Shuruudo Cusub oo Dhinaca Viisaha Mareykanka Oo Lagu Soo Rogay Dadka Kasoo Jeeda 6 Dal Oo Muslim ah

Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay Shuruudo cusub oo lagu xirayo dadka doonaya viisaha ama dal ku galka ee kasoo jeeda Lix Wadan oo Muslim ah oo dadkooda laga mamnuucay in ay soo galaan gudaha Mareykanka. Aqalka Cad ayaa soo saara shuruudahan cusub ee lagu soo rogay dadka kasoo jeeda Wadamada…

Read More

Haweeney Maxkamad loo saaray in Jaceylkeeda U Sahashay In Uu Galo Dalka Britain Iyo Saxaafadda Oo Aad U Hadal Haysa…

London 30. June 2017 (SDN/QJ):- Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska ayaa lasoo taagay maxkamad kutaala dalkaasi, waxaana haweeneydan loo heestaan in ay u fududeesay in Lamaanaheeda oo ajnabi ah uu tahriib ku galo dalka Britain. Beatrice Huret ayaa lasoo taagay Maxkamad waxaana dacwada loo heestay garsoorayaasha ku sheegeen in nin u dhashay dalka Iiraan ay…

Read More

Maraykanka oo Diiday inuu Ururka Ikhwaan Almuslim Lagu Daro Liiska Ururada Argagixisada & Xukuumadda Masar oo Fashil Ku Yimid

New York 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wafti ka kooban 14 xildhibaan oo baarlamanka Masar ka tirsan ayaa ku fashilmay in ay golaha Kongareeska Maraykanka ku qanciyaan in ururka Akhwaanul-muslimiinta lagu daro liiska ururrada argagaxisada uu Maraykanku u aqoonsan yahay. Masar ayaa xildhibaannadan u dirtay Maraykanka iyada oo daba socota ballanqaad uu hore madaxweynaha Maraykanku xilligii…

Read More

Ruushka oo Nidar Ku Maray in aanu daawan doonin Hadii Maraykanku Farogalin Mileteri ku Sameeyo Suuriya

Moscow 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Ruushku waxa ay ku dhawaaqeen in aanay gacmaha ka laaban doonin farogelin millateri oo Maraykanku ku sameeyo fadhiisimada milateriga dalka suuriya. Wasiirka wasaaradda arimaha dibada ee Dalkaasi Ruushka Sergey Lavarof oo magaalada moosko kula hadlay warbaahnta ayaa sheegay in Dawlada Ruushku jawaab ka bixinayso hadii Maraykanku duqayn ku sameeyo…

Read More

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dalka Qatar oo Maanta la filayo inuu Kulan Kula qaato Magaalada Istanbul Dhigiisa Turkiga

Istanbul 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka difaaca ee Dalka Qatar ayaa shalay gaadhay Wadanka Turkiga ayaa la filayaa inuu Jimcaha Maanta la kulmi doono dhigiisa Dalka Turkiga Fikri Oshiiq, sida ay baahisay wakaalada wararka ee Anadool. Booqashada Wasiirka Difaaca Qadar waxa ay ku soo beegmaysay iyadoo ay gebagebo tahay xiligii ay dalalka Khaliijku u qabteen…

Read More

Maraykanka oo Sucuudiga ka Dalbaday inuu Gacmihiisa Ku Soo Uruuriyo Wahaabiyada Iyo Salafiyada ay adduunka Ku faafiyeen DAAWO

Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Boqortooyadda Sucuudiga ayaa ah Goobta laga soo Ikhtiraaco Ururo Diimeed Islaami ah Kuwaas oo Maanta Ku faafay Adduunka dacaladiisa. Madaxweyne Mr. Donald Trump wuxuu ku xukimay Sucuudigii; “Inay Wahaabiyaddii iyo Salafiyaddii ay adduunka ku qarqiyeen ay gacantooda ku soo ururiyaan. Lidkeedana adduunka ku faafiyaan.” Waa siduu inoo sheegay Mr.Rex…

Read More

‘’Magaalada Matabaan oo keliya boqolkiiba 9.5 carruurta ka yar shan jirku ay haatan la il daran yihiin nafaqo-darro ba’an’’ Warbixin Diirada Saaraysa Nafaqo daro baahsan oo Caruurta Somalida haysata

Nairobi 30. June 2017 (SDN/QJ):- Daraasad ay samaysay hay’adda Save the Children ee ka shaqaysa daryeelka caruurta ayaa muujisay in ugu yaraan 20,000 oo caruur ahi halis ugu jiraan in ay ku dhintaan dalka abaarta ba’ani ku dhufatay ee Soomaaliya dhawrka bilood ee inagu soo foolka leh. Daraasaddu waxay sidoo kale muujisay in tirada caruurta…

Read More

Talyaaniga oo Shaaciyey inay Joojiyeen Maraakiibta soo Badbaadisa Dadka Muhaajiriinta ah

Roma 30. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada dalka Talyaaniga ayaa sheegtay inay si rasmi ah u joojisay inay dekedaheeda ku soo xidhaan maraaiibta soo badbaadisa dadka tahriibayaasha ah ee qaaradda Yurub u soo tallaabaya. Talyaanigu waxay ku tilmaameen qulqulka tahriibayaashu inuu yahay mid aan la aqbal Karin. Wakiilada dawlada Talyaaniga u fadhiya Midowga yurub Mario Costa…

Read More

“Annaga oo 15-kan Xildhibaan ah Ma Jiro Mooshin aannu ka gudbinnay Maayerka degmada Gabiley..” DAAWO

Gabiley 29. June 2017 (SDN/QJ):- 15 Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha degaanka degmada Gabiley, ayaa sheegay inaanay Mooshin ka dhan ah Maayerka oo qaar ka tirsan Xildhibaannadu shaaciyeen inay ka gudbiyeen aanay iyagu qayb ka ahayn ee magacyadooda lagu daray Liis aan waxba laga weydiin, isla markaana aanay ku jirin iyagu wax mooshin ah…

Read More

570 Saacadood Oo Beero-Qodis Ah Oo Deeq Ahaan Looga Fulinayo M-jeex Iyo Gabiley DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Haweenka reer Somaliland ee deggan Dalalka Sucuudiga iyo Qadar, ayaa gargaar ku saabsan Xagga Qodista Beeraha ugu soo deeqay qaybo ka mid ah Beeralayda Somaliland. Saacadaha Haweenkani ugu soo deeqeen Beeralayda Somaliland oo gaadhaya 570 Saacadood, ayaa waxay ugu talo-galeen inay ka faa’ideystaan Dadkii ay Abaaruhu Beeraha…

Read More

Muqdisho: Maxay ka wadahadleen Madaxda Federaalka Soomaaliya iyo Weftiga Wasiirka Arrimaha Dibedda Norway? SAWIRO

Muqdisho 29. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda waddanka Norwey Borge Brebde oo booqasho rasmi ku yimi magalada Muqdisho. Mudane Farmaajo ayaa aad iyo aad u soo dhoweeyay sida ay dawladda Norway xilligan ugu heelan tahay inay gacan ka gaysato…

Read More

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Qaabilay Safiirka Somaliland/Somalia ee Maraykanka iyo Madaxa Hay’adda USAID Ee Nairobi SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday safaaradda uu Maraykanku ku leeyahay Nairobi iyo madaxa hay’adda USAID xarunteeda magaalada Nairobi oo Jamhuuriyadda Somaliland ku yimid safar muhiima.   Kulanka ku simaha madaxweynuhu la yeeshay waxa ku wehelinayey wasiirka…

Read More

Weftigii uu hogaaminaayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu oo kulan is xog waraysi ah iyo Dabaal dega 26 june ah la yeeshay jaaliyada Dalka Sucuudiga,Nuxurka Khudbadihii Madashaas SAWIRO/DAAWO

Riyadh 29. June 2017 (SDN/QJ):-Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee degan Dalka Sucuud, waftigan oo uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi  oo ay ka mid ahaayen , Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, Wasiirka Wasaarada Qorshayanta iyo Haruumarinta Maxamed Ibraahin “Qabo”,…

Read More

Fiisaha Dal ku Galka Mareykanka oo Lagu Adkeeyay Lixdii Dal ee Xayiraadu saarnayd & Shuruudaha Cusub ee Laga rabo Qofkii Tegaya Marakaynka

Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay billowdo fulinta xeerar dadka kasoo jeeda lix dal oo muslim ah ee doonaya dal ku galka Mareykanka uga baahnaanaaya inay qaraabo dhow ama xiriir ganacsi kala dhaxeeyo Mareykanka, si loogu ogolaado inay dalka soo galaan. Qoraallo ay arkeen wakaaladaha wararka AP iyo Reuters, balse aan…

Read More

Wasiirka Waxbarashada oo Fariin u Direy Ardeyda u Diyaar Garoobeysa Imtixaanada Shahaadiga ah ee Somaliland

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland Md.Cabdillaahi Dheere, ayaa fariin muhiim u ah ardeyda hada u fadhiisaneysa imtixaanada shahaadiga ah ee fasalada 8aad ee dugsiga dhaxe iyo weli ba fasalka 4aad ee dugsiga sare, waxaana uu sheegay in uu ugu baaqayo in ay si degan ugu soo diyaar garoobaan Imtixaankaasi isla mar…

Read More

Safiirka Dawladda Mareykanka ee Somaliland iyo Somaliya oo Kulan Xasaasi ah La Qaatey Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dawladda Mareykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr.Stephen Schwartz., ayaa socdaal uu ku soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxa uu kulan xasaasi ah uu si gaara u la qaatay guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md.Cabdiqaadir Yuusuf Iimaan. Kulankan oo ka dhacay hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, ayaa ay labada dhinac ba…

Read More

Wefti uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Norway oo Hada Gaadhay Magaalada Muqdisho

Muqdisho 29. June 2017 (SDN/QJ):-Wefti uu hoggaaminaayey wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Norway Mr.Borge Brende, ayaa goor dhaweyd gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda u ah dalkaasi Somaliya. Weftigan reer Norway, ayaa waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey raysal wasaaraha dalka Somaliya iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiin ka tirsan dawladda oo…

Read More

“26ka Juun waa Maalin Qaran oo Shacbiga Reer Somaliland oo Dhammi ay Wada Lee Yihiin Bari iyo Galbeed ba.”.Murashaxa Madaxweynaha WADDANI DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa guud ahaan shacabka Somaliland si weyn ugu hambalyeeyey maalinta xornimada Somaliland ee 26ka Juun oo ku beegneyd maalintii ay madaxbanaanida ka qaadatay guumeystahii Ingiriiska, waxaana uu sheegay in maalintaasi ay tahay maalin qaran oo ay wada lee yihiin shacabka reer Somaliland oo dhan…

Read More

Mujaahid Boobe oo Si Adag uga Hadlay Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee 26ka Juun+ Jawaab Kulul Ka Bixieyy Hadal Ka Soo Yeedhey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid/Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo sida oo kale na ah qoraa iyo taariikh-yahan xeel dheer, ayaa si aada uga hadlay qaladaad dhinaca magacyada gabayo iyo taariikho ku jiray khudbad habeenkii 26kii Juun uu magaalada Muqdisho ka jeediyey Madaxweynaha dalkaasi Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kuwaasi oo ku saabsanaa gabayadii loo…

Read More