“Inankaa Yar {Ra’iisal Wasaaraha Somalia}, In Uu Yidhaahdo ‘Aloore Ciidamadii Somalia Ayaan Buuhoodle Ka Samaynayaa’ Wuu Riyoonayaa…” Eng. Faysal Cali Waraabe DAAWO
Hargaysa 01. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Luuqad adag Kula hadlay Raysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayr. Eng.Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga UCID oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey raysal wasaaraha Somaliya Xassan Cali Khayre isla markaana uu…
