Xukuumadda Turkiga oo Mar Kale Shaqooyinkii ay Hayeen Ka Eriday 4 Kun oo Shaqaale ahaa oo ay Ku Xidhiidhisay Inqilaabkii Fashilmay

Ankara 01. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda dalka Turkiga ayaa shaqada ka eriday ilaa afar kun oo qof oo shaqaale ah kuwaasoo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen inqilaabkii dhicisoobay ee bishii juley ee Kal hore ka dhacay dalkasi. Qaraarkani waxa uu saameeyey ilaa Kun qof oo ka mid ahaa shaqalaha wasaaradda Cadaaladda,in ka badan Kun Askari…

Read More

Booliis Digniin Siiyey Bisad laga shakiyey & sababta Xayawaan looga Shakin karo!!

Washington 01. May 2017 (SDN/QJ):- Bisadda looga shakiyey inay haysato qori nooca rayfalka ah ayaa loogu yeedhay ciidamada booliiska ee magaalo ku taal Maraykanka. Bisaddan ayuu ciidanka booliiska soo gaadhsiiyey nin ku arkay geed ay saarnayd intuu sawir ka soo qaaday. Sarkaal ka tirsan booliiska magaalada Newport, Oregon, ayaa ku tilmaamay muuqaalka ninku u keenay…

Read More

Baadariga Ugu Sareeya Kaniisadda Catholic-Ga Pope Francis Oo Ku Baaqay In Ergo Caalami Ah Loo Saaro Xiisadda Kuuriyada Woqooyi

Roma 01. May 2017 (SDN/QJ):-Baadariga ugu sareeya kaniisadda Catholic-ga, Pope Francis, ayaa ku baaqay in la galo dhexdhexaadin caalami ah si loo dejiyo xiisadda sii kordhaysa ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Kuuriyada Woqooyi ee ku saabsan hawlaha nukliyeerka ee dalkaas. Baadarigu wuxu carrabka ku dhuftay in tusaale ahaan dalka Norway “had iyo goor ba u…

Read More

Kuuriyada Waqooyi Oo Hanjabaadda Maraykanka Kaga Jawaabtay Tijaabada Gantaal Kale

Pyongyang 01. May 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale tijaabisay mid kamid ah Gantaaladeeda riddada dheer, balse waxaa lagu soo warramayaa in gantaalkaasi uu hawada ku qarxay daqiiqado kadib, iyadoo la rumeysan yahay in tijaabadaasi lagu fashilay. Arrintan ayaa imaaneysa xili Maraykanka ku hanjabayo inuu tallaabo militari ka qaadi doono Kuuriyada Waqooyi haddii…

Read More