraha Iyo Madax Ka Socday Hay’adaha Qaramada Midoobay SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay kulan maanta Qasriga madaxtooyada ku dhex maray labada guddi ee guddida taakulaynta abaarta, iyo guddida 18 May ee ka soo kabashada Abaaraha iyo madax ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay.   Kulanka oo ahaa kulan balaadhan oo laga hadlayey sidii loo midayn lahaa hawlgalada guddida…

Read More

Telefishan Ku Yaala Denmark oo Warbixin ka Diyaariyey Hablihii Laga qabtay Madarasad Hargaysa Ku Taala Iyo Mid Ka Mid ah Hablahaasi oo Sheegtay In Dhaawacyo la Soo Gaadhsiiyey

Denmark 31. May 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah hablihii reer Somaliland ee dhawaan laga soo qabtay madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee dib loogu celiyay dalka Yurub iyo Maraykanka, ayaa markii u horaysay warbaahinta la hadashay. Gabadhan oo magaceeda la yidhaahdo Yaasiin Cismaan, degena dalka Denmark ahna 18 jir waxa warbixinteeda toddobaadkan laga sii…

Read More

Dib u Dhaca Doorashada oo Saamayn Ku Yeeshay Kaadh Qaadashada Codbixiyeyaasha Somaliland!!!

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Dib u dhaca doorashada golaha wakiilada Somaliland ayaa saamayn toos ah ku yeelatay qaadashada kaadhadhka cod bixiyayaasha. Sidaas waxa sheegtay warbixin ay soo saartay dalada SONSAF ee ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayni. Daladda SONSAF ayaa warbixinteeda waxay ku sheegtay in qaadashada kaadhadhka cod bixintu si nabadgelyo ah uga…

Read More

“Anigu Ma Ihi Sixiroole Mana Ihi Qof La Shaqeysta Sheydaanka.”. Sheekhii Dadka Ku Dabiibey Duleedka Hargeysa oo Ka Jawaabay Eedo uga Yimi Qaar Ka Mid ah Culimada DAAWO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Abdul Xaq oo ah sheekhii maalmahii u dambeeyey duleedka koonfureed ee Hargeysa ku dabiibaayey dadka tirada badan isla mar ahaantaana caanka ku ahaa rusheynta dadka isaga oo u adeegsanaaya siddii uu dadkaas uga daweyn lahaa sixir iyo weli ba wax loo yaqaano isha Bani Aadamka ee dadka ku dhacda,…

Read More

Muuqaal Naxdin Badan:-Shuban Biyoodkii Ka Dilaacay Magaalada Burco oo Maraaya Halkii ugu Sareysay+ Tirada Dadka uu Soo Ritay oo Waadhadh Lagu Dabiibaayo & Gurmad Gaadhay DAAWO

Burco 31. May 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban-biyoodka oo maalmahii ugu dambeeyey ka dilaacay magaalada Burco, ayaa maraaya halkii ugu sareysay, waxaana illaa hadda la sheegay in uu soo ritay 2736 qof oo ku nool gudaha magaalada Burco iyo hareeraheeda ba.   Hay’adda bisha cas, ayaa iyadu gargaar deg-dag ah u fidisay dadkaasi oo sida la…

Read More

Dawlada Itoobiya oo Baahisay Socdaalka uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ku Joogo Maraykanka

Washington 31. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga laga jaray toddobaadkii dhammaaday, kaas oo uu furay wasiirka khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Warkan oo lagu baahiyay dagalka ay Inernetka ku leedahay wasaaradda arrimaha…

Read More

Siyaasi Sida Fiinta uga Qeyliyey Dhulkii Raasiga Berbera oo La Boobey+ Dhaliilahii ugu Adkaa Ku Ganey Xukuumadda DAAWO

Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Axmed Kooshin, ayaa sida fiinta uga qeyliyey dhul dan guud ah oo ay baloodheysteen safiirka Somaliland ee Safaaradda Imaaraadka, waxaana uu si aada ugu canaantay xukuumadda in ay boob xooggan ku hayso gudaha magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=mMzvEersLY8

Read More

“Waxaan Arkaa Madaxweynaha Toddobaadkii (Mar), Oo Jimcahaan Kula Tukadaa Masaajidka, Haddaanu Is-nidhaahno La Taliyana Wuxuu Qofku Sii Marinayaa…” La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari

London 31. May 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Gobollada bariga Dalka Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, ayaa ka warramay Wada-hadallada u socda Khaatumo iyo Dawladda Somaliland iyo Shuruudaha uu Dr. Cali Khaliif Galaydh uu doonayo in Somaliland fuliso, si Kooxdiisa Khaatumo ula midowdo Somaliland. Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, waxa uu sheegay in Cali Khaliif…

Read More

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali (Gurey) oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey 400 OO Qoys oo Ku Nool Deegaanada Degmada Sabo-wanaag DAAWO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Ganacsadaha weyn ee caanka na ah Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali (Gurey), ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed deeq raashin ah gaadhsiiyey 400 oo qoys oo ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Sabo-wanaag ee gobalka Maroodi-jeex. Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Gurey oo ah sida oo kale na guddoomiyaha shirkadda Kalluunka ee…

Read More

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Farta Ku Fiiqay Siyaasadda Ka Dambeysa Maamul Goballeedyada Ku Soo Badanaya Somaliya

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo hore na u soo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland, ayaa iftiimiyey ujeedka dahsoon ee laga lee yahay maamul goballeedyada ku soo badanaaya dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in siyaasadda ka dambeysaa ay tahay siddii loo tirtiri lahaa wixii ka horreeyey taariikhdii 1960kii…

Read More

Markab Sida Raashin Uu Imaaraadku U Soo Diray Somaliland Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay Iyo Wakaalad Ka Warrantay Ujeeddooyinka Laga Leeyahay

Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Markab sida gargaar Raashin ah oo gaadhaya 1.700 tan, ayaa soo gaadhay Dekedda magaalada Berbara. Waxaa gargaarkan ka Wakiil ah Hay’adda Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation oo uu leeyahay Amiirka Imaaraadka, waxaana  loogu tala galay dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan  deegaanada Somaliland. Markabkan ayaa ka soo shiraacday…

Read More

Xukuumadda Soomaaliya oo ka Hadashay Sababo Diyaaradda Turkish Airlines 3 Cisho u Fadhiisan wayday Madaarka Muqdisho

Muqdisho 31. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay sababaha keenay in saddexdii Cisho ee u dambeeyey ay u soo Fadhiisan wayday Madaarka Muqdisho Diyaaradda Turkish Airlines. Soo fadhiisi la’aanta Diyaaradda Turkish Airlines, ayaa Rakaabkii ay keeni lahayd Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Caasimadda Muqdisho la sheegay saddexdaas maalmood inay dib-u-dhac iyo rafaad badan…

Read More

Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya oo Soo Kormeeray Mashaariicda Horumarineed ee Ka Socota Magaalada Jig-jiga

Jig Jiga 31. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan qaarka mid ah masuuliyiinta sare ee xukuumada DDSI ayaa booqday qaarka mid ah mashaariicaha horumarineed ee laga hirgalinayo maamulka magaalada jigjiga. Hadaba Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo mas’uuliyiintan wehelinaysay ayaa ugu horayntii booqday dhismaha jidka wayn ee qoraxay…

Read More