Saddex Sano Jir iyadoo la Dilay Meydkeeda laga helay Laascaanood, Waalidka & Maamulka Sool oo ka hadlay SAWIRO
Laascaanood 28.June 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Subaxnimadii Saaka ka helay Meydka ilmo yar oo saddex sano jir ah, ka dib markii xalayto Qoyskoodu waayey; sida uu sheegay Aabbahad dhalay ilmaha dhalay. Ilmahan yar ee Meydkeeda la helay oo ah Gabadh, ayaa la sheegay in laga soo qaaday…
