Banaan Bax Laga Hor Dhigay Afaafka Hore ee Safaaradda Dowlada Imaaraadka ee Muqdisho
Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo. Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo…
